Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Moderator: Moderators
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
waxa soo hubeeyay may odhan isaaq laaya, waxa soo hubeeyay anaka maxaa naga galay??? anaka waxa ina khuseeya in dadkan ay Ogaadeen dileen oo aan lagu dilin amar ka yimi dawlada Xabshida. waalida jooji iyo fudaydka dawlada xabashidu isaaq ay disho waxba kama helayso, kuwa se dilay dadkan waxay u dileen isaaqnimo..
who give a shit cida hubka siisay..dee hubka waxa siisay dawladay u shaqeeyaan so what?? laakiin dawladu ma waxay tidhi Isaaqa laaya?? u dawladeeya u qabiileeya? may odhan dee.. adaa maskaxada ka awdan adiga iyo neefka madow ee coldoon.
who give a shit cida hubka siisay..dee hubka waxa siisay dawladay u shaqeeyaan so what?? laakiin dawladu ma waxay tidhi Isaaqa laaya?? u dawladeeya u qabiileeya? may odhan dee.. adaa maskaxada ka awdan adiga iyo neefka madow ee coldoon.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Exactly, it was the jahiiliin cagdheers we will make them surfer and feel nothing but pain from now on this is jihad.Timiro1999 wrote:X.Playa wrote:Timiro1999 wrote:Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajucuun, illaahayow u naxariiso dadkaa xaq darada lagu dilay.
Necbow ama jeclow Coldoon meel aan cid kale gaadhin ayuu ka soo waramaa.
Cidna uma joojiyo, cidna kama haybadaysto allow dhawr Coldoon waa rageedii.
Coldon intu dhinaca iska dhaafiyay wax alaale iyo wixii gabadhu u sheegtay oo ahayd in dadkan isaaqnimo loo dilay oo nimanka dileen ay ahaayeen Ogaadeen yidhi waanu idin dawladaynaynaa. ayuu sheekadii oo dhan Xabashida dusha ka saaray.
Horta adiga maxaa kaa si ah, waa run waa ogaaden raga dadka laayey lknse yaa soo hubeeyey.
Xabashiga ujeedadiisii way u hirgashay inuu somali iyaga isku madhiyo "lafo maroodi iyaga laysku jebshaa"
waanu la soconaa filinkiisa, cida umadan laysay waa Ogaadeen waanaanu garanay,
Last edited by JSL3000 on Sat Jun 11, 2016 1:28 pm, edited 3 times in total.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Exactly, same goes to what happened in Galgaduud. Hgnimo uun bey ku laayeen. Etobiya baa ku tiri waa enemygiin ee soo laya lol.X.Playa wrote:waxa soo hubeeyay may odhan isaaq laaya, waxa soo hubeeyay anaka maxaa naga galay??? anaka waxa ina khuseeya in dadkan ay Ogaadeen dileen oo aan lagu dilin amar ka yimi dawlada Xabshida. waalida jooji iyo fudaydka dawlada xabashidu isaaq ay disho waxba kama helayso, kuwa se dilay dadkan waxay u dileen isaaqnimo..
who give a shit cida hubka siisay..dee hubka waxa siisay dawladay u shaqeeyaan so what?? laakiin dawladu ma waxay tidhi Isaaqa laaya?? u dawladeeya u qabiileeya? may odhan dee.. adaa maskaxada ka awdan adiga iyo neefka madow ee coldoon.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Dee waxaagu waa kaalay muranee, ma waxaad leedahay nimankan ogaadeen ka ahi iyagoo aan isku halayn dawlada Ethiopia ka qabin ayay dhulka Ethiopia dad shicib ah hadh cad ku layn lahaayen.X.Playa wrote:waxa soo hubeeyay may odhan isaaq laaya, waxa soo hubeeyay anaka maxaa naga galay??? anaka waxa ina khuseeya in dadkan ay Ogaadeen dileen oo aan lagu dilin amar ka yimi dawlada Xabshida. waalida jooji iyo fudaydka dawlada xabashidu isaaq ay disho waxba kama helayso, kuwa se dilay dadkan waxay u dileen isaaqnimo..
who give a shit cida hubka siisay..dee hubka waxa siisay dawladay u shaqeeyaan so what?? laakiin dawladu ma waxay tidhi Isaaqa laaya?? u dawladeeya u qabiileeya? may odhan dee.. adaa maskaxada ka awdan adiga iyo neefka madow ee coldoon.
"Dameertu isku halayn ayay hooyaded dabada uga nuugtaa"
Markaa nimankani isku halayn ayay ka haystaaan xabashida.
