Driving thru Hargeisa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Driving thru Hargeisa

Post by KingWaslawi »

Thuganomics wrote:^
:lol: Walaahi I thought you were talking about spies then,until you said city bus.
:lol: :lol: basasla-yaasha dee maaha basaasiinta.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Driving thru Hargeisa

Post by Timiro1999 »

KingWaslawi wrote:Waar heedhe horta niyaw maxaa inaga yara si ah, way fudud dahay in basaskan faraha badan ee kala wada jaanka xal loo helo, dawladda hoose way soo iibsan kartaa basaskii magaalada ka dhex shaqayn lahaa (City Bus) basas hal midab kaliya ama laba midab ah oo waawen markaa ka dib waxa la diiwaan gelin lahaa basasla yaasha magaalada oo shaqo ka heli lahaa dawladda hoose ayaana iska lahaanaysa oo waa hanti dawlad hoose takale dee kacagta dadweynhhu bixinayaan dawladda hoose ayay khasnadeeda ku dhacaysaa kuwa basaska wadana mushahar wacan ayay heli lahaayeen qaab hfana way u shaqayn lahaayeen oo aan basaska la isku eryanayn xataa uniform kii ay ku wadi lahayeem baska ayaa qurux badan ayaa loo diyaarin lahaa. Waxanoo dhami wax wayn maaha ee maskax yar in la geliyo iun weeye.

Waaba halkii ay ka bilaabmi lahayd Our cities transport systems and future transports.
Horta waa fikrad fiican lknse wadankenu (JSL) ma aha dal horumaray shaqadi basasku waxay noqonaysaa qof jeclaysi, eexasho, yaad garanaysaa iyo musuq-maasuq.
Shaqadi waxay noqonaysaa mid waji lagu helo oo aan cadaalad ahayn sida shaqooyinka dawladoo dhami yihiin.
Markaa inta farash inoo furmayo hayska ahaadan basasku hanti dadku iska leeyahay, bacdamaaba aanay dawladu dadkii u xaqsoori karahaynin.
F.G musuq-maasuqa dunida sadexaad ayaynu la qabnaa maaha wax inoo gaara.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Driving thru Hargeisa

Post by KingWaslawi »

Timiro inaadeero horta kolay marna meesha musuq ka madhnaan maayo laakiin musuqa waxba lalama sugo haddii gawshan dawkada hoose gasho marka hore waxa lagu bilaabi lahaa basaslayaasha shaqeeya ninkastoo bas leh ayaa la diiwaan gelin lahaa, caqli gal maaha in ininkaba basasla yaashu wada hal qabiil yihiin sidaa daraadeed waa bilaw wanaagsan. Dhinaca kale dee musuq iyo horumar waa horumar uun, sababtoo ah musuqna ma dhamaado horumarna dib uma dhigan kartid.

Way fiicnaan lahayd haddii sharci lagu dhaqmaayo loo sameeyo kahor intaan hawshaba la galina. In shaa allaah guul dalkeena.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Driving thru Hargeisa

Post by Togdeer »

Should have taken photos and videos in my time spent in Hargeisa.
Sorry reer Hargeisa. I will take some nice photos when I go back. May 18 is going to be crazy.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Driving thru Hargeisa

Post by MujahidAishah »

Togdeer wrote:Should have taken photos and videos in my time spent in Hargeisa.
Sorry reer Hargeisa. I will take some nice photos when I go back. May 18 is going to be crazy.
17 /18 may in hargeysa waa :lawd:
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Driving thru Hargeisa

Post by mahoka »

Looks like a shithole. They need to take drastic actions
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Driving thru Hargeisa

Post by JSL3000 »

My adr in isha borama that's my spot.
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Driving thru Hargeisa

Post by xiimaaya »

it looks like a slum. honestly most Somali cities look like a slum with exception of Djibouti.
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Driving thru Hargeisa

Post by JSL3000 »

xiimaaya wrote:it looks like a slum. honestly most Somali cities look like a slum with exception of Djibouti.
You must have never been to djbooty it has the worst slums. :lol:

Image

Image
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Driving thru Hargeisa

Post by xiimaaya »

GubanOgoHawdJSL wrote:
xiimaaya wrote:it looks like a slum. honestly most Somali cities look like a slum with exception of Djibouti.
You must have never been to djbooty it has the worst slums. :lol:

Image

Image


:holdup: :wtf: what the fuck? no ugandishou in its worst days was no where near that. disgusting wallahi that fat piece of shit WAA ahlu naar.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”