Habar yonis plots hit on cadaani
Moderator: Moderators
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Kalil,
Cadaani waa nacas. Xoogaa nacasnimo ayaa ku badan. Waa ninka sida gabdhaha u baroorta, sidoo kalena waa beenaale. Waa ninka Rer Somaliland ugu sheekeyey in uu leeyahay Shirkad ku taal maraykan Ka oo 200 qof Ka shaqayso.
Shirkada uu Ka hadlayo waa interprerting services. Lol Waa small business oo Turjumaanino ah.
Waa Tuug, beenale nacas ah. Sida uu ku helay wasiirnimo Waa beeshiisa magaceeda laakin shakhsi ahaan uma qalmo

-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
ilaa hada ninkaasi wax denbiya oo uu dalka ama dadka ka galay noomaad sheegin, yes Cadaani waa emotional maalin xitaa reer ceerigaabo qaadhaan naf leh wadadooda ku darsan waayeen wuu ooyey, wadaniyad buu la qiirooday. Waa nin qalbi wanaagsan kulli waynu wada ognahay taas. Laakiin wax kale idinku kuma haysataan aan ahayn madaxweynaha uu madaxa ku Sito iyo Xagjirnimadiisa kulmiye. Shaaki wadani yar oo caantayna baad wadaa, laakiin Saxardiid waa mujaahid Patriotic ah , xaafadi xaafad waxay ugu gudubtaa waa xasarad , Saxardiid hadaad ammaan gelin waydaan cirraanu hooyadii ku wasaynaa. Adhi la laayaa Adhi la laayuu leeyahay. Idinkoo mid hurda wataad nacas ku sheegayaan nin dalkiisa u qiirooday.Siciid85 wrote:Kalil,
Cadaani waa nacas. Xoogaa nacasnimo ayaa ku badan. Waa ninka sida gabdhaha u baroorta, sidoo kalena waa beenaale. Waa ninka Rer Somaliland ugu sheekeyey in uu leeyahay Shirkad ku taal maraykan Ka oo 200 qof Ka shaqayso.
Shirkada uu Ka hadlayo waa interprerting services. Lol Waa small business oo Turjumaanino ah.
Waa Tuug, beenale nacas ah. Sida uu ku helay wasiirnimo Waa beeshiisa magaceeda laakin shakhsi ahaan uma qalmo
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
The Yusuf Cadani iigama sheekaynayside. Just wait maalinta Kursiga yar uu waayo. You will see the real Cadani.
waa tuug calooshii u shaqaysta ah. Wadani oo xaal qaado
waa tuug calooshii u shaqaysta ah. Wadani oo xaal qaado
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Lool kollayba dee ubaxyaad qoorta u gelin doontaan haduuba lacala kulmiye ka tagee maxaad kaga sii talax tegi markaa imika. Xirsi gaab oo aad ifka u nebcaydeenba waa hogaamiyihiina imika you suddenly stopped criticizing him. You wadanis are so desperately need to silence every heavy weight kulmiye member, nimbaad wuu ooyey ku haysataa.bal Maxaa idinka galay oohintiisa . Kkkkk
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Lmao I hate typical Anything with my phone .. amount of typos us unbelievable. Reer idoor what do you think of gudbursay president or issa? Ileen you guys are accident waiting to happen like my man Steven a Smith would say.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
xiimaaya wrote:Lmao I hate typical Anything with my phone .. amount of typos us unbelievable. Reer idoor what do you think of gudbursay president or issa? Ileen you guys are accident waiting to happen like my man Steven a Smith would say.
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
theyuusuf143 wrote:man get a computer
xiimaaya wrote:Lmao I hate typical Anything with my phone .. amount of typos us unbelievable. Reer idoor what do you think of gudbursay president or issa? Ileen you guys are accident waiting to happen like my man Steven a Smith would say.
Lol I'm rarely home I'm st work killing time. Plus I don't have computer.Side note fire works reminds me of xamar when were leaving home all the explosions and xabada wiiftada .it's annoying it's 12:36 am it's past midnight enough with the god damn fireworks.
