SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Moderator: Moderators
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Damn our country is fucked guys this is not a joke this Farmjaoo was viewed by all as our last savior and now he even more useless than Xassan Shaikh
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Saas lee waaye. Ya ka aamusayo hee? Wejiga runta looga marmarinaa xaa leyska qaada!giftshoprad wrote: Sat Nov 18, 2017 3:06 pmQabiill ayaa gubaayo qaainka, dont try to reason with a dhabacoAbkoowDhiblaawe wrote: Sat Nov 18, 2017 1:27 pmDid i even claim i wrote it? I read it and shared. Don't see anything wrong with that.OAF wrote: Sat Nov 18, 2017 3:52 am
What makes you think that he wrote this analysis and not copy from some page and pasted it? do you think this dameer is capable of doing such work?![]()
Maxaa ku gubaayo though you doqon? Hooyada miyaa leh dowladda? Fuck outta here. Wixii xaqiiqa waa laga sheegi eydii kuso xaarte wassee.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Here we got a honest daarod atleast. Kudos to you!smartyt wrote: Sat Nov 18, 2017 3:26 pm Damn our country is fucked guys this is not a joke this Farmjaoo was viewed by all as our last savior and now he even more useless than Xassan Shaikh
- OAF
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1204
- Joined: Wed Nov 30, 2011 11:42 am
- Location: Ogaden Armed Forces, Ogaden Republic.
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Mr. Oofey we clearly know your mentality inay tahay ''xamar unuka leh, banadirland state aa rabaa'' ayaa ka muuqata ee waxba ha qarinin.AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Nov 18, 2017 3:24 pmDon't go there doqonoow unless you want to get embarassed. My opinion on the previous gov is well known. And honestly i regret my previous opinion on HSM. Cause this gov has proved to be way worse than that gov. Just in 8 months!OAF wrote: Sat Nov 18, 2017 2:53 pm Ninkii shalay ku waashay "xamar unuka leh " ayaa maanta dhahaya igama xigtid dowladayou wasn't against the government of Somalia when your adeer was in charge , why now?
We all know who captured the guy in the first place, no need to blame on the legitimate government.
Kulaha "doqonki ogaden " gabayada rag gaar ah ba lagu talagalay, ilahay aduunyada bini aadan iyo dugaag ayu ka kala dhigay, cidiina dugaagyo dameero ah ayey gabayada ka yihiin.
Today the parliament of Somalia has renounced their statement about ONLF being terrorists in Somalia, wax aad la socotid ba iska yar ee ayar cagaha dhulka dhigo.
Oofey caadi ah ba ila doodaya waaba yaab.
I remember when GM got blamed for that BS. And today NISA and sanbalolshe got the blame according to the investigation. Sanbalolshe ya magacaabay? Wasn't it farmaajo?? Farmajo N kheire Both lack leadership skills fudeed baa dilay. Latest blow the resignation of Maryan qasim.
Miskiin tahay. Wax aa ku difaactid ma jirto dowlada oon ka aheen qabiil.
Miskiinka waxaa weeye ninka 24/7 computer ka dhex leh ''xamar unuka iska leh''
Shacabka rabitankooda ayu farmaajo ku yimid xilka, aduunka ayaa markhaati ka ah even your cousins were crying around the streets saying ''aar farmaajo ii geeya''
You haven't given farmaajo enough time to prove himself markaas aa futada kala qabatay.
Its so clear what you want, waxaad mooday inaad adiga kaliga iska leedahay xamar but you know what, xamartan ee ah a bomb ticking place anagu waxba kuma falayno, we have kismaayo and bosaaso on lock as well as DDSI, cuqdada halkaas ayaad ka keentay mr oofey.
but if the river your crying will stop by giving you banadir as a state then be my guest, oohintaada haday istaagayso anagu waanu ku siinayna banadir no problem.
marka oohinta iska dhaaf.

Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Adeer wiilkaagan Ugaas Nuur maxaa dhayda kaa lisay. Farmaajo miyuuna ahayn ninka lama arag iyo lama maqal dhigay ee Qalbidhagax, Qilinto geeyey intuu dhabar garaacay? Doqonimadii iyo qadiyad xumadii doofaarnimada ahayd ee reerkeenu goonida ulahayeen unbaa kaasoo ifaysa! Xukun Ogaadeen dhaqanxumadiisa iyo cadaalad daradiisa Cabdi Iley iyo Liyupolicekaan ku baranay. No wonder the Isaaq start throwing up at the thought of sharing anything with Somalia after our geeljires were unleashed on them, destroying everything in their path! Walahi I want to renounce my Ogaadenimo, just yet to find anywhere much better to migrate to in the peninsula!
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Cool story. Xamar cidii lahayd baa Gacanta ku heyso. Fact. Don't forget 70% of SNA in muqdisho is Abgaal the rest HG. Ciidanka aan kala baxo is enough to make farmajo run to america. So faanka iska yaree. Why is the gov constantly appeasing Abgaal? They know they cant survive a day in xamar without Abgaal support. So Farmaajo arimaha xamar maba ka hadli karo for those reasons.OAF wrote: Sun Nov 19, 2017 1:32 amMr. Oofey we clearly know your mentality inay tahay ''xamar unuka leh, banadirland state aa rabaa'' ayaa ka muuqata ee waxba ha qarinin.AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Nov 18, 2017 3:24 pmDon't go there doqonoow unless you want to get embarassed. My opinion on the previous gov is well known. And honestly i regret my previous opinion on HSM. Cause this gov has proved to be way worse than that gov. Just in 8 months!OAF wrote: Sat Nov 18, 2017 2:53 pm Ninkii shalay ku waashay "xamar unuka leh " ayaa maanta dhahaya igama xigtid dowladayou wasn't against the government of Somalia when your adeer was in charge , why now?
We all know who captured the guy in the first place, no need to blame on the legitimate government.
Kulaha "doqonki ogaden " gabayada rag gaar ah ba lagu talagalay, ilahay aduunyada bini aadan iyo dugaag ayu ka kala dhigay, cidiina dugaagyo dameero ah ayey gabayada ka yihiin.
Today the parliament of Somalia has renounced their statement about ONLF being terrorists in Somalia, wax aad la socotid ba iska yar ee ayar cagaha dhulka dhigo.
Oofey caadi ah ba ila doodaya waaba yaab.
I remember when GM got blamed for that BS. And today NISA and sanbalolshe got the blame according to the investigation. Sanbalolshe ya magacaabay? Wasn't it farmaajo?? Farmajo N kheire Both lack leadership skills fudeed baa dilay. Latest blow the resignation of Maryan qasim.
Miskiin tahay. Wax aa ku difaactid ma jirto dowlada oon ka aheen qabiil.
Miskiinka waxaa weeye ninka 24/7 computer ka dhex leh ''xamar unuka iska leh''
Shacabka rabitankooda ayu farmaajo ku yimid xilka, aduunka ayaa markhaati ka ah even your cousins were crying around the streets saying ''aar farmaajo ii geeya''
You haven't given farmaajo enough time to prove himself markaas aa futada kala qabatay.
Its so clear what you want, waxaad mooday inaad adiga kaliga iska leedahay xamar but you know what, xamartan ee ah a bomb ticking place anagu waxba kuma falayno, we have kismaayo and bosaaso on lock as well as DDSI, cuqdada halkaas ayaad ka keentay mr oofey.
but if the river your crying will stop by giving you banadir as a state then be my guest, oohintaada haday istaagayso anagu waanu ku siinayna banadir no problem.
marka oohinta iska dhaaf.
![]()
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
War Xamar ilaahay iyo Somaali ba leh stfu cid walba Xamar wa timi Abgaal baadiyaha bu ku noola oo caanaha buu keeni jiray intuusan soo degin HG na shaqoba kuma leh oo gobolada dhexe bay ka yimadeen Mooryantu
Ee sheydanka iska naar dhulka wa la wada leeyahay dawladana afkaaga kala bax wali wa cusub tahay wixii khaldana inshalah wa la sixi wax la'aan bay dhaanta , Hawiyow wadanka qaska ka daaya oo 27 sano wixi dhacay cashar ku qaata.

- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19069
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Holly shyt war meesha maxaa ka dhacay.
- OAF
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1204
- Joined: Wed Nov 30, 2011 11:42 am
- Location: Ogaden Armed Forces, Ogaden Republic.
