Re: Yusur Abrar
Posted: Sun Apr 16, 2017 1:19 pm
Naagahan siyasada maxa ku mashquliyey!
Shalay ayay ka carartay xamar iyado la dili rabay, manta haday ku noqoto iyada isku gaysatay wixi ku dhaca.