horta geed anad gaadhi/fuuli karaynin maxa ku geynaya?

Naag ka dheer


Moderators: Moderators, Junior Moderators
Lol waar naag iga dheer baan raba maan odhan. Ee munaafiqnima dumarka qaar uun baan ka hadlayay. Waliba ku iyagoo gaaban diida mid iyaga leegwaayeel101 wrote: Sun Mar 19, 2017 2:13 pm Lol, chelsea,
horta geed anad gaadhi/fuuli karaynin maxa ku geynaya?![]()
Naag ka dheer![]()
![]()
EvolSyawla wrote: Sun Mar 19, 2017 8:48 am I've always laughed at how full of bullshit some people on this page are.
Anyways, most women don't need a man over 6', that's just like men saying they only want DD's and Niki Minaj booty - it's all about pretending to have unnatural standards. It's just hard to be with a man who's shorter than you
Most of us have an innate need to be protected by their men....how can you do that when he can hide behind you loll
Physical strength is not as much about height as you would think.EvolSyawla wrote: Mon Mar 20, 2017 2:24 am ^ lol well of course, no one wants a fuleey no matter what age/size however taller usually means stronger than someone shorter, at least psychologically. Whether or not that's the reality is a different thing.
Not to mention trying to cuddle someone shorter than you loll, is he my baby or what. No thanks.
Ok suxul baruurayEvolSyawla wrote: Mon Mar 20, 2017 8:33 am It's ok yariisow, I *did* say "Whether or not that's the reality is a different thing". I know you might be stronger than a beanpole.
![]()
CigaalSHiiDaaDCFC wrote: Sun Mar 19, 2017 2:54 pm
Lol waar naag iga dheer baan raba maan odhan. Ee munaafiqnima dumarka qaar uun baan ka hadlayay. Waliba ku iyagoo gaaban diida mid iyaga leegamba kuwa ka xanaaqa marka buurnidooda wax laga sheeko iyaga raga gaabni ku naca.
waayeel101 wrote: Mon Mar 20, 2017 4:57 pmCigaalSHiiDaaDCFC wrote: Sun Mar 19, 2017 2:54 pm
Lol waar naag iga dheer baan raba maan odhan. Ee munaafiqnima dumarka qaar uun baan ka hadlayay. Waliba ku iyagoo gaaban diida mid iyaga leegamba kuwa ka xanaaqa marka buurnidooda wax laga sheeko iyaga raga gaabni ku naca.
koley far iyo meel bugta is og'e lol,adu iska jir:
1. Naag ka lacag/mushahar badan.
2. Naag ka shahadad ama aqoon badan.
3. Naag ka xoog weyn.
4. Naag ka dheer.