- Djiboutian
- SomaliNetizen

- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Siciid you calling me homer because I praised Hon. O. A. Sahardid? You used to criticize Mr. Hersi when he was a minister and all of sudden he gets all the praise just because he joined Wadani camp!! What does that makes you?kaliil wrote:Waar siciidow cadaani maskaxiyan ok ma yahay?anigu waan yaabaa markaan arko isagoo hadlaya.kulmiye inta hy u liidata ayay urursadaan.mashruucyo kale iskaba daaye cadaani bakeeri biyo ahna deegaanada hy muu geyn intaana tolkii iyo wadani ayaa lagusoo diraa oo cay la yidhaahdaaSiciid85 wrote:Abti you are becoming typical Kulmiye biased homer. I thought you were a pragmatic. This cadaani guy is known in Minneapolis. I will tell you he is none of those things you have mentionedDjiboutian wrote:I didn't watch the video but whatever the content is it will not make me change my view about Mr. Othman Abdulla Sahardid. He is virtuous, non-qabilist and patriotic.
May Allah bless him and the whole Sahardid family.
Hon. Sahardid invested in the party and campaigned for it in North America, therefore he deserves his position. Unlike many he is loyal to the founder of his party and his party in general regardless of kinship. His loyalty to Mr. President is what bothers you.
@ Kalil
Wa runta degaanada aad sheegaysiid waxba luma qaban lakin eeda ma Wasir Osman ba leh misa cid kale? Ma nin xilkiisu yahay Warfaafinta ayaad ka sugaysa inu ceel ku qodo! Waran Cade aya ka xil weyna muxu qabtay? Sulub iyo Cawil aya ka horeeyay maxay qabteen?
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Siciid,yuusuf iyo djiboutian cadaani waa nin xor ah oo xisbiguu doono ayuu ku Jiri karaa oo taa looma diidana laakiin dhaqankiisa ayaanu diidanahay.dadku inay shaqaystaan oo xisbigay doonaan galaan way fiicantahay laakiin isaga waxad moodaa ina meesha loo keenay si cidii hy ah iyo wadani uun ugu jawaabi lahaa.waad aragteen oo Markuu cid kale la hadlayo jileeca ka muuqda iyo oohintiisa waad yaabaysaan laakiin marka la yidhaahdo tolkaa u jawaab wuxu lasoo baxaa xiniinyo waaweyn oo la odhanayo kuwana malahaa.ninka wasiirka Ahi shaqadiisa haku eekaado.wasiir waliba dawlada mashruucyo ayuu ugasoo dhameeyaa deegaanadiisa laakiin mashruuc iskaba daaye bakeeri biyo ahna lagama Helin qodaxna meel kama taana wuxuu ku darsaday isagoo noqday bud tolkii lagu karbaasho.cukuse isagoo wasiirka warfaafinta ahaa mashruucyo badan ayuu deegaanada ciidagale ka fuliyay.wadada salaxlay dawlada qaybteedii wuu kasoo qaaday banka qoolcadayna riig ayuu geeyey oo ceelal baa laga qodayaa.
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
You must have mistaken with someone else, because I never praised Xirsi Gaab or the ex Kulmiye cronies. I very despise politicians, because I see them for what their truly are.Djiboutian wrote:Siciid you calling me homer because I praised Hon. O. A. Sahardid? You used to criticize Mr. Hersi when he was a minister and all of sudden he gets all the praise just because he joined Wadani camp!! What does that makes you?kaliil wrote:Waar siciidow cadaani maskaxiyan ok ma yahay?anigu waan yaabaa markaan arko isagoo hadlaya.kulmiye inta hy u liidata ayay urursadaan.mashruucyo kale iskaba daaye cadaani bakeeri biyo ahna deegaanada hy muu geyn intaana tolkii iyo wadani ayaa lagusoo diraa oo cay la yidhaahdaaSiciid85 wrote:
Abti you are becoming typical Kulmiye biased homer. I thought you were a pragmatic. This cadaani guy is known in Minneapolis. I will tell you he is none of those things you have mentioned
Hon. Sahardid invested in the party and campaigned for it in North America, therefore he deserves his position. Unlike many he is loyal to the founder of his party and his party in general regardless of kinship. His loyalty to Mr. President is what bothers you.
