Page 2 of 3

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Sun Feb 19, 2017 6:13 am
by X.Playa
Am kulmii sxb tribe or no tribe am sticking with it. Wadani is neo udub a party i abhore deeply.

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Sun Feb 19, 2017 7:04 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
:stylin:
theyuusuf143 wrote: Sun Feb 19, 2017 5:23 am Ilaahii jamaal ina dhaafiyey ee waraabe soo celiyey u mahad naga, we have better choice today than three months ago , vote for our Trump . Waraabe is the new mesiah. If you just love waraabe don't hesitate to support him, if you were supporting that cirro flower just because he is tolka, waraabe is your tolka too kneel down for the ciidagale king maker and make Garxajis great again. If you love the mothrland , she loves waraabe and he loves her too , pay respect to your uncle waraabe. If you are from the west or East waraabe is every where, he can be zaylac today and wellcome galaydh in lascanod the next day. What ever you are inside Somaliland waraabe is your buddy . I declare that I am no longer kulmiye, I converted to Ucidism. This is the right path, open your heart for Ucid.
:dead: waar yusuf cawa waad jibaysantahaye :lol: president waraabe wonr happen but he is a great attack dog.

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Sun Feb 19, 2017 9:33 am
by Timiro1999
Shaani gii baa riyooday oo muxuu ku riyooday?
Wuxuu ku riyooday isagoo(Shaani) m/weyne noqday :!: :roll:
Dee waxaan ku idhi iska riyood, riyadu waa bilaash.

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Sun Feb 19, 2017 2:09 pm
by MujahidAishah
Maxadweynaaha mustaqbalka MUJAHIDEEN Muse bixi cabdi

Wadanka faqash uu maa bahno exactly what faysal and ciiro are

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Sun Feb 19, 2017 3:53 pm
by smartyt
I am in the moment dating an habar awal sacad muuse beauty nice to see Habar awal and dulbahante working with each other we all have the same future

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Mon Feb 20, 2017 1:01 am
by Winston
MujahidAishah wrote: Sun Feb 19, 2017 2:09 pm Maxadweynaaha mustaqbalka MUJAHIDEEN Muse bixi cabdi

Wadanka faqash uu maa bahno exactly what faysal and ciiro are
ceeb. royal familyga lama caayo

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Mon Feb 20, 2017 9:43 pm
by theyuusuf143
MujahidAishah wrote: Sun Feb 19, 2017 2:09 pm Maxadweynaaha mustaqbalka MUJAHIDEEN Muse bixi cabdi

Wadanka faqash uu maa bahno exactly what faysal and ciiro are
How dare you put mujahid waraabe in the same sentence with that fool cirro. Waraabe has never been faqash. Ninka dalka maanta difaaca waa la yaqaan waana waraabe. Naa hoy guusha soo raac .

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 5:10 am
by MujahidAishah
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 20, 2017 9:43 pm

Faysal waa faqash I don't think there hasn't been anyone that hasn't called him a spy. From silaanyo to muse to ina xashi to dhegoweyne..

You have to think why does faysal always scream and shout.. is he over compensating for his past errors

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 5:14 am

"Faqash" kulahaa reerkiina oo dhan baa faqash ah oo faqashta la socday markii SNM la dagaalamaysay faqashta.

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 5:16 am
by Timiro1999
MujahidAishah wrote: Tue Feb 21, 2017 5:10 am
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 20, 2017 9:43 pm
MujahidAishah wrote: Sun Feb 19, 2017 2:09 pm Maxadweynaaha mustaqbalka MUJAHIDEEN Muse bixi cabdi

Wadanka faqash uu maa bahno exactly what faysal and ciiro are
How dare you put mujahid waraabe in the same sentence with that fool cirro. Waraabe has never been faqash. Ninka dalka maanta difaaca waa la yaqaan waana waraabe. Naa hoy guusha soo raac .
Faysal waa faqash I don't think there hasn't been anyone that hasn't called him a spy. From silaanyo to muse to ina xashi to dhegoweyne..

You have to think why does faysal always scream and shout.. is he over compensating for his past errors
Raga reerkiina ah ee xinaha iyo cusburka marsada ayaa faqash ah.
Labada reer ee ugu faqash sani cod dheeraa.
Dalka aan idin aqoon u sheekeeya.

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 5:19 am
by MujahidAishah
Timiro1999 wrote: Tue Feb 21, 2017 5:14 am
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 20, 2017 9:43 pm
MujahidAishah wrote: Sun Feb 19, 2017 2:09 pm Maxadweynaaha mustaqbalka MUJAHIDEEN Muse bixi cabdi

Wadanka faqash uu maa bahno exactly what faysal and ciiro are
How dare you put mujahid waraabe in the same sentence with that fool cirro. Waraabe has never been faqash. Ninka dalka maanta difaaca waa la yaqaan waana waraabe. Naa hoy guusha soo raac .
"Faqash" kulahaa reerkiina oo dhan baa faqash ah oo faqashta la socday markii SNM la dagaalamaysay faqashta.
You can scream all you like muse was there fighting.. where was ciiro and faysal answer me that :usure:

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 5:56 am
by Timiro1999
Muuse dagaal kulahaa ma arabikhida uu Xarshin ku miisi jirey ayaad dagaal u taqaanaa.
Bal maxaa "gaas daqiiq" loogu bixiyey
Caku reerku faan badanaa

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 6:01 am
by MujahidAishah
Timiro1999 wrote: Tue Feb 21, 2017 5:56 am Muuse dagaal kulahaa ma arabikhida uu Xarshin ku miisi jirey ayaad dagaal u taqaanaa.
Bal maxaa "gaas daqiiq" loogu bixiyey
Caku reerku faan badanaa
I'm waiting for your answer as usually can't answer without cay iyo aflaagdo..

So now let's try again farta wa-wayn baan kugu sheegi

Where. Was. Ciiro &. Faysal. During 1988

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 6:09 am
by Timiro1999
MujahidAishah wrote: Tue Feb 21, 2017 6:01 am
Timiro1999 wrote: Tue Feb 21, 2017 5:56 am Muuse dagaal kulahaa ma arabikhida uu Xarshin ku miisi jirey ayaad dagaal u taqaanaa.
Bal maxaa "gaas daqiiq" loogu bixiyey
Caku reerku faan badanaa
I'm waiting for your answer as usually can't answer without cay iyo aflaagdo..

So now let's try again farta wa-wayn baan kugu sheegi

Where. Was. Ciiro &. Faysal. During 1988

Haku mashquulin hadal riqiis ahe, Muuse goormuu dagaalamay mise hadii qofku xadka ka talaabo wuu dagaalamay.
Caku

Re: "Anigu codka ugu badan waxaan ka doonayaa Laascaanood ... "

Posted: Tue Feb 21, 2017 6:26 am
by Khalid Ali
timiro waxay kaga dhagtay oke lets just say muse went to the snm.just to sit with them. using your logic itsnt that even better than ciiro oo afweyne oo kabaha u balasheneye untill the regime fell heven.stayed in moscow after the regime fell.

people say muse wa askari true and people say he should not be president because he is an askari probably timiro makes that point to. but to say he is an askari manu dagaaalamin this man was made for war. who on earth launghed the ground battle of hargeysa in 1988. it was him and axmed dhagax. the snm leqacy of muse is right there. no one can deny that marka xaqiirnimada intad iska.deysid muse tageer.