Kenya Oo Xafiisyo U Eg Safaarad Ka Furaneysa Kismaayo Iyo Hargeysa
Writen by Qaran News | 3:56 am 9th Jul, 2018
Kenya oo xafiisyo u eg safaarad ka furaneyso Kismaayo iyo Hargeysa

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay 16 xafiis diblomaasiyadeed ay ka furanayso 16 wadan oo Afrikaan ah saddexda sannadood ee soo socda.
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma, ayaa khamiistii si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Kenya furanayso 16 xafiis diblomaasiyadeed oo mid ka mid ah ay ka furan doonto magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland.
Magaalooyinka Afrika ee ay xafiisyada ka furanayso ayaa ah magaalooyinka Hargeysa, Djibouti iyo Kismaayo. Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya Ms. Monica Juma oo ka hadlaysa sababta ay Kenya xafiisyada u furanayso waxay tidri.
“Diblumaasiyaddeenu waxa ay ka shaqaynaysaa dedaalka aanu ku xoojinayno aqoonsigeena ahaanshiyahiisa gaarka ah, hiigsiga qaran iyo qarannimadayada, kagana ilaalinayno faragelinta shisheeye ee imaan karta. Halka aanu dhinaca kalana ka dhisayno kana xoojinayno awooddayada tartan.”
Ganacsatada Qaadka Miirooga ee Kenya ayaa dhawr goor dawladooda ugu baaqay inay xidhiidh diblomaasiyadeed oo aqoonsi gaadhsiisan la samayso maamulka Somaliland, si ay Hargeysa ugu iib keenaan qaadka oo ay sheegeen inay ku soo arkeen suuq dihin, balse u baahan tartan lala galo qaadka Itoobiya.
Kenya to open an official embassy in hargeysa Somaliland
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Kenya to open an official embassy in hargeysa Somaliland
That sounds about right.Khalid Ali wrote: Mon Jul 09, 2018 2:16 am Kenya Oo Xafiisyo U Eg Safaarad Ka Furaneysa Kismaayo Iyo Hargeysa
Writen by Qaran News | 3:56 am 9th Jul, 2018
Kenya oo xafiisyo u eg safaarad ka furaneyso Kismaayo iyo Hargeysa
Kenya Oo Xafiisyo U Eg Safaarad Ka Furaneysa Kismaayo Iyo Hargeysa
Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay 16 xafiis diblomaasiyadeed ay ka furanayso 16 wadan oo Afrikaan ah saddexda sannadood ee soo socda.
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma, ayaa khamiistii si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Kenya furanayso 16 xafiis diblomaasiyadeed oo mid ka mid ah ay ka furan doonto magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland.
Magaalooyinka Afrika ee ay xafiisyada ka furanayso ayaa ah magaalooyinka Hargeysa, Djibouti iyo Kismaayo. Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya Ms. Monica Juma oo ka hadlaysa sababta ay Kenya xafiisyada u furanayso waxay tidri.
“Diblumaasiyaddeenu waxa ay ka shaqaynaysaa dedaalka aanu ku xoojinayno aqoonsigeena ahaanshiyahiisa gaarka ah, hiigsiga qaran iyo qarannimadayada, kagana ilaalinayno faragelinta shisheeye ee imaan karta. Halka aanu dhinaca kalana ka dhisayno kana xoojinayno awooddayada tartan.”
Ganacsatada Qaadka Miirooga ee Kenya ayaa dhawr goor dawladooda ugu baaqay inay xidhiidh diblomaasiyadeed oo aqoonsi gaadhsiisan la samayso maamulka Somaliland, si ay Hargeysa ugu iib keenaan qaadka oo ay sheegeen inay ku soo arkeen suuq dihin, balse u baahan tartan lala galo qaadka Itoobiya.
An Embassy for Mogadishu. And a consulate for he two big cities Kismaayo and Hargeisa

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 626 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 13 Replies
- 1534 Views
-
Last post by GAMES
-
- 17 Replies
- 1713 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by newsbot
-
- 18 Replies
- 1144 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 2 Replies
- 830 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 764 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 2 Replies
- 826 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 5 Replies
- 859 Views
-
Last post by Titanium
-
- 0 Replies
- 517 Views
-
Last post by Coeus