Page 2 of 5
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 7:13 am
by Lamagoodle
Coolman, enjoy your stay in Mombasa. I guess you have the whole of Diani Beach to yourself.
Let us pray that for the ppl of the NFD. Al-sheydhaans and Kenyan forces (or cabiids, adoomeeys as you and I call them) are in collusion to make life difficult for them. Kenya made a strategic mistake; and continue to make strategic mistakes; why did they move into SOmalia? and they are killing nomads in Gedo (yesterday, they killed people in Buulo Xaawo and Ceelwaaq). This kind of move will only increase the strength of Al-sheydhaans.
May God help our people.
You are right, local politics and petty tribalism is one of the main causes of insecurity. Plus the Kenyan security forces whose existence appears to be tied to insecurity.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 7:26 am
by COOL-MAN
Ameen Lama. Thanks bro. I agree with you 100%. kenya's incursion into Somalia was a huge blunder.
Our ppl have been through the worst of adversities but have triumphed over all & will continue to do so InshaAllah. Nep is thriving despite the never ending challenges trying to cripple it

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 7:37 am
by TheblueNwhite
Lamagoodle wrote:TheblueNwhite wrote:Dhaqane aka adeer Lama. When is your memoir hitting the bookshelves?
Very soon. I am thinking of creating a blog. I will post my memoir: Any suggestion with the title?
Dhadhanka Xusulbaruurta.

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 7:41 am
by Lamagoodle
TheblueNwhite wrote:Lamagoodle wrote:TheblueNwhite wrote:Dhaqane aka adeer Lama. When is your memoir hitting the bookshelves?
Very soon. I am thinking of creating a blog. I will post my memoir: Any suggestion with the title?
Dhadhanka Xusulbaruurta.

That will be the somali version;
Dhadhanka xusul baruurta iyo dhanaanka dheeylada
From Xusul baruur fetish to dheylo totem : a memoir of love, lust and longings.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 7:56 am
by COOL-MAN
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 7:57 am
by COOL-MAN
Adigoo dheylo arkaayo qaalin soo daashey maxaa kugu kalifay?
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 8:03 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ lol@ soo daashay, lama, kuwa soo daalay ee khibrada leh ayuu ka helaa

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 8:08 am
by Lamagoodle
COOL-MAN wrote:Adigoo dheylo arkaayo qaalin soo daashey maxaa kugu kalifay?
Walee, aniga iyo adiga waanu is af garaneeynaa. Qaalin soo daahday = Gumeeys ; waa loo qaraabo kiili karaa un. Laakin hal soo maaleey (garoob) waa sida geedka gumarka

Laakin waxaa laigu yiri nabiga ayaa u duceeyey. Ajar doon baa la noqdaa.
Jokes aside; there is a market out there; dheeylo badan oo xusul baruur ah ayaa jira. Laakin ogoow anigu waxaan ahay wax badso; oo jeebkeeda ayaay ku xirantahay. Laba qaawan se isma qaadaan.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 8:10 am
by Lamagoodle
CigaalSHiiDaaDCFC wrote:^ lol@ soo daashay, lama, kuwa soo daalay ee khibrada leh ayuu ka helaa

Saaxib Horta wax ma heshay? mise weli waad raadineeysaa? Afrika aad walee qiimo ayaad yeelaneeysa. Dibada ragga wuu ku ba'y.
Khibrad= lacag=jaceyl. Yaa diidi kara? Nimcatul fashuuqa agtaada jooga waa lacag iyo jaceyl socoda.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 8:23 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ maya nor i am in the market hada

i am enjoying my singleton life for now, but when i am ready, it will definitely be wadankii

waar intan danbe suxul baruurtii nimcaysnayd gaajo ayay noqdeen baa la yidhi, sirtii raga way fahmeen oo biyo kaama dhaadhicinayaan

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 8:35 am
by Timiro1999
Lamagoodle wrote:CigaalSHiiDaaDCFC wrote:^ lol@ soo daashay, lama, kuwa soo daalay ee khibrada leh ayuu ka helaa

Saaxib Horta wax ma heshay? mise weli waad raadineeysaa? Afrika aad walee qiimo ayaad yeelaneeysa. Dibada ragga wuu ku ba'y.
Khibrad= lacag=jaceyl. Yaa diidi kara? Nimcatul fashuuqa agtaada jooga waa lacag iyo jaceyl socoda.
Dalkii waxay4 dumarku yidhahdan " diidii maayoo dibaduu ka yimid"
Hada waa mid haduu doono serial killer ah ama xanuunsanaya

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 8:58 am
by COOL-MAN
Lama, xoolo dumar waraaba horey uga deyriyey
Xoolo ka heli meyside hadii aad ka heshana sifican u cuni meysid ee sxb, waxaaga ice-cream (dheylo) ku dhuuq
Hi Chelsea

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 9:15 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ nabad weeyi ugaas

sheekheenii sheikh hyper ayaa manta niyadayda ku so dhacay. i hope he is well.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 9:20 am
by COOL-MAN
War shalay ma'ehee daraato ayan baladkiisa safar ku Maray sxb. Odeygu nimcuu ku jiraa Alle ha u ziyadiyo

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 9:26 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
COOL-MAN wrote:War shalay ma'ehee daraato ayan baladkiisa safar ku Maray sxb. Odeygu nimcuu ku jiraa Alle ha u ziyadiyo

aamiin, taasu ka soo ordayaa meeshan aanu ka sii socono ayuu ku so socdaa smh. he said, he only works from 10am to 1pm during ramadan and he gets paid the same salary taasi way nimcad dhaaftay sxb
