mahoka wrote:Let's say cirro wins and he announces that Somaliland is seeking to unite with Somalia what will you do?Timiro1999 wrote:Qudhmiye waa la helay sirtoodii cashuurta dadka masaakiinta laga qaaday ayay faqash ku laalushen si ay xisbiga barakaysan ee Waddani dacaayad daciif ah uga faafiyan.
Cabdirahman Siloonyo iyo Muse shaani lanadoodaba wuu ka Wadani san yahay.
Siloonyo waa kii ku baaqay in reerkiisu dagaalamo hadii la dooran waayo.
Muse shaani waakii markii uu hagbadii xaaranta ahayd u baqay magaalada shaaniga ku shiiday.
Qudhmiye waa qudhun is-biirsaday oo qudhmay UF UF
Ciro Somalia iyo xagaas uma socdo adeerkaa baa uga dhaw Muse shaani.