Tuushi wrote:Alla rag iyo geedkii naagaha maxaa kalaheysto.


Ina Adeer "geedka nabaddiisa iyo faraxaddiisa Leen rabnaa."
Odeyaasha dhaqanka, ujeedada waa hor-u-marinta, hagaajinta iyo dhaqanka to be relevant today ayaa la doonayaa. Dhaqan waliba waa inuu noqdaa mid shaqeeyn karro xilliga lagu jirro. Tan kalena, Ina Samaale ayaa noo soo bandhigtay in dhaqankaasi Ka soo horjeedo diinta. Therefore, su'aasha soo noq-noqoto waa, why are we still stuck with this cruel Dhaqan? Ma idiin tusaa a video about FGM and doctors explaining the procedure and the complications in life? People who love and guardians of their dhaqan always reform the ugly part of it.This is one of them.
Hyper
Ina Adeer, odeyga sariirta ayuu ku abaabulaa operationks kadibna ku wareejiyaa xaaska, hooyo iyo ayeeyooyinka its implementation. Men who believe in FGM will claim that it is a necessary evil that lowers the sexual appetite of women. It is one of the reasons why we don't kill our daughters for family honour. Please don't change the title.
Raganimo and Xplayer
Sorry Ina adeerayaal to disappoint you, marka fadlan, u gooyaa threadkan.