New Ugandan troops to secure moqdisho

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Geeljire252 »

kaliil wrote:uganda haku marmarsoone biyomaal iska celi.
Here are Ugandans training your biyomaal cousins

Beesha Biyo Maal oo Maleeshiyaad utababaraneysa La dagaalanka Habar Gidir
https://www.youtube.com/watch?v=2iUZ1KQuhVI


Even with Ugandan and Al shabaab support they can't do shit :lol: :lol:
HG bases are in No.50, Afgooye, Baraawe, Balidoogle

Comparing us to biyomaal is like comparing a cat to a lion :lol: :lol:
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by cheifaqilbari »

kaliil wrote:Biyomaal taariikhtoodu 1991 kama bilaabanto sida hawiye laakiin waxay ahaayeen boqortooyo banaadir ilaa kismaayo maamusha oo dad badan gumaysan jirtay.markii gumaystihii italia somalia qabsaday biyomaal waxay ahaayeen beesha keliya e hubka qaadatay e 10 sano italia jebin kari weyday deegaanadoodana cagta soo dhigi kariwaayeen.jaahil taariikh gacan ku rimis ah sheeganaya ayaad tahaye maktabadaha caalamka waxad ka helaysaa buugaag laga qoray dagaalkii italia iyo biyomaal "Biimaal revolt" ayaa la yidhaahdaa buuga.wakhtigaa bjyomaal italia 10 sano kula dagaalamayay shabeelada hoose oo 3000 wiil kaga dhinteen idinku waad qaawanaydeen oo mudug baad dameero ku raaci jirteen talyaanigana xaarkaad ka dhaqi jirteen.imikana faan baad haysaaye 4 sano ayaad dagaalaysaa adigoo hubkii dawlada iyo lacagtii dawlada wata imikaabay biyomaal guusha ugu dhowyihiin.markaad si kale biimaal wax uga qaadi weyday ayaad afka soo duubatay oo shabaab noqotay laakiin idinka iyo shabaab waa la iskiin raacinayaa beeraha aad sheegaysana dad shacab biimaal ah baa lahaa xabad baa loogusoo celinayaa.nin halyey ah oo jeneral waafow la yidhaahdo ayaa usoo baxay biimaal.beryahan websiteyada waxa ka buuxa mooryaan calaacalaysa oo leh waafow baa na xasuuqay kkkk.jaziira ilaa jamaame waa deegaan biyomaal idinkana shabeelada hoose iskaba daaye banaadir xiitaa ma degtaan oo banadir waxa leh abgaal iyo banaadiriga markaa xagaad kasoo duusheen ileen reer mudug baad tihiine.hobyo iyo cadaado masoo dhaafsanadeegaanadiinu.imikana waxa is hubaynaysa beesha galadi oo leh degmada afgooye waxaana hogaaminaya c/qani "booliqaran" oo ah gudoomiyihii hore afgooye.ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa.
Sificn taqriida u qortey , Bimaal wa dad xaquda u dagaalmya Habrgidir have no say in shabelle hoose gobol in Sw state ,Habrgdir arein galmudug ,marka maanta hadey YouTube ka qeyleyaan ha qeyliyaan . Bimaal has long history in shabelle hoose and wadanimo waxa lagu garan kara that banadir originally was carved out of shablle hoose.
Last edited by cheifaqilbari on Fri Dec 09, 2016 1:32 pm, edited 2 times in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by kaliil »

Geeljire252 wrote:
kaliil wrote:uganda haku marmarsoone biyomaal iska celi.
Here are Ugandans training your biyomaal cousins

Beesha Biyo Maal oo Maleeshiyaad utababaraneysa La dagaalanka Habar Gidir
https://www.youtube.com/watch?v=2iUZ1KQuhVI


Even with Ugandan and Al shabaab support they can't do shit :lol: :lol:
HG bases are in No.50, Afgooye, Baraawe, Balidoogle

Comparing us to biyomaal is like comparing a cat to a lion :lol: :lol:

Geeljire waad iga qoslisay no50 baanu joognaa kulahaa :deadrose: .no50 jeneral waafow ayaa degen ciidamada ugu badan e biyomaal ayaana ku xaraysan.no50 waa meesha hg looga horsaaray dagaaladi ugu kululaa ayaana meesha ka dhacay hg oo airportka no50 maamuli jirtay ayaa markiiba laga saaray.hg ilaa bilowgii ilaa imika dawlada ayaa la socota oo hubkeeda ayay ku dagaalamaan markii caawimada dawladu wax ka tariweydayna alshabaab ayaad noqoteen.mooryaanta iskaashatada beeralayda la baxday alshabaab ayay ku biireen oo beeraha xooga ku haystaan ayay hubka ku qarsadaan xagaas ayay duulaanka kasoo qaadaa iyagoo isla socda.walaahay dagaalka hore ayaa loosoo afjari lahaa laakii dawlada iyo alshabaab ayaa intaa idin caawinayay imikana waa gebogebo oo waxyar baa ka hadhay intii dagaalka lasoo afjari lahaa.