@ Kalil
Wa runta degaanada aad sheegaysiid waxba luma qaban lakin eeda ma Wasir Osman ba leh misa cid kale? Ma nin xilkiisu yahay Warfaafinta ayaad ka sugaysa inu ceel ku qodo! Waran Cade aya ka xil weyna muxu qabtay? Sulub iyo Cawil aya ka horeeyay maxay qabteen?
I called you homer, because it seems you have joined the crew that seems to praise unworthy like Cadaani giving them titles like honorable lol and Messiah.
No wonder Somaliland is going to the shitter because everyone is so busy booty clapping for siyaasi rather asking them the tough questions as they say
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Aniga ma madaw adoo kale ayaa I mooday oo amaan korka uga tuura kolba kii marduuf khat siya. Sorry man, I truly hate these motherfuckers equally whether they are Wadani Ucid or Kulmiyetheyuusuf143 wrote:Lool kollayba dee ubaxyaad qoorta u gelin doontaan haduuba lacala kulmiye ka tagee maxaad kaga sii talax tegi markaa imika. Xirsi gaab oo aad ifka u nebcaydeenba waa hogaamiyihiina imika you suddenly stopped criticizing him. You wadanis are so desperately need to silence every heavy weight kulmiye member, nimbaad wuu ooyey ku haysataa.bal Maxaa idinka galay oohintiisa . Kkkkk
Amaanta should be earned not bought. You saw the Airport and the road that leads to it and how fucked up, you saw how the capital has no roads, water , and trash and animals everywhere.
Tell me what have these Mujrims done to deserve our support.
And yeah anyone who knows me will tell you how much I also blame Cirro because he is also a head of the parliament.
Somaliland is at very dangerous path and everyone is blindly following their Siyaasi
- Djiboutian
- SomaliNetizen

- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Dhibaatooynika idin haysta gaar ahaan Qurbo-jooga reer Somaliland:-kaliil wrote:Siciid,yuusuf iyo djiboutian cadaani waa nin xor ah oo xisbiguu doono ayuu ku Jiri karaa oo taa looma diidana laakiin dhaqankiisa ayaanu diidanahay.dadku inay shaqaystaan oo xisbigay doonaan galaan way fiicantahay laakiin isaga waxad moodaa ina meesha loo keenay si cidii hy ah iyo wadani uun ugu jawaabi lahaa.waad aragteen oo Markuu cid kale la hadlayo jileeca ka muuqda iyo oohintiisa waad yaabaysaan laakiin marka la yidhaahdo tolkaa u jawaab wuxu lasoo baxaa xiniinyo waaweyn oo la odhanayo kuwana malahaa.ninka wasiirka Ahi shaqadiisa haku eekaado.wasiir waliba dawlada mashruucyo ayuu ugasoo dhameeyaa deegaanadiisa laakiin mashruuc iskaba daaye bakeeri biyo ahna lagama Helin qodaxna meel kama taana wuxuu ku darsaday isagoo noqday bud tolkii lagu karbaasho.cukuse isagoo wasiirka warfaafinta ahaa mashruucyo badan ayuu deegaanada ciidagale ka fuliyay.wadada salaxlay dawlada qaybteedii wuu kasoo qaaday banka qoolcadayna riig ayuu geeyey oo ceelal baa laga qodayaa.
1- Hadi Xisbi la dhaliilo misa lu jawaabo, reer dhan aya u qaadanaya in ayago lala hadlayo misa farta lagu fiiqayo! Wasiir Cismaan (Cadaani) kaad leedahay waxa lu keenay inu reerkiisa uun ugu jawaabo waxa lu magacabay Wasiir Dawla Maaliyada bisha March 2012 halka Xisbiga Wadani ku soo baxay Doorashaadi Golaha Deegaanada December 2012. Wasiir Cismaan reer la col maha, Xisbi ayu la col yahay.
