kaliil wrote: Tue Jan 08, 2019 11:40 am
[quote=X.Playa
ma hadaad diiday ina Xirsi Ghani?? waagii Riyoole sawtaad u fataali wada jirteen?
Ina xirsi qani waa dulli xun oo bilaa dhiig ah oo calooshii la ciyaare ah. Markii horeba isagoo nacas ahaa beryahana wuu kasii daray intay lacag bareen. Suldaan cismaan suldaan cali madar iyo chief caaqil axmed maxamed daahir mooyaane inta kale ma aqoonsanin dhowaan waa la kala yaraynayaana.
[/quote]
ma markaad nacaday ayuu nacas noqday? welgiiba neef buu ahaa , laakiin waad ku jeclaydeen doqonimada waagu Riyaale ku shaqaysan jiray, imika marku Biixi ku xamaashay baad marooro dilaacdeen. waa iska munaafaqo niic ah.