Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Moderator: Moderators
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
If it's out of somalilander nimo or a regionalism its oki. But gudiga garxajis that's a joke they never helped ceel afwayn and jaamaac dubad victims kkkkk this L will put an other coma to my buddies Dr X and general Ben dover. Where is muj aisha when I need her
dhulka gal huuno waxani qosol ka badane.
- Beer-Dilaacshe
- SomaliNetizen

- Posts: 397
- Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Horta ma run mise been, runta marka laga hadlayo, Isaaq wuu is laayay dagaaladii sokeeye, waatii laga heshiiyay, doorashadii 2003 haddaan dib ugu noqono, wakhtigaa ma jirin is xulafaysi iyo alliance, laakiin nin walba gaarkiisa ayuu u ordayay cidina cid kale xulafo lama lahayn.Timiro1999 wrote: Sun Nov 11, 2018 4:33 pm Beerdilaacshe
Mid baan kaa ilaabay adeer shirkiinu wax weyn ma aha cidina kama hadasho ma GX baad is moodey, shira maahee samada qabta isla weynaa
Cadaankaanu wada loolanaa madaw ciseyn maayo
Haddaba iyadoo laga soo heshiiyay dagaaladii sokeeye, oo qof qabiilada waaweyn nin walba gaarkiisa u ordaayay doorashadii 2003. OO HJ/HA/GX cid walba qofkay doonto u codaynaysay, oo waliba Ina Riyaalena loo wada codeeyay qabiil walba ciduu doono ugu ridaayay waatii Silanyo 80 cod lagaga guulaystay, wallow ay iska 80cod oo been abuura ahayd, haddana waatii la isu haneeyay,
Laakiin maxaa dhacay doorashadii 2003 ka dib, markaas ayay dib u bilaabantay oo waxa ugu horeeyay ee bilaabay HY ayay ahayd, oo doorashadii 2008 Dahir riyaale iyo Samaroon alliance la samaystay, waana kuwii si badheedha u lahaa, dhab libaax ayuu ku fadhiyaa Riyaale. Markaas laga bilaabo waxa dhacday in xulafadii la is lahaa halaga gudbo lagu wada noqday waana marka HJ/HA, 2010 iyaguna alliance samaysteen.
Markaa haddana HA ayaa Hj way diisatay inay Alliance gii lasoo wado oo codka HJ ay siiso HA markooda, 2017 elections isna sidaa ayuu ku dhacay oo ay HJ ku siisay codkeeda HA.
Bal markaa yaa khaldan oo cuqdadaysan, wixii aad idinku bilawdeen ee dhab libaax, maxaad uga barooranaysaan, iminkana halkaas ayaad ku jiraysaan, dhaqaale ahaan, siyaasad ahaan, iyo awood ciidanba, waa laydinka ilaalinayaa, isku diyaariya 2021 HJ president.
Anigu caddaalada waan jecelahay laakiin kii wax qasay ee isagu bilaabay caddaalad darrada iyo xulafada hadduu maanta ka cabanayo caddaalad darro isagoo waliba og inuu isagu bilaabay. Dee saasi waa qar iska tuuris.
- Beer-Dilaacshe
- SomaliNetizen

- Posts: 397
- Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
THat's in Ethiopia. not Somaliland territory. Dharkan geenyo is in Ethipia.
