Page 2 of 4

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:02 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 1:55 pm Anigu dhawr goor oo burco booqasho ku tegey waan ka helay.wadooyin waaweyn ayay leeyihiin,magaaladu jawi fiican ayay leedahay,maceeshada iyo wax waliba hargeysa way ka jabanyihiin dadka degena dad daacada oo qalbi fiican ayay u badanyihiin.
Indr weli waa sidii, Magaalo maciishad jaban, biyo 24/7. hawo macaan, dhul siman, waddooyin waasaca. :blessed:

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:05 pm
by KingWaslawi
Aktoobar tii hore - Ex-October
Image

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:08 pm
by KingWaslawi
Xaafadda Maxadka - Maxadka
Image

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:11 pm
by kaliil
KingWaslawi wrote: Wed Dec 06, 2017 2:02 pm
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 1:55 pm Anigu dhawr goor oo burco booqasho ku tegey waan ka helay.wadooyin waaweyn ayay leeyihiin,magaaladu jawi fiican ayay leedahay,maceeshada iyo wax waliba hargeysa way ka jabanyihiin dadka degena dad daacada oo qalbi fiican ayay u badanyihiin.
Indr weli waa sidii, Magaalo maciishad jaban, biyo 24/7. hawo macaan, dhul siman, waddooyin waasaca. :blessed:

:blessed: haa Walee waan ka helay.mustaqbalka waa laga yaabaa inaan xagaa u wareego intaan waxan hargeysa ku leeyahay iska iibiyo.imikaba waan u wareegi lahaaye wado xumidaan ku nacay.

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:12 pm
by KingWaslawi
Laba-Qaw - Suuqii Laba-Qaw
Image

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:13 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 2:11 pm
KingWaslawi wrote: Wed Dec 06, 2017 2:02 pm
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 1:55 pm Anigu dhawr goor oo burco booqasho ku tegey waan ka helay.wadooyin waaweyn ayay leeyihiin,magaaladu jawi fiican ayay leedahay,maceeshada iyo wax waliba hargeysa way ka jabanyihiin dadka degena dad daacada oo qalbi fiican ayay u badanyihiin.
Indr weli waa sidii, Magaalo maciishad jaban, biyo 24/7. hawo macaan, dhul siman, waddooyin waasaca. :blessed:

:blessed: haa Walee waan ka helay.mustaqbalka waa laga yaabaa inaan xagaa u wareego intaan waxan hargeysa ku leeyahay iska iibiyo.imikaba waan u wareegi lahaaye wado xumidaan ku nacay.
Waar waddooyin badan baa la dhisay intaad ka maqnayd - qaar kalena waa la wadaa, Waddooyinka waa waxa kalliya ee magaaldaba ku jeclaysiinaya.

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:17 pm
by KingWaslawi
Xaafadda Afgooye - Afgooye
Image

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:19 pm
by KingWaslawi
Hodan Qaylo -
Image

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:22 pm
by KingWaslawi
Xaafadda Qasabka - Qasabka
Image

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:23 pm
by kaliil
KingWaslawi wrote: Wed Dec 06, 2017 2:13 pm
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 2:11 pm
KingWaslawi wrote: Wed Dec 06, 2017 2:02 pm

Indr weli waa sidii, Magaalo maciishad jaban, biyo 24/7. hawo macaan, dhul siman, waddooyin waasaca. :blessed:

:blessed: haa Walee waan ka helay.mustaqbalka waa laga yaabaa inaan xagaa u wareego intaan waxan hargeysa ku leeyahay iska iibiyo.imikaba waan u wareegi lahaaye wado xumidaan ku nacay.
Waar waddooyin badan baa la dhisay intaad ka maqnayd - qaar kalena waa la wadaa, Waddooyinka waa waxa kalliya ee magaaldaba ku jeclaysiinaya.

Waxan sheegayaa wadada marka hargeysa laga baxo e burco loo socdo. Waa taraag dheer oo iyadoo la daalay baa magaalada la tegayaa.wado toos ah oo 2da magaalo isku xidha hadii jiri lahayd 2 saacadood keliya ayaa lagu tegi lahaa oo qofku isagoo burco degen ayaa haduu wax muhiima hargeysa uga baahdo intuu tago oo hawlihiisa dhamaysto Isla maalintiiba noqon lahaa oo gurigiisa u hoyan lahaa habeenkii

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:26 pm
by KingWaslawi
Caqaayadda iyo Tawali
Image

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:28 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 2:23 pm
KingWaslawi wrote: Wed Dec 06, 2017 2:13 pm
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 2:11 pm


:blessed: haa Walee waan ka helay.mustaqbalka waa laga yaabaa inaan xagaa u wareego intaan waxan hargeysa ku leeyahay iska iibiyo.imikaba waan u wareegi lahaaye wado xumidaan ku nacay.
Waar waddooyin badan baa la dhisay intaad ka maqnayd - qaar kalena waa la wadaa, Waddooyinka waa waxa kalliya ee magaaldaba ku jeclaysiinaya.

Waxan sheegayaa wadada marka hargeysa laga baxo e burco loo socdo. Waa taraag dheer oo iyadoo la daalay baa magaalada la tegayaa.wado toos ah oo 2da magaalo isku xidha hadii jiri lahayd 2 saacadood keliya ayaa lagu tegi lahaa oo qofku isagoo burco degen ayaa haduu wax muhiima hargeysa uga baahdo intuu tago oo hawlihiisa dhamaysto Isla maalintiiba noqon lahaa oo gurigiisa u hoyan lahaa habeenkii
Waddada Oodweyne waa in la dhisaa doorkan in shaa allaah, aad bay u fududaanaysaa isu socodka hargeysa iyo Burco via oodweyne.
Ballanqaadkii xisbiga Kulmiye ee doorashaddan way ku jirtay - Waynu kula xisaabtamaynaa. In shaa allaah

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 2:49 pm
by X.Playa
Whatever happened to ceerigaabo road? Ma sidii beentii Dubai Port iyo Genel ayay hawada ka baxday.

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 3:19 pm
by TheLoFather
Horta xaafad park leh, Burco kuma taaal miyaa?

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Posted: Wed Dec 06, 2017 4:47 pm
by kaliil
KingWaslawi wrote: Wed Dec 06, 2017 2:28 pm
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 2:23 pm
KingWaslawi wrote: Wed Dec 06, 2017 2:13 pm

Waar waddooyin badan baa la dhisay intaad ka maqnayd - qaar kalena waa la wadaa, Waddooyinka waa waxa kalliya ee magaaldaba ku jeclaysiinaya.

Waxan sheegayaa wadada marka hargeysa laga baxo e burco loo socdo. Waa taraag dheer oo iyadoo la daalay baa magaalada la tegayaa.wado toos ah oo 2da magaalo isku xidha hadii jiri lahayd 2 saacadood keliya ayaa lagu tegi lahaa oo qofku isagoo burco degen ayaa haduu wax muhiima hargeysa uga baahdo intuu tago oo hawlihiisa dhamaysto Isla maalintiiba noqon lahaa oo gurigiisa u hoyan lahaa habeenkii
Waddada Oodweyne waa in la dhisaa doorkan in shaa allaah, aad bay u fududaanaysaa isu socodka hargeysa iyo Burco via oodweyne.
Ballanqaadkii xisbiga Kulmiye ee doorashaddan way ku jirtay - Waynu kula xisaabtamaynaa. In shaa allaah

Wadadaasi isusocodka 2da magaalo way fududayn lahayd.muuse wuu balanqaaday inuu wadadaa wax ku dari markaa waynu arki balantiisa ka dhabeeyo.