Page 2 of 2
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 12:18 pm
by Geeljire252
kaliil wrote:uganda haku marmarsoone biyomaal iska celi.
Here are Ugandans training your biyomaal cousins
Beesha Biyo Maal oo Maleeshiyaad utababaraneysa La dagaalanka Habar Gidir
https://www.youtube.com/watch?v=2iUZ1KQuhVI
Even with Ugandan and Al shabaab support they can't do shit
HG bases are in No.50, Afgooye, Baraawe, Balidoogle
Comparing us to biyomaal is like comparing a cat to a lion

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 1:20 pm
by cheifaqilbari
kaliil wrote:Biyomaal taariikhtoodu 1991 kama bilaabanto sida hawiye laakiin waxay ahaayeen boqortooyo banaadir ilaa kismaayo maamusha oo dad badan gumaysan jirtay.markii gumaystihii italia somalia qabsaday biyomaal waxay ahaayeen beesha keliya e hubka qaadatay e 10 sano italia jebin kari weyday deegaanadoodana cagta soo dhigi kariwaayeen.jaahil taariikh gacan ku rimis ah sheeganaya ayaad tahaye maktabadaha caalamka waxad ka helaysaa buugaag laga qoray dagaalkii italia iyo biyomaal "Biimaal revolt" ayaa la yidhaahdaa buuga.wakhtigaa bjyomaal italia 10 sano kula dagaalamayay shabeelada hoose oo 3000 wiil kaga dhinteen idinku waad qaawanaydeen oo mudug baad dameero ku raaci jirteen talyaanigana xaarkaad ka dhaqi jirteen.imikana faan baad haysaaye 4 sano ayaad dagaalaysaa adigoo hubkii dawlada iyo lacagtii dawlada wata imikaabay biyomaal guusha ugu dhowyihiin.markaad si kale biimaal wax uga qaadi weyday ayaad afka soo duubatay oo shabaab noqotay laakiin idinka iyo shabaab waa la iskiin raacinayaa beeraha aad sheegaysana dad shacab biimaal ah baa lahaa xabad baa loogusoo celinayaa.nin halyey ah oo jeneral waafow la yidhaahdo ayaa usoo baxay biimaal.beryahan websiteyada waxa ka buuxa mooryaan calaacalaysa oo leh waafow baa na xasuuqay kkkk.jaziira ilaa jamaame waa deegaan biyomaal idinkana shabeelada hoose iskaba daaye banaadir xiitaa ma degtaan oo banadir waxa leh abgaal iyo banaadiriga markaa xagaad kasoo duusheen ileen reer mudug baad tihiine.hobyo iyo cadaado masoo dhaafsanadeegaanadiinu.imikana waxa is hubaynaysa beesha galadi oo leh degmada afgooye waxaana hogaaminaya c/qani "booliqaran" oo ah gudoomiyihii hore afgooye.ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa.
Sificn taqriida u qortey , Bimaal wa dad xaquda u dagaalmya Habrgidir have no say in shabelle hoose gobol in Sw state ,Habrgdir arein galmudug ,marka maanta hadey YouTube ka qeyleyaan ha qeyliyaan . Bimaal has long history in shabelle hoose and wadanimo waxa lagu garan kara that banadir originally was carved out of shablle hoose.
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 1:25 pm
by kaliil
Geeljire252 wrote:kaliil wrote:uganda haku marmarsoone biyomaal iska celi.
Here are Ugandans training your biyomaal cousins
Beesha Biyo Maal oo Maleeshiyaad utababaraneysa La dagaalanka Habar Gidir
https://www.youtube.com/watch?v=2iUZ1KQuhVI
Even with Ugandan and Al shabaab support they can't do shit
HG bases are in No.50, Afgooye, Baraawe, Balidoogle
Comparing us to biyomaal is like comparing a cat to a lion