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
I know your not ogaden in the first place, mardambe oo aad aniga ila hadli kartid ma jirto naagyahey naagtu dhashaybalwarama wrote: Sun Nov 19, 2017 3:26 am Adeer wiilkaagan Ugaas Nuur maxaa dhayda kaa lisay. Farmaajo miyuuna ahayn ninka lama arag iyo lama maqal dhigay ee Qalbidhagax, Qilinto geeyey intuu dhabar garaacay? Doqonimadii iyo qadiyad xumadii doofaarnimada ahayd ee reerkeenu goonida ulahayeen unbaa kaasoo ifaysa! Xukun Ogaadeen dhaqanxumadiisa iyo cadaalad daradiisa Cabdi Iley iyo Liyupolicekaan ku baranay. No wonder the Isaaq start throwing up at the thought of sharing anything with Somalia after our geeljires were unleashed on them, destroying everything in their path! Walahi I want to renounce my Ogaadenimo, just yet to find anywhere much better to migrate to in the peninsula!
''renounce my ogadeenimo'' oo ayaa kolkii hore ku hestay inaad ahayd ogadeen? marsin ba kol hore ku qarxiyey ee.
Anigu nin reer dalal oo reer awcali ah baan ahay, afkaaga ka leexi ugaasyadeena.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19069
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Oh hell naw! You did not just bring hg into this. I will respond to this nonesense when i wake up early in the morning.gobdoon wrote: Sun Nov 19, 2017 5:41 am War Xamar ilaahay iyo Somaali ba leh stfu cid walba Xamar wa timi Abgaal baadiyaha bu ku noola oo caanaha buu keeni jiray intuusan soo degin HG na shaqoba kuma leh oo gobolada dhexe bay ka yimadeen Mooryantu
Ee sheydanka iska naar dhulka wa la wada leeyahay dawladana afkaaga kala bax wali wa cusub tahay wixii khaldana inshalah wa la sixi wax la'aan bay dhaanta , Hawiyow wadanka qaska ka daaya oo 27 sano wixi dhacay cashar ku qaata.
- OAF
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1204
- Joined: Wed Nov 30, 2011 11:42 am
- Location: Ogaden Armed Forces, Ogaden Republic.
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
AAaaarr oofey dhageyso, xamar somali baad ka bililaqaysatey ee runta qirso, xamar cadcad, arab iyo hindi baa daganaanjirey somali iska dhaaf ee.AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Nov 19, 2017 5:21 amCool story. Xamar cidii lahayd baa Gacanta ku heyso. Fact. Don't forget 70% of SNA in muqdisho is Abgaal the rest HG. Ciidanka aan kala baxo is enough to make farmajo run to america. So faanka iska yaree. Why is the gov constantly appeasing Abgaal? They know they cant survive a day in xamar without Abgaal support. So Farmaajo arimaha xamar maba ka hadli karo for those reasons.OAF wrote: Sun Nov 19, 2017 1:32 amMr. Oofey we clearly know your mentality inay tahay ''xamar unuka leh, banadirland state aa rabaa'' ayaa ka muuqata ee waxba ha qarinin.AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Nov 18, 2017 3:24 pm
Don't go there doqonoow unless you want to get embarassed. My opinion on the previous gov is well known. And honestly i regret my previous opinion on HSM. Cause this gov has proved to be way worse than that gov. Just in 8 months!
I remember when GM got blamed for that BS. And today NISA and sanbalolshe got the blame according to the investigation. Sanbalolshe ya magacaabay? Wasn't it farmaajo?? Farmajo N kheire Both lack leadership skills fudeed baa dilay. Latest blow the resignation of Maryan qasim.
Miskiin tahay. Wax aa ku difaactid ma jirto dowlada oon ka aheen qabiil.
Miskiinka waxaa weeye ninka 24/7 computer ka dhex leh ''xamar unuka iska leh''
Shacabka rabitankooda ayu farmaajo ku yimid xilka, aduunka ayaa markhaati ka ah even your cousins were crying around the streets saying ''aar farmaajo ii geeya''
You haven't given farmaajo enough time to prove himself markaas aa futada kala qabatay.
