Xaggee madaxtooyada loo rarayaa?Khalid Ali wrote: Fri May 18, 2018 2:18 am Timiro I just came back from an isxaaq jibriel abokor meher yesterday. Isxaaq and are Switzerland isxaaq share nothing with a muuse ismaciil who has morelink a to muse abokor. Either way isaaq is United.
Aisha we don't want anything from ina biixi. Biixi runs his own government he has a strong character. Inaabiix madaxtooyadi wuu rarayaa wuxu geeneyaa near xaraf. Aisha the era of nuux ismaciil is over minus reergedid. Reergedid are loyal to the Suberiya order led by the messiah muse bihi.. its now reer samatar and cabdalle sacad who are now the aristocratic families of Somaliland.
Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.

Why are ignorinh my question, madaxtooyada xagaa loo rarayaa?Khalid Ali wrote: Fri May 18, 2018 2:18 am Timiro I just came back from an isxaaq jibriel abokor meher yesterday. Isxaaq and are Switzerland isxaaq share nothing with a muuse ismaciil who has morelink a to muse abokor. Either way isaaq is United.
Aisha we don't want anything from ina biixi. Biixi runs his own government he has a strong character. Inaabiix madaxtooyadi wuu rarayaa wuxu geeneyaa near xaraf. Aisha the era of nuux ismaciil is over minus reergedid. Reergedid are loyal to the Suberiya order led by the messiah muse bihi.. its now reer samatar and cabdalle sacad who are now the aristocratic families of Somaliland.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Madaxtooyada waxa loo rarayaa meel galbeedka magaalada ah.sacad muuse waxay isleeyihiin meesha boqortooyo ka dhigta oo waxay qorshaynayaan inuu muuse meesha 20 sano haysto.kalsooni darro darteed waxay isleeyihiin hadii dagaal dhaco si madaxtooyada loosoo gaadhin magaalada ka fogeeya
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Madaxtooyada go'aan keeda, cid kaliya ma gaadhi karto, reer Somaliland oo dhan ayaa go'aan keeda leh, iyo in baarlamaankana lasoo mariyo.kaliil wrote: Sat May 19, 2018 8:15 am Madaxtooyada waxa loo rarayaa meel galbeedka magaalada ah.sacad muuse waxay isleeyihiin meesha boqortooyo ka dhigta oo waxay qorshaynayaan inuu muuse meesha 20 sano haysto.kalsooni darro darteed waxay isleeyihiin hadii dagaal dhaco si madaxtooyada loosoo gaadhin magaalada ka fogeeya
Xaraf ma meel Hargeysa ka baxsanbaa?
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Haa xaraf magaalada way ka baxsantahay.waa tuulo magaalada ka tirsanayn laakiin magaalada ayaa ku fiday oo dhowaan magaaladu way gaadhaysaa.waxa dega reer samatar jufada muuse biixi.keligood ayay rarayaan iyagoon cidna kala tashan.xaruntii dawlada hoose oo badhtamaha suuqa ku taalayna galbeedka ayay u rareen
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
kaliil wrote: Sat May 19, 2018 8:52 am Haa xaraf magaalada way ka baxsantahay.waa tuulo magaalada ka tirsanayn laakiin magaalada ayaa ku fiday oo dhowaan magaaladu way gaadhaysaa.waxa dega reer samatar jufada muuse biixi.keligood ayay rarayaan iyagoon cidna kala tashan.xaruntii dawlada hoose oo badhtamaha suuqa ku taalayna galbeedka ayay u rareen
Reer Samatar