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
yea its border town like buuhoodle and saxdheer and this ethiopia side where people fled too.Beer-Dilaacshe wrote: Sun Nov 11, 2018 6:07 pmTHat's in Ethiopia. not Somaliland territory. Dharkan geenyo is in Ethipia.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Garxjajis helping qurjile well i don't know the relations between gadhweyn muse ismaciil sacadyoonis and qolladwreer oog. I don't know when duur muse cabdalle was minisre of interior muuse ismaciil I wiped the floor with qurjiile. And qurjiile fled to massagan. And then gadhweyn killed 4 men in fiqifuliye. But This is another subclan who does hy have border with qatar abdigaraad
-
cheifaqilbari
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
beeer-dilaaashe, you made your alliance sacadmuse HJ not all of HJ we made our alliance all of somaliland including GX-HY-Cidaglle-ARab-Sam-Dlbh and even some HJ clans . we shall se how it ends. garxajis acknowledge we lost the dorashado battle , laakin we will not lose the war. dagaal wa siyasad wana ciyaar bilowmathey. as Garxajis we fight win and loose but always keep patience and a people who stay be right the laws of god and our tradition based on sunnah of nibi. , hada doraasho xaarn muse ku dorateey oo aad ledahiin 80 baa riyaale ku shobtey maanta 80 kun been abuur baa ku siisey muse from giabliey tuulo 1991 10 qof degnnen. dorashao wey dacay laakin just remember we are here in opposition strong united and make alliances around the world. , riz is from allah stw. you want to sell somaliland to few djiboutians-somalilanders businessman we believe this countryw which we shed our blood and tears from afweyne , we the last chairman snm o f abdurhaman ali tuur liberatied this country of you fellow egal sold it for free we belive this country should belongs to somalilanders and taxes should be used to help the orphans of this nations freedoms fighters. we shall see your kibir and islaweyne takes you. with regards to us donated to fellow somalis who are u tell us who we help or not this is our den obligation. how do you know when help our peple like jamac dubad or ceelawyne you neofaqash kids, get the fuck out here with you huuno language. we dont ahve to share with you whom we help. you people were coward on the days of snm adn even today iwth you constant unproved attacks , who the hell complaints over helping orphans and dumar.
just remember out of 14 snm battlions of snm 8 was garaxjis . ones who liberated this nation is Haberyoonis and thas why u hate us. because we freed you from faqash who use to burn cigarettes on your fathers face and rape your sisters.while you were their coward hidden in the backalles.we will just laugh at face you and know allah made us largest qabil in somaliland and one of the largest in all of somaalis fact ka nax amba ku farax .
we are somaliland national party while you are the party of qumdis while you are for the few and rich we are for the millions of somalinders whoa are going trough a very tough economic realily. we are sure by the will of god rahman that we will be party somalinders of every origin will join.
until then enjoy with muse shani a man obessed with only local hargeisa xafad politics and jahilnmo a colonel whom do not trust one . a man who thinks somaliand doing great when our people majority live for less than 2 dollar per day. that is unacceptale for us in the Great alliance of Wadani . .
. we shall meet in dorashada damba or daagal dambe what happends first. ever Gar-xajis is known for thier heroes given thier life for victory .thats why we dont run around with snm mujaheeden LABELES WE KNOW THAT THE GREATGX SNM MUJAADEDs ARE NOT alife beacuse we know all the geeseyaal are dead given their life for SOMALILAND . while the cowards were hiding behind or running to djabouti in exile. a djibuti that hates somaliland who has stod against us for over 3 decades. you and your fellow kulmiye people have failed the people of somaliland. we are just waiting for the last somalilnders to wake up and threw qumis out.

Last edited by cheifaqilbari on Mon Nov 12, 2018 7:32 am, edited 1 time in total.
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Garxajis don’t have uqdad that’s true, waa ragga frontka ka dagaalama. Nabad iyo dagaal labadood macalin ku ah. Intaas wala yaqana .kaliil wrote: Sun Nov 11, 2018 2:15 pmDadka jaamac dubad lagu laayay qabiil ma layne maamul baa laayay.maamulka dadkaa laayay qabiil may aqoone cid walba oo kahor timaada ayay layn jireen dadkay laayeena ogaden iyo daaroodka kale ayaa u badnaa.daaroodka 200 sano ayaanu is dilaynay oo waa dad goba oo dagaal iyo nabada yaqaana. sida dadka qaarkoodna cuqdad ma qaadaan.ogaden,warsangeli,dhulbahante iyo majeerteen intaba oodwadaag baanu nahay dagaalona way na dhex mareen dhamaantood laakiin marka dagaalka laga heshiiyo caadi baanu u wada dhaqanaa oo cuqdad iyo munaafaqad ma yaqaanaan sida dadka qaarkood oo isaaq sheegta.Beer-Dilaacshe wrote: Sun Nov 11, 2018 2:00 pm
Khiyaali ayaad ku nooshihiin, marna meelaha ka baroorta, oo dadkiina kuwii laayay, ayaan caawinaynaa dhaha ama dhulos futada u maydha.
