I don't like to involve in other qabiil/regional politics so I'm not giving you my opinion rather some info about cali khlif/khatumo since i hear what is going on in the somali political milieu
Secondly im wrinting in af somali to express my views better so excuse me....
Here it goes....
Arintaan waxaa ka danbeeya professor samar waana cajiib wallahi in odeyga dhaqso wax badan ka badaley SL
Sababta: professor samatar wuxuu isku diyaarinayaa to become vice president of SL in post-silanyo era. hadaba muu rabo inuu iska galo meel xoogaa qaraxsan-meelaha qaar-marka wuxuu rabaa inuu meel isbadal ka dhici karo guud ahaan SL galo
Professor samatar iyo professor galayr waa asxaab qadiim ah sidoo kale waxay aasaaseen barnaamijka fagaaraha ooy lacagtii baxsheen soona xuleen wariyaha saadiq
Siyaasada xamar way isla socdeen ayagoo markaas watey barnaamaj koonfur iyo waqooyi power sharing ah
Gabagabadii: professor samatar ayaa xisbiga kulmiye ee talada SL haya u sheegay in uu dhexdhexaadiyo ayaga iyo galayr
Asaga iyo galayr way hadleen hadana professor samatar wuxuu wafdi ka socda khatumo kula kulmay geneva
Kadib waxaa bilaabmay contacts u dhaxeeya SL iyo khatumo
Khatumo waxay miiska soo dhigtay shuruudahan:
1/ in loo wada hadlo sidii laba maamul ama laba beelood waana laga yeelay oo waxaa loola fariuitey ka khaatumo
2/ in dhulka beesha khaatumo ay ayaga si hoose isu maamulaan(autonomy)
3/in participation cusub la sameeyo oo gobolada bari la la mid dhigo gobolka awdal xaga awood qaybsiga(could have potential speaker-
4/in deeqaha iyo dakhliga dalka la gaarsiiyo gobolada bari si la siman kuwo kale
Aragtida siyaasiyiinta koonfur:
Waxaa la aaminsanyahay in arintaan ay xoojin doonto case ka SL
Waxaa laga yaabaa in PL ku dhacdo waxbadan wax beel baa laga qaadaa. Kulan nairobi ku dhexmarey hada ka hor dr cali ciise, gaas iyo cumar cabdirashiid oo fashil ku dhamaadey kadib markii gaas diiday scenarioga north state ee USP ayuu dr cali ku yiri war nimankiinaan marna M.S. isla ah marna seediyaal isla ah(each one is married a woman from the others jufo) idiin xirnaan mayno hadaad diidaan dawladnimadeena SL ayaan ku biiraynaa
Dr ali ciise wuxuu ku jiraa hada wafdiga wadahadalada khatumo iyo SL
Wassalam.
https://youtu.be/CWwelPPAyqw