Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??

Post by LeJusticier »

gegiroor wrote: Mon Jul 31, 2017 8:21 pm DR - YALAXOOW, waa ku salaamay. Long-time no see bro.

Magaaladaan aan deganahay guri ayay ijaartaan dumarkaan oo shiishada caba, halkaas ayay qiiqa ka tuuraan. Aniga ma arag, laakiin waa sida la igu yiri.

Two decades ago, party ayay samaysan jireen oo dumarka isugu imaan jireen, laakiin waxaan maqlay hadda shiishada ayaa bedeshay.

Dadka waxay dhahaan dhaqankaan Yurub iyo Canada ayuu ka yimid ee Maraykan hore loogama aqoon. Laakiin kolay hadda qiiqa meeshaan Muricaba waa tuuraan dumarka qaar.

Waxay kaloo dadka dhahaan xagaa iyo Carabaha ayuu dhaqankaan nooga yimid. Si kastaba ha ahaatee waa dhaqan aad u xun oo u baahan in gabdhaheena looga digo.
WTF?
GegiRoor wonabbe walaweyn :damn:

Topica hadaan usoo noqdo, yaaba is gaadhay. Beri dhow waxaad maqlay
1-ururka bidixda ka laafyooda ee Soomalida
2-Ururka u doodista xuquuqda dhilooyinka soomaliyeed etc.
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??

Post by gegiroor »

LeJusticier wrote: Tue Aug 01, 2017 11:34 am
gegiroor wrote: Mon Jul 31, 2017 8:21 pm DR - YALAXOOW, waa ku salaamay. Long-time no see bro.

Magaaladaan aan deganahay guri ayay ijaartaan dumarkaan oo shiishada caba, halkaas ayay qiiqa ka tuuraan. Aniga ma arag, laakiin waa sida la igu yiri.

Two decades ago, party ayay samaysan jireen oo dumarka isugu imaan jireen, laakiin waxaan maqlay hadda shiishada ayaa bedeshay.

Dadka waxay dhahaan dhaqankaan Yurub iyo Canada ayuu ka yimid ee Maraykan hore loogama aqoon. Laakiin kolay hadda qiiqa meeshaan Muricaba waa tuuraan dumarka qaar.

Waxay kaloo dadka dhahaan xagaa iyo Carabaha ayuu dhaqankaan nooga yimid. Si kastaba ha ahaatee waa dhaqan aad u xun oo u baahan in gabdhaheena looga digo.
WTF?
GegiRoor wonabbe walaweyn :damn:

Topica hadaan usoo noqdo, yaaba is gaadhay. Beri dhow waxaad maqlay
1-ururka bidixda ka laafyooda ee Soomalida
2-Ururka u doodista xuquuqda dhilooyinka soomaliyeed etc.

From 4th grade to high school, I've lived in the South. There are several Somali dialects that I could easily speak, but the accent in Mudug, western Galguduud, Wardheer, and Shilaabo is my favorite dialect.

8-)
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??

Post by Basra- »

Basra- wrote: Tue Aug 01, 2017 2:37 am
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 31, 2017 7:49 pm Walaalayaaloow aniga afka ingriisiga ma aqaan. Af soomaaliga ayaan xoogaa ka aqaan.. Arrin ayaan la yaabay.. Afkii baa juuqda gabay.. Naagaha soomaalida ee shiishada caba waa bateen.. walaalayaaloow dhaqan xumadaan halkee ka timid ? . Waxaan ka sii naxay. Nimanka Qaba naagaha shiishada caba !! War nimankaaa xaniinyihii yaa ka siibay ?? !! Naag aan aniga qabo oo Shiishad cabeysa :shock: .. DHaqan xumadaas halkee inooga timid.. Dayuuusiiin weeyaan Ragga naagahooda u ogolaada inay shiishad cabaan.. Waayadii hore naagaha Sigaarka cabaa waxaa loo yaqaanay. Sharm...to.. Maantana waxaad arkeysaa Nin naagtiiisa Shiishad cabeysa. oo naagtii Sanka qaaac ka sii deyneyna isagiina la cabaya ama uga raali ah.... calool xumadaas ayaan ka yaabay... saaxiibiyaal ka warama Shiiishad naagaha caba ??
oo adiigu naag ba tahay. :eat:

Yala


Siillkaadi baa iisoo ureeyso.... :roll:
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??

Post by xiimaaya »

Basra- wrote: Tue Aug 01, 2017 3:16 pm
Basra- wrote: Tue Aug 01, 2017 2:37 am
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 31, 2017 7:49 pm Walaalayaaloow aniga afka ingriisiga ma aqaan. Af soomaaliga ayaan xoogaa ka aqaan.. Arrin ayaan la yaabay.. Afkii baa juuqda gabay.. Naagaha soomaalida ee shiishada caba waa bateen.. walaalayaaloow dhaqan xumadaan halkee ka timid ? . Waxaan ka sii naxay. Nimanka Qaba naagaha shiishada caba !! War nimankaaa xaniinyihii yaa ka siibay ?? !! Naag aan aniga qabo oo Shiishad cabeysa :shock: .. DHaqan xumadaas halkee inooga timid.. Dayuuusiiin weeyaan Ragga naagahooda u ogolaada inay shiishad cabaan.. Waayadii hore naagaha Sigaarka cabaa waxaa loo yaqaanay. Sharm...to.. Maantana waxaad arkeysaa Nin naagtiiisa Shiishad cabeysa. oo naagtii Sanka qaaac ka sii deyneyna isagiina la cabaya ama uga raali ah.... calool xumadaas ayaan ka yaabay... saaxiibiyaal ka warama Shiiishad naagaha caba ??
oo adiigu naag ba tahay. :eat:

Yala


Siillkaadi baa iisoo ureeyso.... :roll:
:damn:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”