Haddii madaxtooyada meel loo rarayo waxay ahayd in buurta Masalaha dushiisa loo raro, halkaas ayaa ku haboon.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Sacad muuse weliba reer samatar waxay u dhaqmayaan sidii mareexaanka.airportka xiitaa xiitaa wa la hadal hayaa ina meel kale loo wareejinayo laakiin taasi waa war suuqa ku jira uun e weli lama hubo.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Waxaasi waa wax aan dhici karin. Reer Bari ayaaba inminka isla xisaabtan la bilaabay dawladda, qodobada cusub ayaa jira in awooda qayb loosoo xawilo gobolada bariga, sida wasaaradaha, iwm.kaliil wrote: Sat May 19, 2018 9:06 am Sacad muuse weliba reer samatar waxay u dhaqmayaan sidii mareexaanka.airportka xiitaa xiitaa wa la hadal hayaa ina meel kale loo wareejinayo laakiin taasi waa war suuqa ku jira uun e weli lama hubo.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Madaxtooyada ka hadal male imika oo dhulkii laga dhisi lahaa waa la diyaariyay oo dhismaheeda dhowaan baa la bilaabayaa.waxa kale hadhay waa laga hadli karaa.way fiicnaan lahayd ina wasaaradaha qaarkood magaalooyinka kale loo wareejiyo dadka loo shaqaalaysiiyo oo hargeysa loogusoo wada ururin.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
The Somaliland govt is going to build a big big palace qasri weyn inshallah.
Horaaloo soconayaa. Walaalaayaal no dibusocod
Horaaloo soconayaa. Walaalaayaal no dibusocod
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Kaliil ilama aha wax aan la isku wada raacin on la dhisi kato xataa haddii la bolaabo iska daayee, dadkeenu iyafoo dhismuhu dhamaad ku dhaw yahay ayay marmar iska kacaan oo boodaan, waxa laga yaabaa qaar badan inaanay warba ka hayn, markaa waxaa wacan intaan dadku isku dhicin in umadda loosio bandhigo wixii la qorsheeyo oo lasoo marayaa baarlamaankana.
Haddii kale hadhow ayay wax walba kala kacayaan.
Haddii kale hadhow ayay wax walba kala kacayaan.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Big palace ma xumo in la dhiso, laakiin halka pag dhisayo ma laga wada tashaday, mana la isku raacay?Khalid Ali wrote: Sat May 19, 2018 9:27 am The Somaliland govt is going to build a big big palace qasri weyn inshallah.
Horaaloo soconayaa. Walaalaayaal no dibusocod
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
waxaagu waa iska cuqdud indha la, aana. muuse biixi dastuuskuba uma ogola 20 sano inuu talada hayo. jinkaagii yaraa ee inferior ka ahaa baa dhegta kuu saaray in boqortooyo lagugu dul dhisanayo.kaliil wrote: Sat May 19, 2018 8:15 am Madaxtooyada waxa loo rarayaa meel galbeedka magaalada ah.sacad muuse waxay isleeyihiin meesha boqortooyo ka dhigta oo waxay qorshaynayaan inuu muuse meesha 20 sano haysto.kalsooni darro darteed waxay isleeyihiin hadii dagaal dhaco si madaxtooyada loosoo gaadhin magaalada ka fogeeya

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
kollayba dawlada dhexdeedu way ka tashadeen meesha madaxtooyada loo rarayo iyo challenges ka ku xeeran oo dhan. laakiin shacabka hawshasi uma taal. anigu waxan jeclan lahaaba in sheikh loo raro laakiin infrastructure kale oo badan bay u baahantahay oo ay kamidyihin airport iyo 5 star hotels.KingWaslawi wrote: Sat May 19, 2018 9:41 am Kaliil ilama aha wax aan la isku wada raacin on la dhisi kato xataa haddii la bolaabo iska daayee, dadkeenu iyafoo dhismuhu dhamaad ku dhaw yahay ayay marmar iska kacaan oo boodaan, waxa laga yaabaa qaar badan inaanay warba ka hayn, markaa waxaa wacan intaan dadku isku dhicin in umadda loosio bandhigo wixii la qorsheeyo oo lasoo marayaa baarlamaankana.
Haddii kale hadhow ayay wax walba kala kacayaan.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Khalid I don’t mind if they build a palace in xaraf I live on the new road to xaraf dhowan la dhisay 24/7 water supply 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 470 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 11 Replies
- 1826 Views
-
Last post by Oldboy
-
- 0 Replies
- 288 Views
-
Last post by noer
-
- 0 Replies
- 446 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 59 Replies
- 5462 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 10 Replies
- 831 Views
-
Last post by gurey25
-
- 9 Replies
- 778 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 1 Replies
- 298 Views
-
Last post by BankiiTuuyo
-
- 11 Replies
- 2098 Views
-
Last post by JSLBerbera
-
- 4 Replies
- 842 Views
-
Last post by The_Emperior5