Somalia to send troops to Yemen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Amoore25
Posts: 129
Joined: Wed Nov 16, 2016 9:58 pm

Re: Somalia to send troops to Yemen

Post by Amoore25 »

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Dharkinley ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in gaari ay la socdeen Ciidamada ilaaladda Degmadaas in qarax miino oo dhulka la galiyay in lagula eegtay Xaafada Kaawo Godey ee Degmadaas.

Jugta qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay Xaafadaha Degmada Dharkinley ee Gobolka Banaadir, goob-joogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu waxyeelo uu u geystay Ciidamada Ilaaladda Degmada Dharkinley.

ilaa 2-askari ayaa la sheegay in qaraxa ay ku dhaawacmeen.

Sidoo kalana inooma suurta galin in aan qadka taleefanka ku helno Maamulka Degmada Dharkinley ee Gobolka Banaadir

This is today..... Meanin 3hr again.... Lose the count of casimada qarayada.........I say these people are scare of death.... Cause I fought that havin peace will rob from jabaad fi sabiili laah.... And the path to al jaanaah.... Abu Musaav... Make sure of that in his beautiful speach..... Sendin them to yemen..... I see as a solution......these people know 2nd amemendment of texas texas....... Was hearin axmed Daciiy in this speech
"A well regulated Militia, being necessary to the security of a free State, the right of the people to keep and bear Arms, shall not be infringed.".......somali people understand wellšŸ˜‚
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to ā€œGeneral - General Discussionsā€