Page 2 of 3
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Fri May 18, 2018 4:56 pm
by KingWaslawi
Khalid Ali wrote: Fri May 18, 2018 2:18 am
Timiro I just came back from an isxaaq jibriel abokor meher yesterday. Isxaaq and are Switzerland isxaaq share nothing with a muuse ismaciil who has morelink a to muse abokor. Either way isaaq is United.
Aisha we don't want anything from ina biixi. Biixi runs his own government he has a strong character. Inaabiix madaxtooyadi wuu rarayaa wuxu geeneyaa near xaraf. Aisha the era of nuux ismaciil is over minus reergedid. Reergedid are loyal to the Suberiya order led by the messiah muse bihi.. its now reer samatar and cabdalle sacad who are now the aristocratic families of Somaliland.
Xaggee madaxtooyada loo rarayaa?
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 7:15 am

Why are ignorinh my question, madaxtooyada xagaa loo rarayaa?
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 8:15 am
by kaliil
Madaxtooyada waxa loo rarayaa meel galbeedka magaalada ah.sacad muuse waxay isleeyihiin meesha boqortooyo ka dhigta oo waxay qorshaynayaan inuu muuse meesha 20 sano haysto.kalsooni darro darteed waxay isleeyihiin hadii dagaal dhaco si madaxtooyada loosoo gaadhin magaalada ka fogeeya
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 8:30 am
by KingWaslawi
kaliil wrote: Sat May 19, 2018 8:15 am
Madaxtooyada waxa loo rarayaa meel galbeedka magaalada ah.sacad muuse waxay isleeyihiin meesha boqortooyo ka dhigta oo waxay qorshaynayaan inuu muuse meesha 20 sano haysto.kalsooni darro darteed waxay isleeyihiin hadii dagaal dhaco si madaxtooyada loosoo gaadhin magaalada ka fogeeya
Madaxtooyada go'aan keeda, cid kaliya ma gaadhi karto, reer Somaliland oo dhan ayaa go'aan keeda leh, iyo in baarlamaankana lasoo mariyo.
Xaraf ma meel Hargeysa ka baxsanbaa?
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 8:52 am
by kaliil
Haa xaraf magaalada way ka baxsantahay.waa tuulo magaalada ka tirsanayn laakiin magaalada ayaa ku fiday oo dhowaan magaaladu way gaadhaysaa.waxa dega reer samatar jufada muuse biixi.keligood ayay rarayaan iyagoon cidna kala tashan.xaruntii dawlada hoose oo badhtamaha suuqa ku taalayna galbeedka ayay u rareen
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 9:00 am
by KingWaslawi
kaliil wrote: Sat May 19, 2018 8:52 am
Haa xaraf magaalada way ka baxsantahay.waa tuulo magaalada ka tirsanayn laakiin magaalada ayaa ku fiday oo dhowaan magaaladu way gaadhaysaa.waxa dega reer samatar jufada muuse biixi.keligood ayay rarayaan iyagoon cidna kala tashan.xaruntii dawlada hoose oo badhtamaha suuqa ku taalayna galbeedka ayay u rareen
Reer Samatar
Haddii madaxtooyada meel loo rarayo waxay ahayd in buurta Masalaha dushiisa loo raro, halkaas ayaa ku haboon.
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 9:06 am
by kaliil
Sacad muuse weliba reer samatar waxay u dhaqmayaan sidii mareexaanka.airportka xiitaa xiitaa wa la hadal hayaa ina meel kale loo wareejinayo laakiin taasi waa war suuqa ku jira uun e weli lama hubo.
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 9:16 am
by KingWaslawi
kaliil wrote: Sat May 19, 2018 9:06 am
Sacad muuse weliba reer samatar waxay u dhaqmayaan sidii mareexaanka.airportka xiitaa xiitaa wa la hadal hayaa ina meel kale loo wareejinayo laakiin taasi waa war suuqa ku jira uun e weli lama hubo.
