But no. It's worse.
They shook hands.
Unfuckingbelieveable.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
His sister? Did they grow up together?Phinks wrote:My uncle didn't see my Habiyar for nearly 2 years. When they saw each other at the airport, I cringed at what I saw. You'd think they'd kiss, right? Not on the mouth obviously but the cheeks or maybe even a hug, right?
But no. It's worse.
They shook hands.
Unfuckingbelieveable.
ma agdeer bo aha?zidane88 wrote:Ninbaa naagtiisa ku garaacay markey magaciisa ugu yeedhay isagoo rag la jooga, markii ey weydiisay waxay ku muteysatey ayuu yidhi: naa hadaad magaceyga iigu yeedho sow inaan is jecelnahay leyna moodi maayo. waa kaa jeceyl macinhiisa iyo dadkii hore.
Husband and wife.Tuushi wrote:His sister? Did they grow up together?Phinks wrote:My uncle didn't see my Habiyar for nearly 2 years. When they saw each other at the airport, I cringed at what I saw. You'd think they'd kiss, right? Not on the mouth obviously but the cheeks or maybe even a hug, right?
But no. It's worse.
They shook hands.
Unfuckingbelieveable.
That lack of affection is horrible.
Sumu,Sumubaridi wrote:Nimanka kale oo lasoodiray maxay qaban doonaan marka? ma ninka ayay naagta uwasayaan haduu wasi waayo? waraa beenta nagala tag. Even Turkana and Masaai do not do that. Ninkaa yeelaayo naagtaada tolka hakula waso si magaca tolka loodhawro. Rescue team kulahaa.gegiroor wrote:Waa sidaas weeyetheyuusuf143 wrote:Annaga waxa noo dhaqana habeenka ugu horaysa arooska horta waxa lagu aqal galaa guri ay leeyihiin tolka ninku ama yagu ay maamulaan. naagtu waa inay difaaca xidhataa habeenkaas oo ay lugaha isku marataa (Si dhilllo gamca gamcaynta hore u taqaanay loo moodin) ninkuna waa inuu xoog kaga qaadaa haduu nin raga yahay. Illeen cadaalad darrada Somalida waad taqaaniine hadiiba ninkaasi naagtiisa ka adkaan waayo, debeda waxa u tagaan afar jaafaajugle oo ilmaadeeradiisa kuwaas oo situation ka dhegta kala socda, oo u diyaarsan inay naagta ninka u qabqabtaan haday ka xoogroonato. Ma naagtaasi aflabadii qaylo ka ka wadhay, mise aamustay, haday aamusto oo juuq odhan waydo means naagtu weli ma wasna, waxay noqonaysaa in tolku rescue team u diro inankooda si aan meeshaas reer daahir ugu ceeboobin oo loo odhan Gabadh xunoo reer hebelay wasan kari waayeen nimankii dhammaa ee laandheeraha sheeganayey.
Horta guurka noocaasa adiga caqligaaga ma kula tahay jacayl baa ku jira kkk.
That is colder than any war. Yikes.Phinks wrote:Husband and wife.Tuushi wrote:His sister? Did they grow up together?Phinks wrote:My uncle didn't see my Habiyar for nearly 2 years. When they saw each other at the airport, I cringed at what I saw. You'd think they'd kiss, right? Not on the mouth obviously but the cheeks or maybe even a hug, right?
But no. It's worse.
They shook hands.
Unfuckingbelieveable.
That lack of affection is horrible.
Somali spouses in traditional setting don't kiss each.other in public and no hugging at all, especially when there are people around. But when they are in their rooms or in the house, they can do all of that. Remember, it is just doing it in public.that is unacceptable.Phinks wrote:Husband and wife.Tuushi wrote:His sister? Did they grow up together?Phinks wrote:My uncle didn't see my Habiyar for nearly 2 years. When they saw each other at the airport, I cringed at what I saw. You'd think they'd kiss, right? Not on the mouth obviously but the cheeks or maybe even a hug, right?
But no. It's worse.
They shook hands.
Unfuckingbelieveable.
That lack of affection is horrible.
COOL-MAN wrote:My Somali is bad but Ima try to share an old story.