Geeljire waad iga qoslisay no50 baanu joognaa kulahaa

.no50 jeneral waafow ayaa degen ciidamada ugu badan e biyomaal ayaana ku xaraysan.no50 waa meesha hg looga horsaaray dagaaladi ugu kululaa ayaana meesha ka dhacay hg oo airportka no50 maamuli jirtay ayaa markiiba laga saaray.hg ilaa bilowgii ilaa imika dawlada ayaa la socota oo hubkeeda ayay ku dagaalamaan markii caawimada dawladu wax ka tariweydayna alshabaab ayaad noqoteen.mooryaanta iskaashatada beeralayda la baxday alshabaab ayay ku biireen oo beeraha xooga ku haystaan ayay hubka ku qarsadaan xagaas ayay duulaanka kasoo qaadaa iyagoo isla socda.walaahay dagaalka hore ayaa loosoo afjari lahaa laakii dawlada iyo alshabaab ayaa intaa idin caawinayay imikana waa gebogebo oo waxyar baa ka hadhay intii dagaalka lasoo afjari lahaa.
Amisom markii hore hg ayay la shaqayn jireen oo dhawr goor oo ciidamada biyomaal xerooyinkooda ugu geli lahaayeen amisom ayaa horjoogsatay laakiin imika amisom waxay idin fahantay inaad kaadhadh badantihiin markaa ciidamada biyomaal ayay la shaqeeyaan si alshabaab isaga difaacaan.
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 2:04 pm
by Geeljire252
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 2:15 pm
by Geeljire252
cheifaqilbari wrote: Sificn taqriida u qortey , Bimaal wa dad xaquda u dagaalmya Habrgidir have no say in shabelle hoose gobol in Sw state ,Habrgdir arein galmudug ,marka maanta hadey YouTube ka qeyleyaan ha qeyliyaan . Bimaal has long history in shabelle hoose and wadanimo waxa lagu garan kara that banadir originally was carved out of shablle hoose.
Where was biyomaal when marka was described TWICE ( in 12th century and the 13th century) as the capital of Hawiye?
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 2:25 pm
by kaliil
Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 3:18 pm
by Geeljire252
kaliil wrote:
Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay :
Come back to me when you are sober
This is a duduble commander with her troops in Laantabuur(a few KMs from No.50)
https://www.instagram.com/p/77ErTjkEA0/
Where is the biyomaal and ugandans you speak of?
Shabellada Hoose waxaa ka taliya Amiirul Mu'miniin Sheekh Indhacade

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 3:27 pm
by Zakiboy
More troops to secure their colony.
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 3:35 pm
by kaliil
Geeljire252 wrote:kaliil wrote:
Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay :
Come back to me when you are sober
This is a duduble commander with her troops in Laantabuur(a few KMs from No.50)
https://www.instagram.com/p/77ErTjkEA0/
Where is the biyomaal and ugandans you speak of?
Shabellada Hoose waxaa ka taliya Amiirul Mu'miniin Sheekh Indhacade

Dameeryohow jaahilka ahi laantabuur waa degmada afgooye shabeelada hoose ma kala taqaanid oo internetka uun ayaad ka maqashay. Degmada no50 iyo airportkeeda 100% biyomaal ayaa gacanta ku haya.xaaf iyo wixii la joogay 2014 ayaa laga eryey.
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 3:39 pm
by Geeljire252
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 3:48 pm
by Zakiboy
Geeljire252 wrote:kaliil wrote:
Walaahay bilaahay iyo tolaahay inaanay no50 hal qof oo hg ah joogin.berigii hore way joogeen airportkana xildhibaan xaaf ayaa haystay laakiin 2014 ayaa laga saaray oo xaaf orod kaga baxay.jeneral waafow ayaa meeshaa ka taliya dhawr goor oo hg iyo shabaab isla socdaa isku dayeen inay no50 dib u qabsadaan labadaba waa la jebiyay :
Come back to me when you are sober
This is a duduble commander with her troops in Laantabuur(a few KMs from No.50)
https://www.instagram.com/p/77ErTjkEA0/
Where is the biyomaal and ugandans you speak of?
Shabellada Hoose waxaa ka taliya Amiirul Mu'miniin Sheekh Indhacade

Aar yee how can a chick with a snapchat filter become a commander?

Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 3:49 pm
by kaliil
Sidaa u aamus marka beenta lagugu qabtay.no50 xaaf baa ka taliya iyo laantabuur waa no50 kulahaa

.xaaf inta xabad futada laga geliyay ayuu isku xaaray oo orod xamar ku galay klkkkk
Re: New Ugandan troops to secure moqdisho
Posted: Fri Dec 09, 2016 3:55 pm
by Geeljire252
kaliil wrote:Geeljire252 wrote:kaliil wrote: Degmada no50 iyo airportkeeda 100% biyomaal ayaa gacanta ku haya.xaaf iyo wixii la joogay 2014 ayaa laga eryey.
Sidaa u aamus marka beenta lagugu qabtay.no50 xaaf baa ka taliya iyo laantabuur waa no50 kulahaa .xaaf inta xabad futada laga geliyay ayuu isku xaaray oo orod xamar ku galay klkkkk
No50 is part of Afgooye district so is Laanta buur
http://www.fsnau.org/downloads/Somalia- ... strict.pdf
No50 waa degmo gooni ah kulaha