Bal aduunka xagay ka dhacdaa dawlad askarteedii dad shicib ah dhulkoodii bilaa micno ku disho oo dawladiina waxba ka qaban weydo.
Xabashidu way ogtahay waxa dhacaya lknse way ku raacsan yihiin.
Sababta dhan xabashi baa iska leh waayo ogaadenka iyaga colaad baa inaga dhaxaysa.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
dawlada Ethiopia shicib isaaqnimo ku dila may odhan. Afkay nimanka Ogaadeen ee liyu booliis ku hadleen hadaad af soomaaliga taqaanid oo gabadhu warkeeda aad dhugatay waad fahamaysaa, waxay dadkan ku dileen waxa weeye Isaaq baad tihiin oo nimankii qaadwalaayasha ahaa ee banaanka tuulada nagu xabadeeyay isku isaaq baad tihiin , anakaana meesha dawlad ka ah , idinku Somaliland baad ka soo jeedaan.
hadalka horta ma fahantay mise waaliida baa warka dhan ku dhaafinaysa?? dawlada Ethiopia amarka dilka dadkan kama iman waxa arinkan ku heshiiyay niman Ogaaden ah, ka dibna kibir iyo hanti boob na u sii raaciyay dadkii la xasuuqay.
Midhka inaka meesha inoo yaal waxa weeye maaha inaynu Ethopia isku qaadno sidu coldoon futo madoobe rabo, midhka meesha inaka inoo yaal waxa weeye in dawlada Ethiopia arinkan kala xaajoono oo nimankaas sharciga la hor keeno. taasna waanu ku guda jirnaa oo waadigaa arkaya ilaa madaxweynaa ilaa masaajidada isku meel looga soo wada jeestay.
Ethiopia isku qaad oo Ogaadeen u hiili waa midhku rabo wiilkan salka madow ee jaahilka ah. taasna ka dhagaysan mayno..period.

Hy have wealth and numbers, dadka iska celiya. Hy need to get their revenge on Ogaden and liyu. No victimhood
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Liyu Booliis hadaanu cudud Xabashi ku tiirsnayn ma cid ayuu badheedh u dili lahaa?? obviously you don't understand the basics of war, liyu boolis manta hadii dagaal lagu qaado saw ciidanka Ethiopia meesha iman maayo?? mar kaas h.y ma adaa wax u taraya iyo reerkaaga waadigan dagaal galinayee??
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Anakaa wax aragnay waar nimankani haday ka baqayaan in sharci la hor keeno falkan may gaysteen.X.Playa wrote:dawlada Ethiopia shicib isaaqnimo ku dila may odhan. Afkay nimanka Ogaadeen ee liyu booliis ku hadleen hadaad af soomaaliga taqaanid oo gabadhu warkeeda aad dhugatay waad fahamaysaa, waxay dadkan ku dileen waxa weeye Isaaq baad tihiin oo nimankii qaadwalaayasha ahaa ee banaanka tuulada nagu xabadeeyay isku isaaq baad tihiin , anakaana meesha dawlad ka ah , idinku Somaliland baad ka soo jeedaan.
hadalka horta ma fahantay mise waaliida baa warka dhan ku dhaafinaysa?? dawlada Ethiopia amarka dilka dadkan kama iman waxa arinkan ku heshiiyay niman Ogaaden ah, ka dibna kibir iyo hanti boob na u sii raaciyay dadkii la xasuuqay.
Midhka inaka meesha inoo yaal waxa weeye maaha inaynu Ethopia isku qaadno sidu coldoon futo madoobe rabo, midhka meesha inaka inoo yaal waxa weeye in dawlada Ethiopia arinkan kala xaajoono oo nimankaas sharciga la hor keeno. taasna waanu ku guda jirnaa oo waadigaa arkaya ilaa madaxweynaa ilaa masaajidada isku meel looga soo wada jeestay.
Ethiopia isku qaad oo Ogaadeen u hiili waa midhku rabo wiilkan salka madow ee jaahilka ah. taasna ka dhagaysan mayno..period.
Car waataase cid haloo dilo ama haloo xidho inta la yidhahdo sharcigaa la marinayaa ayay hawdka iska xuli oo layska sii dayn.
Waa hadad waxa fahmaysid hadii kale waalida magaalada kala fadhiiso.
