Page 2 of 3
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Sun May 08, 2016 12:19 am
by MayDay777
Talo alle udaa wrote:Namanga is a nice get a way from the hustle of Nairobi. The Chinese are building a major trading post there with Tanzania. Land prices in that town have gone up as a result.
The R. Isaaq have been living there for generations and even use pay blood money with some of the Masaai tribes that live their.
They also love caano geel and have turned some Masaai into geel jire
August the Chinese were making highways and building roads. This town will grow ten fold and become important and Isaaqs of Namanga will be very Wealthy

Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Fri May 13, 2016 9:53 am
by xaliye123
War masai wax layidhaado ma jiraan e nimanka waxan u bixinay maxamed isahaaq subeer.
Isku ab iyo dhiig baanunahay.
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Fri May 13, 2016 10:42 am
by MayDay777
xaliye123 wrote:War masai wax layidhaado ma jiraan e nimanka waxan u bixinay maxamed isahaaq subeer.
Isku ab iyo dhiig baanunahay.
Maasai beey reer Haruun kasii yihiin miyaa
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Fri May 13, 2016 10:49 am
by MayDay777
reer Dhagaxbuur Masai beey ladhanteeynayaan oo geel jire kawada dhigeen.
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Fri May 13, 2016 12:13 pm
by xaliye123
Haa reer haaruun waliba reer cismaan madoobe kasii ah weeye nimnaku e sidaa ula soco.
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Fri May 13, 2016 12:30 pm
by MayDay777
xaliye123 wrote:Haa reer haaruun waliba reer cismaan madoobe kasii ah weeye nimnaku e sidaa ula soco.
Haruun iyo Isxaaq oo dhan soo laandheer ma aha? haday kudarsadaan Masai ciida bey ka farabadnaan bisinka

Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Fri May 13, 2016 12:34 pm
by xaliye123
War annagu ma badnin lakin de geed dheer baan ka baxnay oo na qurxinaya.
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Sat May 14, 2016 5:16 pm
by WaaSamane
Hawiyihii ayaa Xamar looga soo cararaye ma Adoon bay guryo ku dhax dhisanayaan kkkkk. Ayaan dhawweeyd qabiilo dhan oo Cabdalle ah ayaa ka soo cararay magaalada Baabili ee Itoobiya (Oromo Land).. Shisheeye ka danayso oo dalkaada maal gasho hadii kale aaheey... Xamar Hawiyeey u hadhay.
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Sat May 14, 2016 5:17 pm

Posted: Sat May 14, 2016 10:32 pm
by MayDay777
SamaneAxmad wrote:Hawiyihii ayaa Xamar looga soo cararaye ma Adoon bay guryo ku dhax dhisanayaan kkkkk. Ayaan dhawweeyd qabiilo dhan oo Cabdalle ah ayaa ka soo cararay magaalada Baabili ee Itoobiya (Oromo Land).. Shisheeye ka danayso oo dalkaada maal gasho hadii kale aaheey... Xamar Hawiyeey u hadhay.
Sxb reer Isaaq waamo Dhul makulaho waa uun Cawlyahan Tolomoge Cabdille Iyo maqaabul. Dhul eey maal gashtaan Kenya Iyo Somalia malaha waa uun Dhegaxbuur Iyo ageheedaas.
Haddaan Cabdalle nahay waxan leenahay Ijaara Masalani Hulugho Iyo Garissa Waxaa udhexeeya. Dhanka Somalia waxaan leenahay Badhaadhe oo idil. Marka waan maal gashan karnaa meel aan Godey Iyo Dhanaan iyo Qelafo ahayn.
Isxaaqu xageey tagayaan? Dhul Masaai oo yar oo qurux badan beey Heleen ee nagadaa haiska baashalaane
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Sat May 14, 2016 10:35 pm
by MayDay777
Laakin waa runtaa sxb. Reerku Dhul shisheeye umbeey kucararaan bisinka. Cabdalle South Africa beey kabuuxaan bal maxaa geeyey?
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Sun May 15, 2016 7:16 am
by WaaSamane
China xitaa tolow ma laga heli Ogaadeen indhayarta dhiig la bixiya kkkkkk
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Tue May 31, 2016 8:22 am
by MayDay777
SamaneAxmad wrote:Hawiyihii ayaa Xamar looga soo cararaye ma Adoon bay guryo ku dhax dhisanayaan kkkkk. Ayaan dhawweeyd qabiilo dhan oo Cabdalle ah ayaa ka soo cararay magaalada Baabili ee Itoobiya (Oromo Land).. Shisheeye ka danayso oo dalkaada maal gasho hadii kale aaheey... Xamar Hawiyeey u hadhay.
Cabdalle miyaa mise Cabdille???
Cabdallaha muxuu kadooney Baabili bisinka
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Tue May 31, 2016 8:55 am
by WaaSamane
somaliler wrote:SamaneAxmad wrote:Hawiyihii ayaa Xamar looga soo cararaye ma Adoon bay guryo ku dhax dhisanayaan kkkkk. Ayaan dhawweeyd qabiilo dhan oo Cabdalle ah ayaa ka soo cararay magaalada Baabili ee Itoobiya (Oromo Land).. Shisheeye ka danayso oo dalkaada maal gasho hadii kale aaheey... Xamar Hawiyeey u hadhay.
Cabdalle miyaa mise Cabdille???
Cabdallaha muxuu kadooney Baabili bisinka
Abokor Cabdalle and Cabdalle Muuse of the larger Celi Cadalle ayaa soo cararay. The same reason R Cabdille live with Oromo in Gindhir.
Re: R. Isaaqs have successfully colonized Masaai land!!
Posted: Tue May 31, 2016 9:28 am
by MayDay777
SamaneAxmad wrote:
Cabdalle miyaa mise Cabdille???
Cabdallaha muxuu kadooney Baabili bisinka
Abokor Cabdalle and Cabdalle Muuse of the larger Celi Cadalle ayaa soo cararay. The same reason R Cabdille live with Oromo in Gindhir.[/quote]
Kuleelkii Godeey beey kacarareen baan filayaa. Dhulka Oromada Iyo Jareerta Kenya waa Dhul qabow oo Hawa fiican leh