X.Playa wrote:Caruur cagweyn baad tahay, horta yaa kugu yidhi dadka wax laynaayay waa dawladii Maxamed Siyad Bare oo qudha??? ma sheekaday afarta tuug ee siyaasiga ah isugu sheekeeyaan baad run moodayay!? dadkan waxa laayay dawlad iyo Daarood oo dawladnimo uGu soo dhuuntay Isaaq , ma ahayn dawlad kaliya wixii isaaqa la dagaalamayay, daaroodka oo ciidmo beeleed samaysaystay oo ciidanka faqashta ka barbar dagaalamaaya oo naagahooda oo baabuur saran mashxaradayaan anakaa ku garanayna , malaa waxad tahay ciyaalkan hada koraye.xagal wrote:waryaadheheen horta waa iga su'aale statementkan "waa lana xasuuqay " ee aynu sloganka ictiraaf raadiska ah ka dhiganay mala isku raacay ?
iminka xaalkii Somaliland wuxu ku danbeeyay
Q: sababtaad ictiraafka u doonaysaan waa maxay ?
A: faqash baa 1988 na xasuuqay
alow alle, dee markaad ku celceliso waanala xasuuqay sow laguu arki maayo wax iska minority ah oo la karbaashi jiray hadana enclave samaystay uu ku nabad galo si aan mar danbe loo xasuuqin (atleast that is what some faqash folks think)
faqash waxay ahaayeen dawladii siyaad bare cidamadiisi, cid walbana ha lahaadaane reerkiisa ayaa loo badinayay, markaa sow xaalka somaliland iska noqon maayo qabiil qabiil kale ka cabanaya ! ma cid baa interested ku noqonaysa argumentkas inay dhex gasho iyo inay somaliland usoo jeedsato, waxay u muuqataa in doodii somaliland qaloocantay oy dhaafiwayday xasuuq
waxan marwalba arkaa xasuuq xasuuq xasuuq xasuuq, iyo dad ilmada yaxaaska shubaya marka moorgan ay tvga ka arkaan, inalilah, war moorgankan ina dawakhiyay waxa ku filan 60 inan oo RRU ah oo boosaaso kazoo dhex qabta, dawaladan siilaanyo arimaha dublamaasiyada iyo difaacaba aad bay ugu liidataa,
waa la i xasuuqayse ma cid baa ictiraaf isku siisa, maa KURDIYIINTA cid walba yidhaahda way na xasuuqeen la ictiraafo almacna waxay ahayd in arimahan xasuuqa hoos hoos loo wado, oon tvyada laga soo dayn, dee baroortana la yareeyo waayo waa astaamaha laangaabka,,, principal cause ka aynu ictiraaf u rabnaana ma ahayn "waa lana xasuuqaye" argumentkeenu intaa wuu ka balaadhnaa, oo waxaynu sheeganaynay 26 june inaynu dal ahayn somaliyana is fahmi waynay,oo dee ugu yaraan waxa la inaga rabay inaynu u hadalno si qaranimo ku jirto, ee si reernimo la inagama doonayn waayo waxa jira dad Somaliland inala ah hadana aan faqashtaa iyo waxaas aad sheegaysaan aanay xisaabta ugu jirn…. lakin priority ma ahayn in xasuuqo goosashada inoogu wacan yahay,
calakulixaal Somalidii maanta inagaa ugu xoog wayn uguna baroor wayn !
Xasuuq iyo ictiraafna iskuma xidhna ee jooji waalida , xasuuqan waxa loo diiwaan galinayaa, waxa weeye in laga daba tago dadkii umadan laayay oo wada nool boqolkiiba waa wada Daarood , lagana hadhi maayo. Meel Ictiraaf iyo Xasuuq iska soo galeen adaa shegaya , qaranimada Somaliland kuma xidhna dagaaladii 1981-1991 , qaranimada Somaliland waa 1960-1961 arimihii dhacay, dadka wax ma garatada ah ayaa labadaas kala saarin.
"faqash waxay ahaayeen dawladii siyaad bare cidamadiisi, cid walbana ha lahaadaane reerkiisa ayaa loo badinayay, markaa sow xaalka somaliland iska noqon maayo qabiil qabiil kale ka cabanaya ! ma cid baa interested ku noqonaysa argumentkas inay dhex gasho iyo inay somaliland usoo jeedsato, waxay u muuqataa in doodii somaliland qaloocantay oy dhaafiwayday xasuuq "
Paragaraphkas ayad ka booday baa laaga yaabaa camuu, hadalkaaga intiisa kale oo dhan iyo intaan idhina way is tagaysaa,,, baytul qasiidkayguna ma ahayn inaan leeyahay xasuuqa diwangalintiisa hala joojiyo, lakin waxay u muuqataa in qadiyadeenii lagu soo koobay xasuuq oo arimihii 1960-1961 meesha laga saaray, laguna badalay 1981-1991, adiga laftaaduna waad aragtaa taas, caruurteeniina waxa lgu marin habaabiyay faqash baa ina laysay markaa sidaasaynu u goosanaynaa, runtiina dhalinyaradeena iyo dadkan hada soo kacaya mindsetkaas ayaa ku qufulan, oo taariikhdaa hore ee muhiimka ah ma hayaan, waxa daliil cad kuu ah barito waa 26 june "MAALINTAYNU DAL NOQONAY" wakasoo cid hadal haysaa ma jirto, walawayn baynu uga qaxnay kkkkkk