Its so clear what you want, waxaad mooday inaad adiga kaliga iska leedahay xamar but you know what, xamartan ee ah a bomb ticking place anagu waxba kuma falayno, we have kismaayo and bosaaso on lock as well as DDSI, cuqdada halkaas ayaad ka keentay mr oofey.
but if the river your crying will stop by giving you banadir as a state then be my guest, oohintaada haday istaagayso anagu waanu ku siinayna banadir no problem.
marka oohinta iska dhaaf.
![]()
During the time of italian somalia abgaal were told to get out of xamar during the night and were only allowed to bring goods to the town during the daytime, waakas tariikhda abgaal ee ay xamar ku leedahay.
runtaa fiican sxb..
xoolaha, caanaha, hilibka doorada waxkasta idinka keeni jiray lakiin when the time was 00:00 ''hit the road oofey'' ba lagugu dhihi jiray.

warsheekh im teaching you your tariikh abti, ha xanaaqin... hadii aad xanaaqdid waxba ma baranaysid marka xanaaqa iska ilaali.
eeg, runta ayaa fiican ee beenta aad ku nooshahay iska dhaaf. waa digniin.
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
War bal waran?balwarama wrote: Sun Nov 19, 2017 3:26 am Adeer wiilkaagan Ugaas Nuur maxaa dhayda kaa lisay. Farmaajo miyuuna ahayn ninka lama arag iyo lama maqal dhigay ee Qalbidhagax, Qilinto geeyey intuu dhabar garaacay? Doqonimadii iyo qadiyad xumadii doofaarnimada ahayd ee reerkeenu goonida ulahayeen unbaa kaasoo ifaysa! Xukun Ogaadeen dhaqanxumadiisa iyo cadaalad daradiisa Cabdi Iley iyo Liyupolicekaan ku baranay. No wonder the Isaaq start throwing up at the thought of sharing anything with Somalia after our geeljires were unleashed on them, destroying everything in their path! Walahi I want to renounce my Ogaadenimo, just yet to find anywhere much better to migrate to in the peninsula!
Xaged ka dhacday beryahan?
Horta ninyo ma reer Jarar bad ahed mise Qorahey?
Ninkan OAF nin xun maha lakin wa cunug yar oo weli sta training wheels. Don’t be hard on him agaa.
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
OAF bakhti xun baa tahay, UgaasNuuryohow reer Dalal ha sheeganin! Nin reer Warfaa ah oo waliba reer Ugaas Magan ah oo Bahxawaadle ah ma taageeri karo ina Iley iyo Ilma Laba go'le waxay kawadaan degaanka. Teeda kale reer Dalal sidan wuu ka diir diiranaan jiray! Seed uweerari kartaa wiilkan Abgaal, markuu Farmaajo oo INA adeerka oo magan u ah intuu dhabar garaacay cadawgiisii ugacan galiyey, uu wax ka sheego! Damiir xumadaa Ugaas Nuur iyo reer Cabdilahaa Oromoobay unbay kasuuroobi kartaa, sinaba nin nasaba oo reer Warfaa ahi, fakarkuu dooniba ha aaminsanaadee uguma qanci karo
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Waar waan ku salaamay Awrasta. Ninyohow waan ka yara caajisay meeshanee, intiinii Iidoorka ahayd unbaaba isku eryanaya.
War reer Qoraxey baan ahay inkastoo anagiyo reer Jarareedku aanaan meelaba kala jirin
War reer Qoraxey baan ahay inkastoo anagiyo reer Jarareedku aanaan meelaba kala jirin
Re: SFG: A Government Bent on Self-Harm and Unforced Political Errors.
Teeda kale haday Ogaadeenimadii cabbirkeeduba noqday taageerada Cabdi Iley oo adiguba aad ogtahay akhlaaq xumadiisa iyo qabyaalad xumadiisa, waanu ka baxaynaa ma ahee reer Warfaa oo idil baa ka bixi!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 433 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 5 Replies
- 964 Views
-
Last post by Waqooyism
-
- 7 Replies
- 882 Views
-
Last post by between12
-
- 0 Replies
- 815 Views
-
Last post by Futurist
-
- 23 Replies
- 27595 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 4 Replies
- 308 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 2 Replies
- 371 Views
-
Last post by holla_back_girl**
-
- 8 Replies
- 1191 Views
-
Last post by AvidThinkerr101
-
- 7 Replies
- 3562 Views
-
Last post by Kabriid