Ogaadeen iyo xabashi waa tuug iyo tuug kal-kaal iima kala sokeeyan.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Ma wax aad leedahay HY iyo Ethopia ha dagaalameen!mahoka wrote:Hy have wealth and numbers, dadka iska celiya. Hy need to get their revenge on Ogaden and liyu. No victimhood
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Another 1991 style exodus is in order. Waabay kibriin cawaanta qaawaniyeFarhanYare wrote:Exactly, same goes to what happened in Galgaduud. Hgnimo uun bey ku laayeen. Etobiya baa ku tiri waa enemygiin ee soo laya lol.X.Playa wrote:waxa soo hubeeyay may odhan isaaq laaya, waxa soo hubeeyay anaka maxaa naga galay??? anaka waxa ina khuseeya in dadkan ay Ogaadeen dileen oo aan lagu dilin amar ka yimi dawlada Xabshida. waalida jooji iyo fudaydka dawlada xabashidu isaaq ay disho waxba kama helayso, kuwa se dilay dadkan waxay u dileen isaaqnimo..
who give a shit cida hubka siisay..dee hubka waxa siisay dawladay u shaqeeyaan so what?? laakiin dawladu ma waxay tidhi Isaaqa laaya?? u dawladeeya u qabiileeya? may odhan dee.. adaa maskaxada ka awdan adiga iyo neefka madow ee coldoon.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Timiro1999 wrote:Ma wax aad leedahay HY iyo Ethopia ha dagaalameen!mahoka wrote:Hy have wealth and numbers, dadka iska celiya. Hy need to get their revenge on Ogaden and liyu. No victimhood
No, I am saying iska celiya Ogaden, the people who did this are Ogaden
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
markaas maxaad rabtaa in Ethiopia la dagaalantid.. waa hagaag orod kaxayso Cawl iyo Warancade iyo suldaanka uurka weyn leh ee ina Xirsi Qani kaxaysoo oo dagaal gala. Cirro Dala Lamana sii kaxayso biyaa iyo saanada dagaalka haydin qaadee isagaa dhabar weyne .Timiro1999 wrote:Anakaa wax aragnay waar nimankani haday ka baqayaan in sharci la hor keeno falkan may gaysteen.X.Playa wrote:dawlada Ethiopia shicib isaaqnimo ku dila may odhan. Afkay nimanka Ogaadeen ee liyu booliis ku hadleen hadaad af soomaaliga taqaanid oo gabadhu warkeeda aad dhugatay waad fahamaysaa, waxay dadkan ku dileen waxa weeye Isaaq baad tihiin oo nimankii qaadwalaayasha ahaa ee banaanka tuulada nagu xabadeeyay isku isaaq baad tihiin , anakaana meesha dawlad ka ah , idinku Somaliland baad ka soo jeedaan.
hadalka horta ma fahantay mise waaliida baa warka dhan ku dhaafinaysa?? dawlada Ethiopia amarka dilka dadkan kama iman waxa arinkan ku heshiiyay niman Ogaaden ah, ka dibna kibir iyo hanti boob na u sii raaciyay dadkii la xasuuqay.
Midhka inaka meesha inoo yaal waxa weeye maaha inaynu Ethopia isku qaadno sidu coldoon futo madoobe rabo, midhka meesha inaka inoo yaal waxa weeye in dawlada Ethiopia arinkan kala xaajoono oo nimankaas sharciga la hor keeno. taasna waanu ku guda jirnaa oo waadigaa arkaya ilaa madaxweynaa ilaa masaajidada isku meel looga soo wada jeestay.
Ethiopia isku qaad oo Ogaadeen u hiili waa midhku rabo wiilkan salka madow ee jaahilka ah. taasna ka dhagaysan mayno..period.
Car waataase cid haloo dilo ama haloo xidho inta la yidhahdo sharcigaa la marinayaa ayay hawdka iska xuli oo layska sii dayn.
Waa hadad waxa fahmaysid hadii kale waalida magaalada kala fadhiiso.
