Page 2 of 4
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 9:22 am
by Inaayah
Timiro1999 wrote:Inaayah wrote:Timiro- My inaader this is how I imagine you talk.
Cashar.

Inaayah my indro si fiican baad iigaratay
Nin reer xamar haduu igu yidhaahdo "abaayo macaan waa ku jeclahay, waa dhiman rabaa camal noo abaayadiis"
Waxaan ku idhaahdaa waar nabiga ku sali SCW, jacalku ha inoo dambeeye barashaa ka horaysee anigaa Timiro ayaa lay yidhahdaaye adiga magacaa.
Ilayn magacaa sheeko laga bilaabaye waa ku jeclahay hadal maahee.
Ma magacaagaa "waan ku jeclahay" la yidhaahdaa!
Like a boss Timiro

Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 9:38 am
by xaliye123
Dhagaxsanaa gabadhu. Wax walba wuu ku dayay oo way soo dagiweyday.
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 9:38 am
by sahal80
Mar aan ducaan ka shaqayn jiray ayaa waxaa jiray yar reer waqooyi ah oo gabar malaha ka helay, marka labadoodaba meesheey wax ka iibsan jireen. Dhabtii qabiil ahaan isku shuqul ma aha laakiin waa laba qabiil oo daris ku ah waqooyiga
Yarkii baa soo galay hadana banaankuu u baxay, gabadhiibaa soo gashey ...cabaar bay fiirisay meelaha...Malaha wuxuu rabay inuu luuqa ku qabto oo wayka soo daahdey marka intuu soo galay buu wuxuu ugu qayliyay sidii gabar la dhalatey...naayaahee dee orod oo reerkii aad kkkkkk
Gabadhii oo sii baxaysa :war waad edeb darantahay...
Yarkii:: naa soco soco kkkkkkkk
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 3:16 pm
by BVSNet
That was an effort to understand and follow
"Naa...."
"Nayaahe..."
Are they talking or fighting, waa yaab
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 3:24 pm
by theyuusuf143
Naayaa-hee waa caadi, belaayo waxay ka dhacday markad 'hee' da ka tagto. Naayaada qayaxxan naaguhu way ka xanaaqaan yar iyo weyn.
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 3:36 pm
by BVSNet
theyuusuf143 wrote:Naayaa-hee waa caadi, belaayo waxay ka dhacday markad 'hee' da ka tagto. Naayaada qayaxxan naaguhu way ka xanaaqaan yar iyo weyn.
Try it with a female form Konfuur and see where that explanation gets you lol
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 4:34 pm
by waayeel101
You have not seen Sooraan saying to his daughter "naayaa aabo" in short movie.

Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 7:36 pm
by SultanOrder
I know they were acting, but the whole thing looked uncomfortable. Even reer mudug aren't soft with their words, but nothing like this. The accent is so think.
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 9:31 pm
by sahal80
SultanOrder wrote:I know they were acting, but the whole thing looked uncomfortable. Even reer mudug aren't soft with their words, but nothing like this. The accent is so think.
reer mudug have "indho adeeg" and r famous of "waabsi" "wax marsiin" and "madax adeeg"
Qawdhan r loud and impolate but they r easy going or take things too easy (suufi)
Reer hiiraan r more reserved and "af gaaban" but they will come out of their shell when you try to mess with them and you will be like f-king hell...
People in south of hiiraan have passive character
Dabcaseer has typical mudug character(sorry for the link)
Siduu yuulka ugalay fiiri waabsi buu ku bilaabay aniga waxaan ahaa lol kadibna waa galay kkk
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0359611109
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 10:31 pm
by Siciid85
LoDoon wrote:Someone told me tha the word shukansi is a reer koonfur word,....Walaahi (I always thought shukansi a common word) is it true? ...if so what is the reer waqooyi equivalent?
Haasaawe
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Fri May 06, 2016 10:33 pm
by Siciid85
sahal80 wrote:SultanOrder wrote:I know they were acting, but the whole thing looked uncomfortable. Even reer mudug aren't soft with their words, but nothing like this. The accent is so think.
reer mudug have "indho adeeg" and r famous of "waabsi" "wax marsiin" and "madax adeeg"
Qawdhan r loud and impolate but they r easy going or take things too easy (suufi)
Reer hiiraan r more reserved and "af gaaban" but they will come out of their shell when you try to mess with them and you will be like f-king hell...
People in south of hiiraan have passive character
Dabcaseer has typical mudug character(sorry for the link)
Siduu yuulka ugalay fiiri waabsi buu ku bilaabay aniga waxaan ahaa lol kadibna waa galay kkk
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0359611109
I am qowdhan and I am opposite of loud. The loud ones among us are usually the khat chewers, but generally all Somalis are loud and full of confidence
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Sat May 07, 2016 12:46 am
by Gaashaanle1000
Timiro1999 wrote:AirBitaale wrote:^^ It is called love at first sight.

Maaha "love at first sight" ee waa laba-labo woxoodu jacaylkiiba sharaftii iyo qiimahii bay ka qaadeen.
Haday gabadhu ku tidhaahdo waar naga baydh jacayl lahaane, waxaad arkaysaa isagoo mid kale eryanaya oo leh "abaayo macaan waa ku jeclahay noo"

waar dee hadaba yaa illaahay yaqaana!
Dhib ma lahan walaashay, mid ku yiraahdo waan ku jeclaa waad iska heli doontaa. Hadii kale, adiga kala hor mar.
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Sat May 07, 2016 1:42 am
by Thuganomics
Maxaa la jeclaani,she won't let him get a word in edge ways
Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Sat May 07, 2016 1:43 am
by AGENT447
BVSNet wrote:That was an effort to understand and follow
"Naa...."
"Nayaahe..."
Are they talking or fighting, waa yaab
Reer Burco are a bit special, so dont think we all talk like that and shukansi each other like that
But then again, ya'all into softy romantic type so, bal mid ingriis cadde, oops I mean Carre ah aa laguu raaadina adiga

Re: Shukansiga reer waqooyiga
Posted: Sat May 07, 2016 1:48 am
by MayDay777
reer waqooyi are the funniest Somalis lol.
are they fighting or shukansing though? war stop being so qalaf. is jilciya