Khalid Ali wrote: Sun Nov 19, 2017 5:18 pm Ethiopia and habasha are out distance cousin
We share blood



Moderator: Moderators
Khalid Ali wrote: Sun Nov 19, 2017 5:18 pm Ethiopia and habasha are out distance cousin
We share blood
My bad, inaad kuwaas khurafaadka aaminsan ka mid tahay baan u qaatay. Islaantan xabashiyadda ahayd inay jirtay ma hubtaa?KingWaslawi wrote: Sun Nov 19, 2017 5:11 pmIsaaq Ayaa carab ahaa anigu ma odhan, mana aaminsani, waxaan se ka hadlaayay, our mama of Ethiopia, HJ hooyadood.Jugjugwacwac wrote: Sun Nov 19, 2017 5:08 pmNinyahow Soomaalidu maba fikirto. Horta horumarba gaadhi mayno ilaa sheekooyinkan raqiis ka ah ee carabysan meeshaba laga saaro. Carab baa madax martay Soomaalida.theyuusuf143 wrote: Sun Nov 19, 2017 4:56 pm oo imika ma waxad aaminsantahay in carab 80 jir ah oo lugayna intuu saf ka galay haween ku sugayey geeska africa uu dhalay waxaas oo dada oo aanu midkoodna xitaa isaga la DNA ahayn, odayga habraha miyaa loo wasi jiray waa yaabe kkkkkk
Way jirtaa Islaantu.Jugjugwacwac wrote: Sun Nov 19, 2017 5:42 pmMy bad, inaad kuwaas khurafaadka aaminsan ka mid tahay baan u qaatay. Islaantan xabashiyadda ahayd inay jirtay ma hubtaa?KingWaslawi wrote: Sun Nov 19, 2017 5:11 pmIsaaq Ayaa carab ahaa anigu ma odhan, mana aaminsani, waxaan se ka hadlaayay, our mama of Ethiopia, HJ hooyadood.Jugjugwacwac wrote: Sun Nov 19, 2017 5:08 pm
Ninyahow Soomaalidu maba fikirto. Horta horumarba gaadhi mayno ilaa sheekooyinkan raqiis ka ah ee carabysan meeshaba laga saaro. Carab baa madax martay Soomaalida.
Oo halkii ku aragtaa horta!KingWaslawi wrote: Sun Nov 19, 2017 6:05 pm
Aabahaa ayaad la yaabtee, cid kalena maxaad u malayn. Futa rux jecelidaa horta!.
For once I'm agreeing with our Ethiopian basaas.Major clans were nothing more than political alliances between various unrelated groups born out of necessityAwRastaale wrote: Sun Nov 19, 2017 11:30 pm Sheikh Isaaq like Darood and the other mythical ancestors never existed.
Tribes were formed just like today Somali regions such as Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland and SWS are formed.
Tribal organisation was the state formation of the day.
DNA long busted all these mythical legends.
You have more Oromo genes than Habesha based on those who already took DNA test.
Father Isaaq never existed and the Tomb is probably empty or houses some Sufi saint no different than all the other ones in Sanaag.
Saying I’m Isaaq or Darood back in the days would be equivalent to saying I’m Slander or Plander today.
The Ras, self-made anthropologist
HJ are half habuush and HA are half oromo so im not surprisedKhalid Ali wrote: Sun Nov 19, 2017 5:18 pm Ethiopia and habasha are out distance cousin
We share blood