[quote=X.Playa
bal xoolahan eega , noocaas baa kula sheeganaya habar yoonis , marmarka qaarkood waxad is odhanaysaa waa waxan habartu sheegayaba uga guur , kan iyo cawil iyo warancade iyo kun jaajuus. qori ayuu Biixi ku qabsaday?????? yaab
[/quote]
Muuse biixi xoog buu ku qabsaday dalka isagoo adeegsanaya maleeshiyo beeleedkii la isku darsaday.komishanka hada jooga intuu lacag siiyay ayay codka u boobeen oo kulmiye ugu gurayeen.kuwa kulmiye taageersan way ku noqnoqonayeen,caruur 10 jir ah baa u codaynaysay waddanina 160 000 oo cod baa laga daadiyay.komishanka iyo maayarka hargeysa iyo rag xukuumadii siilaanyo ku jiray baa intay sanduuqyada qaataan waddani codkooda daadinayay.waddani baa codka ku guulaystay laakiin waa loo xoog sheegtay oo markii dadki ina la dhacay ogaadeena ciidamo ayaa xaafadahooda lagu daadiyay.ninkii xisbiga watay wuu u tanaasulay oo jeegaantu iyaga uun ka kooban ayay samaysteen.
Waxa laga quustay markuu colaadii ceelafweyn waxba ka qaban waayay oo sidii kii ka horeeyay jeegaantooda la saftay sacad yoonisna ciidamada jeegaanta e "ciidamo qaran" ku sheega loo adeegsaday markay sacad karbaasheen jeegaanta. Aniga madaxweynagaygu waa caare garxajisna 80‰ caare way taageersanyihiin markay kibirka iyo aargoosiga jeegaantu wado arkeen.waxa keliya e ku faanaan isku halaynayaan waa ciidan beeleedka la isku darsaday iyo cashuurta shicibka laga ururiyo intaana waa loo samaysanayaa.
Madaxweynaha cusub
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Madaxweynaha cusub
Timiro inader kuwa jeegaanta lama yaabo markay maamulkooda difaacayaan laakiin nacaskan xplaya baan la yaabay.waa runtaa oo markii reerkiisu takooreen ayuu jeegaanta isku dhejinayaa. Imika waxa loo kala baxay jeegaan iyo isaaq(gx,arab iyo ayuub) markaa liiska jeegaanta ha isku qoro.Timiro1999 wrote: Fri Jan 11, 2019 3:19 pmKaliiloow Xaarplaya reerkiisu way takooreen markaa jeecaanta jilicsan ayuu doonayaa inay waraaqo u sameeyan.kaliil wrote: Fri Jan 11, 2019 2:10 pmAdiga far baa kugu godan. Nin HY ah oo boyfriend ,rag la waxeeyo iyo futadooda ka sheekeeya adiga ka hor ma maqal mana arag? Hadaanad adigu khaniis ahayn maxaad boyfriend iyo futo rag uga hadashaa mawalba![]()
Siduu isaga dhaadhiciyo miyaanad arag er uu jeecaanta jilicsan ugu niikiyo iyaguna way ka xaraabaystaan isaguna run ayuu moodayaa munaafaqada ay kula socdaan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 1773 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 8 Replies
- 1077 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 10 Replies
- 667 Views
-
Last post by great-legend
-
- 1 Replies
- 437 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 1 Replies
- 323 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 11 Replies
- 1022 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 8 Replies
- 917 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 7 Replies
- 968 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 2 Replies
- 1400 Views
-
Last post by libaaxyare