Isaaq waxa idinka dhex saaray waa cawaanimo iyo waxma garatada ayaa idinku badan.
Bal daawo video gaas aan soo dhigay, markaas ayaad garan doonaa inaad tihiin dad waalan, oo kuwoodii la xasuuqay intay waxba u qaban waayeen, is tusnimo iyo fataalnimo u caawinaya kuwii dadkiina laynayay, aniga daarood waxba ha ii kala qaadina.
We the Darood don’t have isir naceeyb towards Isaaq. After all Isaaq is Dir, and The mother of the children of Darood was The daughter of Dir AUN. whom Khalid swore at numerous of times because of his Isir naceyb and feels inferior towards Darood.
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Garxajis A..... Tolkeen ka dhexmuuqan weyne maxa talo ah?
Garxajis B...... Dhinacaa Sool iyo isimada Daarood ayey ka shidantay?
Garxajis madaxnimo danbe uu u qalmaa haba yaraate ma jirto. Madaxnimadoodi waata ku bakhtiday Sool. Tolaaaayeeey tolay! Tolaay garxajis taladii seegtayee.
Waa odey sacad muuse ah oo dalbo leh oo handaraaban iyo midgihii habar xabuusho waxa gumeeyay garxajis.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
It's all about numbers who is more garxajis or habr awal.
In terms of number of size the next parliament elections will proof the numbers. Habryoons had allot of saraakil in SNM And we are very proud of this but we need to move doofaar ismaciil further east. And further south beyond qabridhahare. Horta reer caynaashe and ogaden heshiis maha. Qurjiile And gadhweyn are not either.
In terms of number of size the next parliament elections will proof the numbers. Habryoons had allot of saraakil in SNM And we are very proud of this but we need to move doofaar ismaciil further east. And further south beyond qabridhahare. Horta reer caynaashe and ogaden heshiis maha. Qurjiile And gadhweyn are not either.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
I see the Isaaq sultan suldaan maxammad suldaan cabdiqadir the Isaaq boqor there. Ciidagalle iyo doofaar ismaciil how's is their relations
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Beerdilaacshe
Cuqdad inay ku hayso oo weliba magaca GX marka la soo qaado madax xanuun kugu dhaco waa la ogyahay, maanta ayaad dooneysaa inaad taariikh samaysatid lknse lagaa yeeli maayo.
Jeegaan ayaad u samaysatay cuqdada HY oo aad lafahaaga uga baqatay.
Somali oo dhan ayaa ku taqana in aanad cid dagaal waxba ku yeelin lknse gaadmo aad wax ku tihid.
Hal haya caan ah ayaa idiin baxday oo ah HJ intay nabad kugu yeesho nabad kugu ma yeesho.
Silaanyo oo irbadu dhinac ka saaran tahay ayaa soo ciyaarsiisen markaasu madaxtooyadii seexday LOL meesha miyuu u soo hurdo tagay
HJ dawarsiga maalintii iyo ciyaarta habeenkii kala daa Adigoo laangaab HJ ah ayad dooneysaa inaad faantid subxaanaka yaa cadiim
Sadex reer oo HJ taagan eesh calaa laangaab waxaasi waa baqaha aad HY bari ka qabtid ayaad dusha iska korteen sida duqsiga.
Berigii hore waxaan moodi jirey inaad HY la siman tihiin LOL markaasay la iisheegey in reero dusha iska saaran tihiin.
Faanka iska jooji yaan lagula yaabine

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1431 Views
-
Last post by kaliil
-
- 29 Replies
- 3052 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 4 Replies
- 547 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 28 Replies
- 2558 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 25 Replies
- 5693 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 25 Replies
- 4373 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 2 Replies
- 455 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 11 Replies
- 1164 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 285 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 0 Replies
- 612 Views
-
Last post by Faant