Berigii hore somalida marki inan la guur sado ama la guur sanaayo, inanta gurigooda ayuu arooska ka dhici jirey ilaa todobo baxa. Ka dibna ninka guursaday gabadha Waa loo rari jirey oo gurigooda ama meesha reerkooda ey dagan yihiin ayuu u qaadani jirey. Waxaa jirey xeer ah, marki ey amba bayaan (tagayaan) in uu odeyga reerka (gabadha abeheed) ama walalkeed in uu sogootiyo (escort them to outskirts of the village). Markuu wadada ku toosiyo ayuu laba erey oo waano siiya see wey is macsalaameyaan duca kadib odeyga wuu ka soo labtaa. Iyaguna safar koodi ayey sii wataan
Waxaa dhacdey odey baa gabadhiisa laga guursaday. Todobo bixi ka dib ayuu yiri ina Mariya aan idin amba bixiyee.
Gabadhiisi iyo ninkeedi arinkan filaye ayaa qalabkoodi soo qaate. Kadibna jidka ayey qabteen (sadex doodi). Markey cabaar socdeen ayuu odeygi yiri Waan idinka labanayaa ee I dhageeyso inan yahey.
Waxan kaa rabaa laba arimood in aad kala dooratid maanta
Ama duco ama habaar.
Gabarti waxey tiri Aabo duca ayan qaadanayaa
Wayahaye i sii marada aad xirantahay (bear in mind in those days there was no underwear or gorgorad for our bush girls).
Gabarti intey fajacde oo fikirtey ayey tiri waayahay Aabo
Ileyn hadii ey diido habar ayaa hor yaalo choice kale maleh
Intey ninkeedi gadaal ka marte oo ey isku tiirisey ayadoo aabeheed iska qarineeyso ayey siibtey maradii oo u tuurtey odeygi oo ninkeeda hortiisa taagnaa.
Odeygi ayaa maradi gacanta ku dhigey and he had this to say
I dhageeyso inan yahey. Waan ku soo koriye ilaa inta aad ka qaan gaadho, adigoo mudug (naked) ayan ku soo hayey. Maantana markan ku iri maradaada isii nin shaley maogiye daraato aad indhaha ka qaade ayad iga xiksate oo cawradaadi ku asturatey. Ninka maanta aad iga xigatey yuusan ka soo sheganin.
Adigana waryaa inantii aan dhalay oo koriskeeda ku soo daale adiga ayey iga kaa xilate (doorate). SI wanaagsan u dhaqo oo ilaalsho reerkaaga.
My point is a woman you have never met leaves her beloved family behind & comes to co habit with you, to bear your children 9months upon 9months.
If that ain't love I don't kno what is.
Somalis practice & live true love.
Waxan kale oo filimada iyo ruwaayadaha laga daawada Waa sheeko baraley. Jaceylka dhabtana waxuu yimadaa guur ka dib
Sumubaridi wrote:Jacayl Majiroh laakiin Qooq ayaa jirah. Gabar baa beri waxay wiil kutiri walaal aad baan kuujeclahay hadaan kuwaayo manoolaan karo. Wiilkii iyo Gabadhii way isfureen sanad kadib markaas buu wiilkii sanad dhan oynaayay asagoo isleh Qof dhiigiis ayaad gashay oo gabadhii manoolaan doonto. 2 sanad kadib ayuu arkay gabadhii oo cunug yar wadato oo nin lasocoto. Wuu yaabay. Inta utagay buu kuyiri abaayo aakhiro miyaa katimid? Soo ma aadan dhiman. Waxay kutiri war maanan dhiman ee waa kusidee. Wuxuu kuyiri soodigii igu yiri hadaan kuwaayo manoolaan doono maxaad udhiman weysay. Inta qososhay bay tiri maalintaas xoogaa lacag ah ayaan kaarabay marka waan iska kaalahaa. adigu markaan kuudhimanaayo maxaad tahay?
