kkkkk sxb masjidka ciyaarta ka daatheyuusuf143 wrote:neefyahaw aniga gaalkacyo iiga sheekayn maysid, hooyaday iyo lix aanu walaalo nahaa kunool, some of my habar gidir married sisters live in the south side. So I am directly related to this problem. The fact that galkacyo North Side is more developed compare to the south side is the main reason why puntland will always suffer the most. Yaga hadii cariish ka dumo puntland na daar dabcan puntland baa khasaaraysa. nimankan dagaal baa baa, biyey weligay habar gidir aan naafo ahayn ma arag, niman hada libin cusub raadinaya maaha horay Soomaali oo dhan u waseen civil war kii. Waxan ku dhaaranayaa inaanu maanta habar gidir Cid ka nabad jecel jirin, wadahadal Bay diyaar u yihiin, why MJs ay Isla xariifinayaan. Naagayahaw Nimanka ha aakhiro seejininee iskaga taga fursad ay ilaahay ku caabudaan iyo daryeel ay civil warkii kaga soo kabtaan ha idinka samaysataane. Maxaad nolosha iyo degenaanta ugu diidaysaa. Adna noolaw yagana nolosha haka qasin.BarreLoyalist0 wrote:idoor minority iska amus uniform is not xiiniyo but the number of dead and injured hutus tells the facts on the ground and who is geesi... the hutu moryaans live only baraaxley which is very undeveloped in galkacyotheyuusuf143 wrote: Lool waar uniform ku xiniinyo maaha dee, there is no doubt habar gidir is the Champions of of modern somali warfare. Nimanka from mudug to jubada hoose xoog ku qabsaday from 1992 to 2006 xaafad yaroo gaalkacyo ku taal biyo u kaban maayaan. Ka macaashi maysaane arinta wada hadal ku xalista, mooryaantu have nothing to loose laakiin they are tired of war too nabad la qaata.
Galmudug side is far bigger and more developed

