Timiro1999 wrote: Sun Jan 08, 2017 3:33 am Waar Lodoon sadex su'aalod oo daacad ah iiga jawaab huuno hadad kartid.
1-hadii reero colaad ka dhaxayso reerahasi lo'da miyey kala qaadan.
2-Marka gabadh la guursado reeekii wiilku ka dhashay yarad miyey u bixiyaan lo'da
3-horta lo'da magta miyaa lagu bixiyaa hadii dhagar soo kala dhex gaadho lo' jirada.
1. May, ee wey kala xadaan
2. May, lo'du ka weyn wax yarad lagu bixsho
3. May, lo'du wax nabadeed mooyee wax kale waa ka xaaraan. Dhagar iyo colaad waa hoosha geela