2- Hadi wasiir walba mashaaricda degaanadiisa uun soo dhameeyo qaranimada aad sheeganaysaan waa maxay? Saw qabyaalad cad maha? Hadi uu xaalka sida yahay bari hadi Wasiir hebel khasnada qaranka tuuladii yariid oo ka soo jeeday geeyo yaan la canbaarayn.
3- Dhibta kale ee idin haysa waxa weeyo haday Xukumadu wax fiican ay qabato waxa la odhanaya Wasiir hebel aya guusha dhaliyay, hadi jooniyadaha bariiska lagu kordhiyo 50 cent waxa la odhanaya Madaxweynaha ka danbeeya. Marmarka qar waxaan is-yidha talow Madaxweynaha Somaliland ma share ayu ku leeyahay wixi soo degaba! Wadada Salaxlay iyo ta Bali gubadle-ba Madaxweynaha wuxu ugu balan qaaday inay Xukumadiisa qayb libaax ka qaadato with or without Cukuse. Maalgalinta mashruuca banka Qol-Cade marki deeq bixiyaasha laga soo dhameeyay ayunba Hon. Cabdillah (Cukuse) Wisaarada Xanaanada Xoolaha lu soo wareegeyay sida u reerkiisa oo qanciyo haday mashruuca diidan.
Wasiirka Warfaafinta wa Afhayeenka Xukumada ciday ka soo horjeedana wa inu jawaab walaalkiisa ha ahaade. No qabiil should take it personal.
- Djiboutian
- SomaliNetizen

- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
He is minister that's why I used Honorable before his name.Siciid85 wrote:
You must have mistaken with someone else, because I never praised Xirsi Gaab or the ex Kulmiye cronies. I very despise politicians, because I see them for what their truly are.
I called you homer, because it seems you have joined the crew that seems to praise unworthy like Cadaani giving them titles like honorable lol and Messiah.
No wonder Somaliland is going to the shitter because everyone is so busy booty clapping for siyaasi rather asking them the tough questions as they say
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Habar yonis plots hit on cadaani
Lets blame that on soltelco, I reported that problem before. Did you see me praising soltelco , no, because I hate how his crew neglected that road. The only mayor I am whole heartedly praising right now Is Mr ciddin. But you didn't mention any thing related to Cadaani's ministry of information.Siciid85 wrote:Aniga ma madaw adoo kale ayaa I mooday oo amaan korka uga tuura kolba kii marduuf khat siya. Sorry man, I truly hate these motherfuckers equally whether they are Wadani Ucid or Kulmiyetheyuusuf143 wrote:Lool kollayba dee ubaxyaad qoorta u gelin doontaan haduuba lacala kulmiye ka tagee maxaad kaga sii talax tegi markaa imika. Xirsi gaab oo aad ifka u nebcaydeenba waa hogaamiyihiina imika you suddenly stopped criticizing him. You wadanis are so desperately need to silence every heavy weight kulmiye member, nimbaad wuu ooyey ku haysataa.bal Maxaa idinka galay oohintiisa . Kkkkk
Amaanta should be earned not bought. You saw the Airport and the road that leads to it and how fucked up, you saw how the capital has no roads, water , and trash and animals everywhere.
Tell me what have these Mujrims done to deserve our support.
And yeah anyone who knows me will tell you how much I also blame Cirro because he is also a head of the parliament.
Somaliland is at very dangerous path and everyone is blindly following their Siyaasi
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 9998 Views
-
Last post by Burco Boss
-
- 125 Replies
- 25894 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 114 Replies
- 974 Views
-
Last post by Complicated19
-
- 0 Replies
- 2936 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 23 Replies
- 5649 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 8 Replies
- 1314 Views
-
Last post by Ismail_Boss
-
- 157 Replies
- 18291 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 4 Replies
- 854 Views
-
Last post by Farax's__finest
-
- 122 Replies
- 11922 Views
-
Last post by Xamari_76