Page 2 of 2

Re: Cirro should stick to his position period.

Posted: Tue Nov 21, 2017 8:10 am
by Almis87
Waaryaada isku xishooda somaliland way ka weyntahay laba qabiil iyo qaxan aad shubeysaan. Kii madaxweyna noo nodaaba waa kii kale. Labduba cod badan ayah ka heleen shacabka somaliland intiisa kale ee way uun kala badsadeen. Waxaan leeyahay Somaliland waa gacal is jecel oo gacmaha is haysta :sland: :up: kii qabyalaad iyo qoqob wadoow :lost:

Re: Cirro should stick to his position period.

Posted: Tue Nov 21, 2017 11:26 am
by X.Playa
Almis87 wrote: Tue Nov 21, 2017 8:10 am Waaryaada isku xishooda somaliland way ka weyntahay laba qabiil iyo qaxan aad shubeysaan. Kii madaxweyna noo nodaaba waa kii kale. Labduba cod badan ayah ka heleen shacabka somaliland intiisa kale ee way uun kala badsadeen. Waxaan leeyahay Somaliland waa gacal is jecel oo gacmaha is haysta :sland: :up: kii qabyalaad iyo qoqob wadoow :lost:
Markaad reerkiina ku hubsatay baad an wacdiyaysaa miyaa?