About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Post by kaliil »

X.Playa wrote: Wed Nov 29, 2017 10:26 am
kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 10:09 am
KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 9:56 am Wtf, maxaa ku dhacay dhismihii la waday? Laakiin mall kale ayaa jira oo aad u weyn, oo aan kan ka fogayn, isaga dhismihiisu waaba dhammaad.
Adigu miyaanad burco joogin waxa burco ka socda sidee baanad u ogayn?
Waar dadkan dalka jooga qurbo joogta ayaa ka xoog ogaalsan.

Wakhtigooda 99% waa Facebook iyo ma dhabaa jacayl waa loo dhintaa

Waa runtaa dadka wadankii joogaa wax badan kama oga waxa dalka ka socda.inta badani waxay u dhexeeyaan uun gurigooda iyo shaqadoodaa iyo maqaxida lagu qayilo.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Post by KingWaslawi »

Anigu waan joogaa Somaliland inta badan burcaan, joogaa, laakiin dee miyaan meeshaas tagaa, bilihii ayaan mar tagaa, hawlahayga ayaan kala wataa. Inkastoon beryihii u danbeeyayba Hargeysa joogay.

KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 11:13 am

Haye ganacsade weyn baad noqotay imika :wtf:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Post by KingWaslawi »

Kaliil, dalkeena nimcaa fadhida, iskaga kaalay dhaxanta qurbaha oo kaalay waddanka ka shaqayso.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Post by kaliil »

KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 12:57 pm Kaliil, dalkeena nimcaa fadhida, iskaga kaalay dhaxanta qurbaha oo kaalay waddanka ka shaqayso.
:up: rageedii.niyow beryahanba waan ku fikirayay anigu xiitaa inaan wadankii ganacsi ku tijaabiyo laakiin waxa fiican sidaada oo kale inuu qofku wadankii u guuro si hawlihiisa u maamusho marhadii ganacsi la galo.Aniga ciyaal yaryar baa meeshan iga jooga inaan meesha ka rarona waan ku dhici waayay markaa bal waan Eegi inshallah.inshallah dhawr bilood kadib baan rabaa inaan wadanka imaado kadib baan xaalada eegi
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Post by KingWaslawi »

kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 1:29 pm
KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 12:57 pm Kaliil, dalkeena nimcaa fadhida, iskaga kaalay dhaxanta qurbaha oo kaalay waddanka ka shaqayso.
:up: rageedii.niyow beryahanba waan ku fikirayay anigu xiitaa inaan wadankii ganacsi ku tijaabiyo laakiin waxa fiican sidaada oo kale inuu qofku wadankii u guuro si hawlihiisa u maamusho marhadii ganacsi la galo.Aniga ciyaal yaryar baa meeshan iga jooga inaan meesha ka rarona waan ku dhici waayay markaa bal waan Eegi inshallah.inshallah dhawr bilood kadib baan rabaa inaan wadanka imaado kadib baan xaalada eegi
Si wacan indr, waa inaad mar tijaabisaa :up:
User avatar
AlXaaj
Posts: 27
Joined: Sat Apr 15, 2017 6:35 am

Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Post by AlXaaj »

KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 9:56 am Wtf, maxaa ku dhacay dhismihii la waday? Laakiin mall kale ayaa jira oo aad u weyn, oo aan kan ka fogayn, isaga dhismihiisu waaba dhammaad.
Wax dhacay ma hubo, iyaga ayaan xita garanaynin. Dhibtu kolay waa xaga sharciga oo si fiican u shaqaynayn iyo go'aamo rasmi ah oo lakala qaadanayn. Qaar aan maalin hore daawanayay oo ah kuwa dhisanaya hadda meesha ayaa waraaqo dawladeed sitay oo u sharciyeynaya in ay leeyihiin dhulka laga dhisayo. Haddana dawlada hoose waa kuwan leh boolis ayaa lahaa meesha oo loogu bedelay meel kale, imikana dawladdu maal gelinayso maall cusub. Intay shay ee is khilaafaysa eeg.

Haa Burco mall isagu si wacan ayuu u socdaa, waa dhammad ayaan filayaa iminka.
User avatar
AlXaaj
Posts: 27
Joined: Sat Apr 15, 2017 6:35 am

Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Post by AlXaaj »

kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 11:02 am
X.Playa wrote: Wed Nov 29, 2017 10:26 am
kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 10:09 am

Adigu miyaanad burco joogin waxa burco ka socda sidee baanad u ogayn?
Waar dadkan dalka jooga qurbo joogta ayaa ka xoog ogaalsan.

Wakhtigooda 99% waa Facebook iyo ma dhabaa jacayl waa loo dhintaa

Waa runtaa dadka wadankii joogaa wax badan kama oga waxa dalka ka socda.inta badani waxay u dhexeeyaan uun gurigooda iyo shaqadoodaa iyo maqaxida lagu qayilo.
Anigu waddanki ma tegin 10 sano oo dhawdhaw. Sii fiican ayaan haddana u la socda dhib iyo dheefba. Kan aan joogo haddad wax iga waydiisid war badan uma hayo, markaa waxa ay ila tahay marba meesha aad joogto ayay ku xidhan tahay.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil

Post by kaliil »

AlXaaj wrote: Wed Nov 29, 2017 2:47 pm
kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 11:02 am
X.Playa wrote: Wed Nov 29, 2017 10:26 am

Waar dadkan dalka jooga qurbo joogta ayaa ka xoog ogaalsan.

Wakhtigooda 99% waa Facebook iyo ma dhabaa jacayl waa loo dhintaa

Waa runtaa dadka wadankii joogaa wax badan kama oga waxa dalka ka socda.inta badani waxay u dhexeeyaan uun gurigooda iyo shaqadoodaa iyo maqaxida lagu qayilo.
Anigu waddanki ma tegin 10 sano oo dhawdhaw. Sii fiican ayaan haddana u la socda dhib iyo dheefba. Kan aan joogo haddad wax iga waydiisid war badan uma hayo, markaa waxa ay ila tahay marba meesha aad joogto ayay ku xidhan tahay.
Dadka qurbaha joogaa wadankii way xiiseeyaan sidaasay wax walba oo wadankii ka jira ula socdaan.kuwa wadankii jooga badankoodu siyaaaada iyo waxa wadanka ka jira ma oga oo waxay ku mashquulsanyihiin nolol maalmoodkooda iyo bariiskooda siday ulasoo bixi lahaayeen.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”