Iska ilaali kuwa aadka u dalabka badan, ama haysku beegi xiliyada dalabku badanyahay. In badan baan hudheelo dibada kuyaal kasoo shaqeeyey xiliga dalabku badanyahay wax walba waanu dhex raacin jirnay. 1 iyo 5 star ma kala laha bahuluhu markay nadaafada timaado shaqaalaha ayuunbay ku xidhantahay . Somaliland waxa ugu nadaafad fiican meelaha kooban ee dumarku haystaan. Kuwaas wax ka iibso caruurta haku korsadaane intu mid qaadiraysan lugta kuugu walaaqi lahaa.JSLHistorian wrote:I tried to do that last year in Hargeisa. I got a deadly food poisoning from a restaurant though and was bed stricken for a week it
ruined my holiday, never again. I now only frequent 3 to 5 star restaurants, at-least there they wash their hands.
Hargeisa is the best place to buy land for investment in Somaliland
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Hargeisa is the best place to buy land for investment in Somaliland
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Hargeisa is the best place to buy land for investment in Somaliland
Yusufoow waa runtaa bahasa toontu waa dawo asal ah.
Islaan ii habaryar ah oo dawooyin ku seexayaa markay ingriiska iyo carabaha joogto markay Hargeisa tagto bilaa dawo ayay ku seexataa amarka illaahay.
Islaan ii habaryar ah oo dawooyin ku seexayaa markay ingriiska iyo carabaha joogto markay Hargeisa tagto bilaa dawo ayay ku seexataa amarka illaahay.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Hargeisa is the best place to buy land for investment in Somaliland
Yuusuf nin adag baad tahay waanad nasiib fiicantahay hadaanad meesha ku xanuusan.anigu marwalba dhawrka week e u horaysa meesha waan ku xanuusadaa cuntadana waan ka wiswisaa waxaanan cabaa biyo saxada.markaan bil iyo dheeraad joogo baan meesha la qabsadaa.2006 baan hargeysa tegey anigoo wadanka 13 sano ka maqnaa.meesha waan xiisaynayay oo wax walba waan iska cunayay oo cabayay kadib ku xanuusaday oo tacbaan baan noqday oo dhawr week sariirta kama kicin.markaan ladnaaday baanu burco tagnay oo maqaaxi la i geeyey oo hilib geel iyo caano geel kasoo dheregnay markaasuu xanuunki dib iigu bilaabmay.markaan ladnaaday baan hawd tegey oo anagoo ku dhowaad 20 saacadood gaadhi sii saarnayn oo calooshu i madhantahay ayaa markaanu meeshii u soconay gaadhnay hal markaa dhashay caanihii u horeeyey la iigasoo lisay oo iyagoo kulul cabay.gaajaa i haysay markiiba waan qudhqudhiyay oo ka dhergey laakiin anigoon dhiilkiiba dhulka dhigin ayuu matag igu bilaabmay oo xanuun kale oo dhawr week i hayay igu bilaabmay.berigaa kadib wax walba waan iska ilaaliyaa oo xiitaa biyo saxada baan ku faraxashaa.dalxiis baan u socday laakiin xanuun baan isku doontay.
qofka qurbaha wax badan joogay waa inuu iska ilaaliyo biyaha iyo caanaha laakiin cuntada wixii la karkariyo ee la farafarayn waa iska caadi oo waa la cuni karayaa. qofka qurbaha joogaa jidhkiisu bacteriyada africa uma adkaysano marka hore isagoo xoogaa jooga oo la qabsada mooyaane. Somalidu nadaafada kuma fiicna oo waxad arkaysa qof maqaxi haysta oo isagoo meeshuu doono taabtay hadana cuntadii dadka la siinayay faraha la gelaya isagoon faraha iska maydhin.kuwa maqaaxiyadaha haystaa waxay u baahanyihiin ina la siiyo tababar nadaafada ku saabsan

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 187 Views
-
Last post by afisoone
-
- 13 Replies
- 1270 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 398 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 2 Replies
- 807 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 44 Replies
- 3256 Views
-
Last post by richeard28
-
- 2 Replies
- 1703 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 1 Replies
- 888 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 15 Replies
- 1358 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 39 Replies
- 2601 Views
-
Last post by RuralMan08