theyuusuf143 wrote:Annaga waxa noo dhaqana habeenka ugu horaysa arooska horta waxa lagu aqal galaa guri ay leeyihiin tolka ninku ama yagu ay maamulaan. naagtu waa inay difaaca xidhataa habeenkaas oo ay lugaha isku marataa (Si dhilllo gamca gamcaynta hore u taqaanay loo moodin) ninkuna waa inuu xoog kaga qaadaa haduu nin raga yahay. Illeen cadaalad darrada Somalida waad taqaaniine hadiiba ninkaasi naagtiisa ka adkaan waayo, debeda waxa u tagaan afar jaafaajugle oo ilmaadeeradiisa kuwaas oo situation ka dhegta kala socda, oo u diyaarsan inay naagta ninka u qabqabtaan haday ka xoogroonato. Ma naagtaasi aflabadii qaylo ka ka wadhay, mise aamustay, haday aamusto oo juuq odhan waydo means naagtu weli ma wasna, waxay noqonaysaa in tolku rescue team u diro inankooda si aan meeshaas reer daahir ugu ceeboobin oo loo odhan Gabadh xunoo reer hebelay wasan kari waayeen nimankii dhammaa ee laandheeraha sheeganayey.
Horta guurka noocaasa adiga caqligaaga ma kula tahay jacayl baa ku jira kkk.
TheMightyNomad wrote:Watch this.
Do Somali's older generation understand meaning of love better than the youth? Binti C Gacal says so.
https://www.youtube.com/watch?v=xFgLPGOz8Is
best posts in this thread... especially CoolManCOOL-MAN wrote:My Somali is bad but Ima try to share an old story.
Berigii hore somalida marki inan la guur sado ama la guur sanaayo, inanta gurigooda ayuu arooska ka dhici jirey ilaa todobo baxa. Ka dibna ninka guursaday gabadha Waa loo rari jirey oo gurigooda ama meesha reerkooda ey dagan yihiin ayuu u qaadani jirey. Waxaa jirey xeer ah, marki ey amba bayaan (tagayaan) in uu odeyga reerka (gabadha abeheed) ama walalkeed in uu sogootiyo (escort them to outskirts of the village). Markuu wadada ku toosiyo ayuu laba erey oo waano siiya see wey is macsalaameyaan duca kadib odeyga wuu ka soo labtaa. Iyaguna safar koodi ayey sii wataan
Waxaa dhacdey odey baa gabadhiisa laga guursaday. Todobo bixi ka dib ayuu yiri ina Mariya aan idin amba bixiyee.
Gabadhiisi iyo ninkeedi arinkan filaye ayaa qalabkoodi soo qaate. Kadibna jidka ayey qabteen (sadex doodi). Markey cabaar socdeen ayuu odeygi yiri Waan idinka labanayaa ee I dhageeyso inan yahey.
Waxan kaa rabaa laba arimood in aad kala dooratid maanta
Ama duco ama habaar.
Gabarti waxey tiri Aabo duca ayan qaadanayaa
Wayahaye i sii marada aad xirantahay (bear in mind in those days there was no underwear or gorgorad for our bush girls).
Gabarti intey fajacde oo fikirtey ayey tiri waayahay Aabo
Ileyn hadii ey diido habar ayaa hor yaalo choice kale maleh
Intey ninkeedi gadaal ka marte oo ey isku tiirisey ayadoo aabeheed iska qarineeyso ayey siibtey maradii oo u tuurtey odeygi oo ninkeeda hortiisa taagnaa.
Odeygi ayaa maradi gacanta ku dhigey and he had this to say
I dhageeyso inan yahey. Waan ku soo koriye ilaa inta aad ka qaan gaadho, adigoo mudug (naked) ayan ku soo hayey. Maantana markan ku iri maradaada isii nin shaley maogiye daraato aad indhaha ka qaade ayad iga xiksate oo cawradaadi ku asturatey. Ninka maanta aad iga xigatey yuusan ka soo sheganin.
Adigana waryaa inantii aan dhalay oo koriskeeda ku soo daale adiga ayey iga kaa xilate (doorate). SI wanaagsan u dhaqo oo ilaalsho reerkaaga.
My point is a woman you have never met leaves her beloved family behind & comes to co habit with you, to bear your children 9months upon 9months.
If that ain't love I don't kno what is.
Somalis practice & live true love.
Waxan kale oo filimada iyo ruwaayadaha laga daawada Waa sheeko baraley. Jaceylka dhabtana waxuu yimadaa guur ka dib
Phinks wrote:My uncle didn't see my Habiyar for nearly 2 years. When they saw each other at the airport, I cringed at what I saw. You'd think they'd kiss, right? Not on the mouth obviously but the cheeks or maybe even a hug, right?
But no. It's worse.
They shook hands.
Unfuckingbelieveable.
AgentOfChaos wrote:Do shitty threads not exist in Somalinet?