Page 2 of 3

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 1:58 pm
by xaliye123
War qabridaher waa magalo Absame dhexdii waana caan lakin sidaas uma wayna.
90's dhaqaxbuur iyo jigjiga way isla ekaayen ama waxba ma kala waynayn.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:05 pm
by barbarossa
The largest, most sophisticated metropolis in that region, is the majestic city of Liban.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:06 pm
by xaliye123
Liiban magaalo ma ahan e waa gobol.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:06 pm
by EEGA9
somaliler wrote:
GubanOgoHawdJSL wrote:

Definitely not godey, :lol: but it's ok most of the horn of africa population estimates are all fake there is million threads on here people arguing about tuulo size that doesn't even reach ten thousand population mark so it's all bogus don't waste your time.
What could be bigger than this? :comeon:

Image

Waja mujeso

Not Godey, thats Caabudwaaq.

Given a chance Godey will grow bigger than Jigjiga

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:07 pm
by MayDay777
xaliye123 wrote:War qabridaher waa magalo Absame dhexdii waana caan lakin sidaas uma wayna.
90's dhaqaxbuur iyo jigjiga way isla ekaayen ama waxba ma kala waynayn.
Faan Baad wadaa nin yahow maadama aad Reer Haaruun tahay ee meel naga fadhiiso

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:12 pm
by xaliye123
Xaqiidi faan igama aha lakin Dhagaxbuur iyo jigjiga wax badan mayna kala waynayn berigii hore, lakin de qasab ma aha inaad i aaminto ani.

Eega, Samane iyo balwaramba waydii way inala jogaane.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:16 pm
by MayDay777
EEGA9 wrote:

Not Godey, thats Caabudwaaq.

Given a chance Godey will grow bigger than Jigjiga

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
nice. What city comes after it though? Qabri Dahar or Dhagaxbuur

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:19 pm
by MayDay777
xaliye123 wrote:Xaqiidi faan igama aha lakin Dhagaxbuur iyo jigjiga wax badan mayna kala waynayn berigii hore, lakin de qasab ma aha inaad i aaminto ani.

Eega, Samane iyo balwaramba waydii way inala jogaane.
:lol: waa caadi inaAdeer. I will take your word for it

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:23 pm
by xaliye123
Dhagaxbuur inay Godey ka waynaato baaba laga yabaa hadii aydaan dhisin dadkuna inay maalgashtaan u ogolaan, intaad Gaaris kaliya dhisaysaan waxa fican inaad Godey iyo Qalaafana dhistaan oo aydaan iloobin.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:25 pm
by EEGA9
Dhagaxbuur Cabdi Ilay baa ukas u kadaloobay, yacni wixii reer Dhagaxbuur ahaa oo dhan wuu tarxiilay. :lol:

Qabridahar iyaduna xaaladeedu ma fiicnayn hada magaalda madax bay usocotaa laakiin mar Airport hadii laga taagay. :up:

LOL@Fiiq bigger than Qabribayax, not yet but Fiiq is blessed with scenery, being so close to the beautiful Baabile And Harar settlements.

The Biggest city is Dire Dawa are we forgetting.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:27 pm
by MayDay777
xaliye123 wrote:Dhagaxbuur inay Godey ka waynaato baaba laga yabaa hadii aydaan dhisin dadkuna inay maalgashtaan u ogolaan, intaad Gaaris kaliya dhisaysaan waxa fican inaad Godey iyo Qalaafana dhistaan oo aydaan iloobin.
Hakawalwalin Taas. Godeey Gacalo lama ilaabi Karo.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:31 pm
by MayDay777
EEGA what is the top 10 according to you??

Dir Dhaba is obviously the biggest but not exclusively Somali like the rest

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:42 pm
by EEGA9
Meanwhile the capital of Afdheer

:whew:

Image




Top 10 not sure anymore man, things have changed. :lol:

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 2:46 pm
by MayDay777
:damn:

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Posted: Fri Jun 24, 2016 8:30 pm
by BlueBlood
Waryada qabridahar is bigger than dhagaxbuur...ilahay ka cabsada.
:ufdup: