Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by Togdeer »

gobdoon wrote: Tue Nov 20, 2018 2:56 pm Well you gave them a share of Bwrbera port willy nily and they dont even thank you rather they want mothing to do with you now as they respect somali sovereign and want nothing to do with Maamul Goboleedyo.
You tell yourself that.
Ethiopia uses port of berbera every day, they are using it right now as we speak. Why does Farmajo not stop them dumb ass.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by Togdeer »

grandpakhalif wrote: Tue Nov 20, 2018 3:03 pm Itoobiya oo qunsulkeedii kala baxday HARGEYSA
November 20, 2018
Hargeysa (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah Warbaahinta Geeska Afrika ayaa Saacaddihii lasoo dhaafay qoraayay in Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya Qunsulkii u joogay Somaliland dib ugu yeertay.


Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa sidoo kale sheegtay in sababta loogu yeeray Qunsulka in ay tahay Isbadelka ka socda Geeska Afrika,islamarkaana Itoobiya ay guud ahaan joojisay xiriirkii kala dhaxeeyay Somaliland,taas badalkeena Arrimaha Somaliland ay kala tacaamuli doonto Soomaaliya.

Qunsulka oo lagu Magacaabo Bereha Tesfay ayaa shalay gelinkii dambey gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka dib markii uu diyaarad ka raacay Magaalada Hargeysa.


Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland ayaa Warbaahinta u sheegay in Bereha Tesfay, uu saraakiisha Somaliland shalay ku wargeliyay in ay u yeertay dowladdiisa isaga oo aan sheegin wax intaas dhaafsiisan.

Sababta ugu weyn ayaa lagu sheegay in tahay in dowladda Itoobiya ay kala noqotay Somaliland xiriirkii dublomaasiyadeed ka dib markii Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya ,Eritrea iyo Itoobiya ay isku raaceen ilaalinta Midnimadda iyo Madaxbaanida Saddexda dal.

Somaliland ayaa 20 kii sano ee lasoo dhaafay xiriir wanaagsan kala dhaxeeyay dowladda Ityoobiya, waxaana soo maray dhowr Qunsul oo Somaliland si gaar ah ula tacaamuli jiray.

Xiriirka Jabuuti iyo maamulka Somaliland ayaan isaguna fiicneyn kaddib markii ay Somaliland heshiis la gashay Sharikadda DPWorld ee lagu wareejiyay Berbera taas oo ay Jabuuti u aragtay tartan dhinaca dekadaha ah,waxaana ay ruqsaddii kala noqotay DPWorl oo maamuleysay Dekadda Dooraale ee Jabuuti.

Somaliland ayaa dhawaan xafiis ka shaqeeya horumarinta Xiriirka Ganacsiga ka furatay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa isna dhawaan sheegay in Dowlado badan ay weydiisteen dowladda dhexe in ay qunsuliyado ka furtaan Magaalada Hargeysa kana oggolaadeen.

Isbadellada ka socda Geeska Afrika ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u muuqda in uu meesha ka saaray Qulqulkii siyaasadeed ee dowladda Itoobiya ay ku heysay Soomaaliya.

More in Home
Nin iyo xaaskiisa oo lagu dilay shirqool abaabulnaa oo ka dhacay Muqdisho
10 qodob oo aas-aas u ah musuq maasuqa uu BF ku helay xukuumada Kheyre
Waddadii uu ku bixi lahaa ra’iisul wasaare KHEYRE
Sawirro: Xasan Sheekh iyo Kismaayo: Wararkii ugu dambeeyey kulamada uu wado gudoomiyaha UPD
Bayle oo jawaab ka bixiyey kiiska musuq maasuqa lagu helay xukuumada Kheyre
Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com


Shit is looking bad, Muse Bixi hasnt met Abby yet, Ethiopia continue to isolate the jeegan regime, what happened to wiilka addis ababa ku dhashay aya iga dhow wiilka xamar ku dhashay?

:russ:
Somalia Foreign minister claiming he gave permission to open a leisson office in Kenya. Later on he will say we gave permission to DP world as well.
Like we are going to believe Caasimada the king of fake news.
:Puhlease:
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by xiimaaya »

It’s over we have won :dj: congratulations comrades
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by AwRastaale »

Ben Dover wrote: Tue Nov 20, 2018 3:34 pm Doofaar ismaaciil hate Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil despise Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil detest Ethiopia:

Image

Yeah sure :MJ: :pac:
:damn: :russ: :deadrose:

Abdillahi Yusuf one is gold.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by theyuusuf143 »

Ben Dover wrote: Tue Nov 20, 2018 3:34 pm Doofaar ismaaciil hate Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil despise Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil detest Ethiopia:

Image

Yeah sure :MJ: :pac:
:damn: :ooh: :deadrose:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by Khalid Ali »

Ben Dover wrote: Tue Nov 20, 2018 3:34 pm Doofaar ismaaciil hate Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil despise Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil detest Ethiopia:

Image

Yeah sure :MJ: :pac:


Hahahhaha lol
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by theyuusuf143 »

If you want to hate something. Hate like general Ben dover or Dr X with style. :lol:
User avatar
Sauron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1630
Joined: Tue Oct 27, 2015 7:42 pm

Re: Breaking news: Ethiopian Consul of SL arrested by Ethio authorities

Post by Sauron »

Ben Dover wrote: Tue Nov 20, 2018 3:34 pm Doofaar ismaaciil hate Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil despise Ethiopia:

Image

Doofaar ismaaciil detest Ethiopia:

Image

Yeah sure :MJ: :pac:
Haha, it's funny because it's true.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”