Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by abdikarim86 »

Timiro1999 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:00 am Komiishankii caga jugleyn badan ayaa soo gaadhay Qudhmiye.

Caga jugleyn faqash baa waxba ku qaadi weyday.
SL hadii cadaalad la waayo waa kula yaacayaa
Dadka cadaalad ayaa isku haysa wax kale oo ka dhexeeya ma jiraan.
Doqmaha u haysta ni ay musuq-maasuq kursi ku korayaan been bay isu sheegen
Cadaalad ma doonaysid inanyahay cuqdadu lafaha ka gashay.

You want your uncle to win no matter what.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by Timiro1999 »

abdikarim86 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:02 am

Horta cuqdad kaama qabo adiga iyo reerkiina waaban kaa khashaafaa maxaan cuqdad kaa qaadaa taasi waa mid.
Anigu adeerkay waan la doonaya sida idinkuba muuse loxoox ula doonaysaan
Hadii doorashadu cadaalad ahaan lahayd waxba kamaan qabeen lknse maaha boob iyo musuq-maasuq cida kaa yeesha arag.
Reer weliba halkiisa ha maamusho maxaa inaga dhexeeya ee aan cadaalad ahayn.
Alphamale1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 259
Joined: Mon Jul 03, 2017 11:24 pm

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by Alphamale1 »

Magic boxes appearing out of no where and ballot stuffing. What a joke.

I can sense corruption from miles away and clearly Kulmiye is up to no good.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by abdikarim86 »

Timiro1999 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:08 am
abdikarim86 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:02 am
Timiro1999 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:00 am Komiishankii caga jugleyn badan ayaa soo gaadhay Qudhmiye.

Caga jugleyn faqash baa waxba ku qaadi weyday.
SL hadii cadaalad la waayo waa kula yaacayaa
Dadka cadaalad ayaa isku haysa wax kale oo ka dhexeeya ma jiraan.
Doqmaha u haysta ni ay musuq-maasuq kursi ku korayaan been bay isu sheegen
Cadaalad ma doonaysid inanyahay cuqdadu lafaha ka gashay.

You want your uncle to win no matter what.

Horta cuqdad kaama qabo adiga iyo reerkiina waaban kaa khashaafaa maxaan cuqdad kaa qaadaa taasi waa mid.
Anigu adeerkay waan la doonaya sida idinkuba muuse loxoox ula doonaysaan
Hadii doorashadu cadaalad ahaan lahayd waxba kamaan qabeen lknse maaha boob iyo musuq-maasuq cida kaa yeesha arag.
Reer weliba halkiisa ha maamusho maxaa inaga dhexeeya ee aan cadaalad ahayn.
And there you have it - The extreme paranoia/arrogance complex fused with hatred that has been exhibited by you on
many occasions on this forum.

Many members of your clan are arrogant enough to think you could win the election alone. Arrogant enough to think that alliances were beneath you in winning the presidency (Seeing as we are a clan-based society). For more read up on the posts made by Cadaani.

When others think strategically your paranoia and hatred make you see conspiracy everywhere and make you spew hatred and vitriol against your kin.

SL will survive - It has survived many worse crises than this. No Reer will control their own territories as you are advocating here.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by abdikarim86 »

Alphamale1 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:10 am Magic boxes appearing out of no where and ballot stuffing. What a joke.

I can sense corruption from miles away and clearly Kulmiye is up to no good.
Daaroodka aad tahay was.

:pacspit:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by Timiro1999 »

abdikarim86 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:16 am
Timiro1999 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:08 am
abdikarim86 wrote: Thu Nov 16, 2017 9:02 am
Cadaalad ma doonaysid inanyahay cuqdadu lafaha ka gashay.

You want your uncle to win no matter what.

Horta cuqdad kaama qabo adiga iyo reerkiina waaban kaa khashaafaa maxaan cuqdad kaa qaadaa taasi waa mid.
Anigu adeerkay waan la doonaya sida idinkuba muuse loxoox ula doonaysaan
Hadii doorashadu cadaalad ahaan lahayd waxba kamaan qabeen lknse maaha boob iyo musuq-maasuq cida kaa yeesha arag.
Reer weliba halkiisa ha maamusho maxaa inaga dhexeeya ee aan cadaalad ahayn.
And there you have it - The extreme paranoia/arrogance complex fused with hatred that has been exhibited by you on
many occasions on this forum.

Many members of your clan are arrogant enough to think you could win the election alone. Arrogant enough to think that alliances were beneath you in winning the presidency (Seeing as we are a clan-based society). For more read up on the posts made by Cadaani.

When others think strategically your paranoia and hatred make you see conspiracy everywhere and make you spew hatred and vitriol against your kin.

