LeJusticier wrote: Sun Jan 28, 2018 10:23 pmAll accept 100% except no 4 and 2. MBC is the head of the state not head of the uunsi family.MujahidAishah wrote: Sun Jan 28, 2018 10:16 pmThere are 5 condition adeer
1: waa inuu muslimo kow
2: waa innu biyaha iska daayo hadi kale waa sedex 9
3: waa innu xaal bixiyo uu ii caayi jire
4: waa innu MBC/sacad muse gabay aaman uu soo qoro
5: waxan allal waxan doono baan samayn kara mana hadli karo hadii kale waa sedex 9
6: meherkaygu waa 100 hal oo socda
Sxbka sharuudahas baan ku so xidhay
2- Lama daynayo ee brand ka ayaa la bedelayaa.
6- Meherku 100 camel + Faras and AK47
case close
LJ
Heeeeeeeey!!! Adeer yakhii ninka waad uu xillinaysa waxas xaq daaro. Dee baryaahan waxa aad ka raaysatay Naagad iyo gobood soo maha
2 waa inuu joojiyo biyaha gebiigisaa baa
4: khasab waa innu amaan MBC President ahan iyo sacad muse qabil ahan baan ka wadaa