Ogaadeen iyo xabashi waa tuug iyo tuug kal-kaal iima kala sokeeyan.
anaku dagaalkaas kuma jirno.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Dee waatahaye sow looma baahna in xal wax ku ool ah la keeno,, anigu shakhsiyan waxan qabaa in arintan aan lagu xalin karin aargoosi, lakin waxa loo baahan yahay in Somaliland ku qanciso Dawlada itoobiya dadkan xuduudka yaala ay siiso "postive descrimination upon the deprived people" oo dadkan isaaqa ah ee xuduudka dagani ay ka mid noqdaan systemkaas halkaa ka jira ! jaamaacadaha galaan , oo ay noqdaan biriij adag oo isku xidha somaliland iyo itoobiya, dee ogaadeena waa reer la simane intay cabaadka joojiyaan ha uga dheereeyaan xabashiga inay kashiisa galaan, ileen aduunko waa iska dano uune, caadifadan yaree aan meela gaadhsiisnayn ee odhanaysa amxaar baynu col nahay yaan dhag jalaq loo siin, waayo haday taas wax ka jiraan dee djiboutiba waa soomaali hadana waataaso waxay ku nooshahay waa ganacsiga itoobiya mana mudna in itoobiya la isku seego reer yar oo ogaden la yidhaa oo iska caydha oo political influence aan ka ahayn inamadaa daroogaysan ee aakaha iyo buudhka sita, waayo itoobiya waa meesha aynu ku taamayno inaynu dakadeena barbara u helo suuq, iyo dee barnaamijkii Barbara Corridor ee malaayiinku ku kacaysay,X.Playa wrote:markaas maxaad rabtaa in Ethiopia la dagaalantid.. waa hagaag orod kaxayso Cawl iyo Warancade iyo suldaanka uurka weyn leh ee ina Xirsi Qani kaxaysoo oo dagaal gala. Cirro Dala Lamana sii kaxayso biyaa iyo saanada dagaalka haydin qaadee isagaa dhabar weyne .Timiro1999 wrote:Anakaa wax aragnay waar nimankani haday ka baqayaan in sharci la hor keeno falkan may gaysteen.X.Playa wrote:dawlada Ethiopia shicib isaaqnimo ku dila may odhan. Afkay nimanka Ogaadeen ee liyu booliis ku hadleen hadaad af soomaaliga taqaanid oo gabadhu warkeeda aad dhugatay waad fahamaysaa, waxay dadkan ku dileen waxa weeye Isaaq baad tihiin oo nimankii qaadwalaayasha ahaa ee banaanka tuulada nagu xabadeeyay isku isaaq baad tihiin , anakaana meesha dawlad ka ah , idinku Somaliland baad ka soo jeedaan.
hadalka horta ma fahantay mise waaliida baa warka dhan ku dhaafinaysa?? dawlada Ethiopia amarka dilka dadkan kama iman waxa arinkan ku heshiiyay niman Ogaaden ah, ka dibna kibir iyo hanti boob na u sii raaciyay dadkii la xasuuqay.
Midhka inaka meesha inoo yaal waxa weeye maaha inaynu Ethopia isku qaadno sidu coldoon futo madoobe rabo, midhka meesha inaka inoo yaal waxa weeye in dawlada Ethiopia arinkan kala xaajoono oo nimankaas sharciga la hor keeno. taasna waanu ku guda jirnaa oo waadigaa arkaya ilaa madaxweynaa ilaa masaajidada isku meel looga soo wada jeestay.
Ethiopia isku qaad oo Ogaadeen u hiili waa midhku rabo wiilkan salka madow ee jaahilka ah. taasna ka dhagaysan mayno..period.
Car waataase cid haloo dilo ama haloo xidho inta la yidhahdo sharcigaa la marinayaa ayay hawdka iska xuli oo layska sii dayn.
Waa hadad waxa fahmaysid hadii kale waalida magaalada kala fadhiiso.
Ogaadeen iyo xabashi waa tuug iyo tuug kal-kaal iima kala sokeeyan.
anaku dagaalkaas kuma jirno.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
X.Playa wrote:[
markaas maxaad rabtaa in Ethiopia la dagaalantid.. waa hagaag orod kaxayso Cawl iyo Warancade iyo suldaanka uurka weyn leh ee ina Xirsi Qani kaxaysoo oo dagaal gala. Cirro Dala Lamana sii kaxayso biyaa iyo saanada dagaalka haydin qaadee isagaa dhabar weyne .
anaku dagaalkaas kuma jirno.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 40 Replies
- 5052 Views
-
Last post by kaliil
-
- 60 Replies
- 3296 Views
-
Last post by Musa26
-
- 0 Replies
- 547 Views
-
Last post by bashe19
-
- 77 Replies
- 5576 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 7 Replies
- 815 Views
-
Last post by TheFuturist
-
- 19 Replies
- 10807 Views
-
Last post by sconosciuto
-
- 15 Replies
- 2569 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 16 Replies
- 1395 Views
-
Last post by SSSM
-
- 39 Replies
- 2555 Views
-
Last post by garowegal