Waxaasi waa wax aan dhici karin. Reer Bari ayaaba inminka isla xisaabtan la bilaabay dawladda, qodobada cusub ayaa jira in awooda qayb loosoo xawilo gobolada bariga, sida wasaaradaha, iwm.
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 9:21 am
by kaliil
Madaxtooyada ka hadal male imika oo dhulkii laga dhisi lahaa waa la diyaariyay oo dhismaheeda dhowaan baa la bilaabayaa.waxa kale hadhay waa laga hadli karaa.way fiicnaan lahayd ina wasaaradaha qaarkood magaalooyinka kale loo wareejiyo dadka loo shaqaalaysiiyo oo hargeysa loogusoo wada ururin.
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 9:27 am
by Khalid Ali
The Somaliland govt is going to build a big big palace qasri weyn inshallah.
Horaaloo soconayaa. Walaalaayaal no dibusocod
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 9:41 am
by KingWaslawi
Kaliil ilama aha wax aan la isku wada raacin on la dhisi kato xataa haddii la bolaabo iska daayee, dadkeenu iyafoo dhismuhu dhamaad ku dhaw yahay ayay marmar iska kacaan oo boodaan, waxa laga yaabaa qaar badan inaanay warba ka hayn, markaa waxaa wacan intaan dadku isku dhicin in umadda loosio bandhigo wixii la qorsheeyo oo lasoo marayaa baarlamaankana.
Haddii kale hadhow ayay wax walba kala kacayaan.
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 9:42 am
by KingWaslawi
Khalid Ali wrote: Sat May 19, 2018 9:27 am
The Somaliland govt is going to build a big big palace qasri weyn inshallah.
Horaaloo soconayaa. Walaalaayaal no dibusocod
Big palace ma xumo in la dhiso, laakiin halka pag dhisayo ma laga wada tashaday, mana la isku raacay?
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 10:49 am
by theyuusuf143
kaliil wrote: Sat May 19, 2018 8:15 am
Madaxtooyada waxa loo rarayaa meel galbeedka magaalada ah.sacad muuse waxay isleeyihiin meesha boqortooyo ka dhigta oo waxay qorshaynayaan inuu muuse meesha 20 sano haysto.kalsooni darro darteed waxay isleeyihiin hadii dagaal dhaco si madaxtooyada loosoo gaadhin magaalada ka fogeeya
waxaagu waa iska cuqdud indha la, aana. muuse biixi dastuuskuba uma ogola 20 sano inuu talada hayo. jinkaagii yaraa ee inferior ka ahaa baa dhegta kuu saaray in boqortooyo lagugu dul dhisanayo.

Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 10:55 am
by theyuusuf143
KingWaslawi wrote: Sat May 19, 2018 9:41 am
Kaliil ilama aha wax aan la isku wada raacin on la dhisi kato xataa haddii la bolaabo iska daayee, dadkeenu iyafoo dhismuhu dhamaad ku dhaw yahay ayay marmar iska kacaan oo boodaan, waxa laga yaabaa qaar badan inaanay warba ka hayn, markaa waxaa wacan intaan dadku isku dhicin in umadda loosio bandhigo wixii la qorsheeyo oo lasoo marayaa baarlamaankana.
Haddii kale hadhow ayay wax walba kala kacayaan.
kollayba dawlada dhexdeedu way ka tashadeen meesha madaxtooyada loo rarayo iyo challenges ka ku xeeran oo dhan. laakiin shacabka hawshasi uma taal. anigu waxan jeclan lahaaba in sheikh loo raro laakiin infrastructure kale oo badan bay u baahantahay oo ay kamidyihin airport iyo 5 star hotels.
Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.
Posted: Sat May 19, 2018 11:07 am
by MujahidAishah
Khalid I don’t mind if they build a palace in xaraf I live on the new road to xaraf dhowan la dhisay 24/7 water supply