Amisom markii hore hg ayay la shaqayn jireen oo dhawr goor oo ciidamada biyomaal xerooyinkooda ugu geli lahaayeen amisom ayaa horjoogsatay laakiin imika amisom waxay idin fahantay inaad kaadhadh badantihiin markaa ciidamada biyomaal ayay la shaqeeyaan si alshabaab isaga difaacaan.
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Geeljire252 »

kaliil wrote:Image
:lol: :lol:
No 50 airport is owned by Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xildhibaan Xaaf)



Are you seriously trying to compare these rag tag militias and their ugandan boyfriends
Image




to Habargidir Superiority
:Heh:
Image
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Geeljire252 »

cheifaqilbari wrote: Sificn taqriida u qortey , Bimaal wa dad xaquda u dagaalmya Habrgidir have no say in shabelle hoose gobol in Sw state ,Habrgdir arein galmudug ,marka maanta hadey YouTube ka qeyleyaan ha qeyliyaan . Bimaal has long history in shabelle hoose and wadanimo waxa lagu garan kara that banadir originally was carved out of shablle hoose.
Where was biyomaal when marka was described TWICE ( in 12th century and the 13th century) as the capital of Hawiye?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by kaliil »

Geeljire252 wrote:
kaliil wrote:Image
:lol: :lol:
No 50 airport is owned by Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xildhibaan Xaaf)



Are you seriously trying to compare these rag tag militias and their ugandan boyfriends
Image




to Habargidir Superiority
:Heh:
Image

Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay :lol:
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Geeljire252 »

kaliil wrote:
Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay :
:deadrose:

Come back to me when you are sober :lol:


This is a duduble commander with her troops in Laantabuur(a few KMs from No.50)
https://www.instagram.com/p/77ErTjkEA0/
Image

Where is the biyomaal and ugandans you speak of?
Image



Shabellada Hoose waxaa ka taliya Amiirul Mu'miniin Sheekh Indhacade
:wow:
User avatar
Zakiboy
Posts: 222
Joined: Thu Oct 15, 2015 10:57 am

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Zakiboy »

More troops to secure their colony.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by kaliil »

Geeljire252 wrote:
kaliil wrote:
Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay :
:deadrose:

Come back to me when you are sober :lol:


This is a duduble commander with her troops in Laantabuur(a few KMs from No.50)
https://www.instagram.com/p/77ErTjkEA0/
Image

Where is the biyomaal and ugandans you speak of?
Image



Shabellada Hoose waxaa ka taliya Amiirul Mu'miniin Sheekh Indhacade
:wow:
Dameeryohow jaahilka ahi laantabuur waa degmada afgooye shabeelada hoose ma kala taqaanid oo internetka uun ayaad ka maqashay. Degmada no50 iyo airportkeeda 100% biyomaal ayaa gacanta ku haya.xaaf iyo wixii la joogay 2014 ayaa laga eryey.
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Geeljire252 »

kaliil wrote: Degmada no50 iyo airportkeeda 100% biyomaal ayaa gacanta ku haya.xaaf iyo wixii la joogay 2014 ayaa laga eryey.
:ducktales: :ducktales: :ducktales: :ducktales:

Jokes on you there is no degmo called No.50, its part of afgooye district :lol:
Last edited by Geeljire252 on Fri Dec 09, 2016 3:49 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Zakiboy
Posts: 222
Joined: Thu Oct 15, 2015 10:57 am

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Zakiboy »

Geeljire252 wrote:
kaliil wrote:
Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay :
:deadrose:

Come back to me when you are sober :lol:


This is a duduble commander with her troops in Laantabuur(a few KMs from No.50)
https://www.instagram.com/p/77ErTjkEA0/
Image

Where is the biyomaal and ugandans you speak of?
Image



Shabellada Hoose waxaa ka taliya Amiirul Mu'miniin Sheekh Indhacade
:wow:
Aar yee how can a chick with a snapchat filter become a commander? :usure:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by kaliil »

Geeljire252 wrote:
kaliil wrote: Degmada no50 iyo airportkeeda 100% biyomaal ayaa gacanta ku haya.xaaf iyo wixii la joogay 2014 ayaa laga eryey.
:ducktales: :ducktales: :ducktales: :ducktales:

Sidaa u aamus marka beenta lagugu qabtay.no50 xaaf baa ka taliya iyo laantabuur waa no50 kulahaa :lol: .xaaf inta xabad futada laga geliyay ayuu isku xaaray oo orod xamar ku galay klkkkk
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho

Post by Geeljire252 »

kaliil wrote:
Geeljire252 wrote:
kaliil wrote: Degmada no50 iyo airportkeeda 100% biyomaal ayaa gacanta ku haya.xaaf iyo wixii la joogay 2014 ayaa laga eryey.
:ducktales:

Sidaa u aamus marka beenta lagugu qabtay.no50 xaaf baa ka taliya iyo laantabuur waa no50 kulahaa .xaaf inta xabad futada laga geliyay ayuu isku xaaray oo orod xamar ku galay klkkkk
:lol: :lol:

No50 is part of Afgooye district so is Laanta buur

:mindblown:


Image
http://www.fsnau.org/downloads/Somalia- ... strict.pdf


No50 waa degmo gooni ah kulaha
:dead:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”