Page 2 of 2
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Posted: Tue Aug 01, 2017 11:34 am
by LeJusticier
gegiroor wrote: Mon Jul 31, 2017 8:21 pm
DR - YALAXOOW, waa ku salaamay. Long-time no see bro.
Magaaladaan aan deganahay guri ayay ijaartaan dumarkaan oo shiishada caba, halkaas ayay qiiqa ka tuuraan. Aniga ma arag, laakiin waa sida la igu
yiri.
Two decades ago, party ayay samaysan jireen oo dumarka isugu imaan jireen, laakiin waxaan maqlay hadda shiishada ayaa bedeshay.
Dadka waxay
dhahaan dhaqankaan Yurub iyo Canada ayuu ka yimid ee Maraykan hore loogama aqoon. Laakiin kolay hadda qiiqa meeshaan Muricaba waa tuuraan dumarka qaar.
Waxay kaloo dadka
dhahaan xagaa iyo Carabaha ayuu dhaqankaan nooga yimid. Si kastaba ha ahaatee waa dhaqan aad u xun oo u baahan in gabdhaheena looga digo.
WTF?
GegiRoor wonabbe walaweyn
Topica hadaan usoo noqdo, yaaba is gaadhay. Beri dhow waxaad maqlay
1-ururka bidixda ka laafyooda ee Soomalida
2-Ururka u doodista xuquuqda dhilooyinka soomaliyeed etc.
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Posted: Tue Aug 01, 2017 12:07 pm
by gegiroor
LeJusticier wrote: Tue Aug 01, 2017 11:34 am

From 4th grade to high school, I've lived in the South. There are several Somali dialects that I could easily speak, but the accent in Mudug, western Galguduud, Wardheer, and Shilaabo is my favorite dialect.

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Posted: Tue Aug 01, 2017 3:16 pm
by Basra-
Basra- wrote: Tue Aug 01, 2017 2:37 am
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 31, 2017 7:49 pm
Walaalayaaloow aniga afka ingriisiga ma aqaan. Af soomaaliga ayaan xoogaa ka aqaan.. Arrin ayaan la yaabay.. Afkii baa juuqda gabay.. Naagaha soomaalida ee shiishada caba waa bateen.. walaalayaaloow dhaqan xumadaan halkee ka timid ? . Waxaan ka sii naxay. Nimanka Qaba naagaha shiishada caba !! War nimankaaa xaniinyihii yaa ka siibay ?? !! Naag aan aniga qabo oo Shiishad cabeysa

.. DHaqan xumadaas halkee inooga timid.. Dayuuusiiin weeyaan Ragga naagahooda u ogolaada inay shiishad cabaan.. Waayadii hore naagaha Sigaarka cabaa waxaa loo yaqaanay. Sharm...to.. Maantana waxaad arkeysaa Nin naagtiiisa Shiishad cabeysa. oo naagtii Sanka qaaac ka sii deyneyna isagiina la cabaya ama uga raali ah.... calool xumadaas ayaan ka yaabay... saaxiibiyaal ka warama Shiiishad naagaha caba ??
oo adiigu naag ba tahay.
Yala
Siillkaadi baa iisoo ureeyso....

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Posted: Tue Aug 01, 2017 11:56 pm
by xiimaaya
Basra- wrote: Tue Aug 01, 2017 3:16 pm