SL will survive - It has survived many worse crises than this. No Reer will control their own territories as you are advocating here.
Horta mid waa ku saxsan tahay oo jeeganta iyo waxaasi wuu iga hooseeya waana baqe aad GX ka qabtaan waxa isu kiin geeyey.
Meeshan deganahay cid u soo dhawaanaysaa ma jirto waad arki doontaa.
Faqash ayay tii la ogaa ka dhacday weliba maanta lagu kala qixi maayo.
Tii faqashta 1994 tan ayaa ka daran
"Dad cadaalad waayaa sidii cawsha kala yaac"
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by Inaayah »

Timiro1999 wrote: Thu Nov 16, 2017 8:53 am
Inaayah wrote: Thu Nov 16, 2017 8:11 am
X.Playa wrote: Thu Nov 16, 2017 7:56 am Most of the corruption took place in Hargaysa region yo Gabilay. The system isn't water tight one can throw away opposition votes, one can bring in their own box and ballots ( the ballots are not that sophisticated and the plastic tub can be bought and the plastic fasteners are cheap also) .

I was just listening to Faadumo Siciid and its obvious most salad muse neighborhood are suspect. Both the population and authority and NEC representative in those clan enclaves conspired to stuff the ballots and discard any opposition votes.

Kulmiye is bent wining Hargaysa fair or foul. Just one look at the numbers is mind boggling, how can sacad Muse neighborhoods have 3 times more voters then the rest of Hargaysa combined ? Considering the fact Hargaysa strictly voted along clan lines how sacad muuse vote alone can be more then hy + ciidagale+Arab?

In fact no where in the country a single clan casted more than 100k in few neighborhoods not even regions. The possibility that sacad muuse are the largest clan in all the registered voters is very fishy.
Nagu walaalo dee. Awoowo intaanay heart attack kugu dhicin, maad istajisid? Ma afar qof o h.y e dagan New Hargeisa, iyo shan kale o dagan masalaha, 10 qof o Arab ah, iyo 2 qof o ayub ah, aya ag dhigaysa UMAD DHAN? :lol:

All these xaafadood are all kulmiye :clap:
Jigjiga yar
Shacabka
Hera-awr
boqol iyo kontonka
cabaaye
kilalka
sheikh mubarak
Badaca Cas
Boqol Jire
Sheikh Omar

Inaayah adigu horta ma reer hargeysaad tahay
Sawnigii moodayey inaad reer qabileytahay.
Mise imika arintu waa xaliimo kastaa waa reer2
hargeysa lol
WALAAHI waan yaabay
Timiro: Inadeeroy, just gracefully accept the defeat and let's move on. :up:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by Timiro1999 »

Inaayah
Laabtad ka jeclaatay mays tidhi
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Goormaa natiijada lagu dhawaaqayaa?

Post by abdikarim86 »

kaliil wrote: Thu Nov 16, 2017 8:57 am
Inaayah wrote:
Nagu walaalo dee. Awoowo intaanay heart attack kugu dhicin, maad istajisid? Ma afar qof o h.y e dagan New Hargeisa, iyo shan kale o dagan masalaha, 10 qof o Arab ah, iyo 2 qof o ayub ah, aya ag dhigaysa UMAD DHAN? :lol:

All these xaafadood are all kulmiye :clap:
Jigjiga yar
Shacabka
Hera-awr
boqol iyo kontonka
cabaaye
kilalka
sheikh mubarak
Badaca Cas
Boqol Jire
Sheikh Omar

Inaayah hargeysa ma waxad u taqaanaa xaafada jigjiga yar oo keliya?hargeysadii hore waxay ahaan jirtay 4 degmo

1. 26 june (habar awal)
2. Gacanlibaax (habar yoonis)
3. Guryosamo oo imika maxamuud haybe ah(ciidagale)
4. Siinaay(arab)

4ta degmo e hore imika degmadiiba mid baa lagu kordhiyey oo waa 26 june+ibraahim koodbuur,maxamuud haybe+maxamuud Mooge,gacanlibaax+macalin haaruun,axmeddhagax+mid kale. Habar awal habar yoonis oo keliya ayaanay hargeysa kaga badnayn markaa faanka iska daa magaaladu jigjiga yar keliya maahee.weliba dad badan oo habar awal ahayn ayaa degen sida ym,gudabiirsi,dhulbahante iyo qaar kaloo badan.
Gacan Libaax contains Daami, Cabaaye, Kililka, Sheekh Madar, Laba Nuux, parts of 150ka etc.
These are not HY neighbourhoods.

Stop trying to portray Gacan Libaax as a purely HY district. We all know it ain't.

:dj:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”