these poor devils in buuhoodle need it so bad.Jaamacbuuhoodle wrote: Tue Jan 15, 2019 4:49 pm Xaqiiqda cid kasta ogtahay Muuse Biixi cid la hadli doonta ma jirto , yaa u bahanba wada hadalkiisa ?
Isn’t this supposed to be secret till its official?
Moderator: Moderators
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Muuse maamulkiisa ma laba nin buu la hadalayaJSL3000 wrote: Fri Jan 18, 2019 12:57 pmthese poor devils in buuhoodle need it so bad.Jaamacbuuhoodle wrote: Tue Jan 15, 2019 4:49 pm Xaqiiqda cid kasta ogtahay Muuse Biixi cid la hadli doonta ma jirto , yaa u bahanba wada hadalkiisa ?
Khaatumo xagee bay joogta ? Kkkkkkk
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Jan 18, 2019 3:40 pmMuuse maamulkiisa ma laba nin buu la hadalayaJSL3000 wrote: Fri Jan 18, 2019 12:57 pmthese poor devils in buuhoodle need it so bad.Jaamacbuuhoodle wrote: Tue Jan 15, 2019 4:49 pm Xaqiiqda cid kasta ogtahay Muuse Biixi cid la hadli doonta ma jirto , yaa u bahanba wada hadalkiisa ?
Khaatumo xagee bay joogta ? Kkkkkkk

Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Maxaa lagala hadalayaa ee baas?? odaygan yar ee sanka dheer leh , awalna kibir iyo af xumo iyo san taag aan meelna jirin ayuu SL kula dhaqmi jiray maantana waa kaas si fiican inta loo edbiyay weliba madaxa lagaga kaajay ee hada sidii gabadh la furay SL iska maslaxaya.
waar cidna kula hadli mayso oo awalba wax aad meesha ku hayseen baa iska yaraa , adiga iyo Galaydh ba dhaqan xumadiina ayaa umada laga qabanayay waanaa lagu guulyastay arintaas.
waar cidna kula hadli mayso oo awalba wax aad meesha ku hayseen baa iska yaraa , adiga iyo Galaydh ba dhaqan xumadiina ayaa umada laga qabanayay waanaa lagu guulyastay arintaas.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Jaamacbuuhoodle,
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Haa waa run walaahi odaygu axmed karaash waa chance kaliya ee aanu haysno , waxuu noo balan qaaday ino dagaal weyn ka ridi doono gobolka Sool lagu kala bixi doono insha allah Anaga dhinaca ayaga diyaar baanu u nahay haday dhaqaala noqto iyo haday nafba noqotba ,kaliil wrote: Fri Jan 18, 2019 3:52 pm Jaamacbuuhoodle,
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?
Sida aanu Aaminsanahay Maanta chance taariikhii ah bay beesha dhulbahante haysta ,
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Jan 18, 2019 4:42 pmHaa waa run walaahi odaygu axmed karaash waa chance kaliya ee aanu haysno , waxuu noo balan qaaday ino dagaal weyn ka ridi doono gobolka Sool lagu kala bixi doono insha allah Anaga dhinaca ayaga diyaar baanu u nahay haday dhaqaala noqto iyo haday nafba noqotba ,kaliil wrote: Fri Jan 18, 2019 3:52 pm Jaamacbuuhoodle,
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?
Sida aanu Aaminsanahay Maanta chance taariikhii ah bay beesha dhulbahante haysta ,

-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Waxaa muhiim in dagaalo joogta lagu wado maamulka muuse biixi waa in beesha calamka la toosa in nabad ka jirin waqooyiga Somalia waa in dhaqaalaha UNku bixiyo laga jaro maamulka muuse biixi .
Odaygii karaash waxuu noo sheegay in dowlada federlaaka laga sugayo qeyb dhaqaalaha dagaalada bixiso iyo saadka hubka , waxaana taa ka muhiimsan inay ethiopia balan qaado in wax hub ah ama rasaas soo galan waqooyiga Soomaaliya markii dagaalku ka qarxo gobolka Sool
Wali arrintu wakhtii bay u bahan tahay
Odaygii karaash waxuu noo sheegay in dowlada federlaaka laga sugayo qeyb dhaqaalaha dagaalada bixiso iyo saadka hubka , waxaana taa ka muhiimsan inay ethiopia balan qaado in wax hub ah ama rasaas soo galan waqooyiga Soomaaliya markii dagaalku ka qarxo gobolka Sool
Wali arrintu wakhtii bay u bahan tahay
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Haa degdegu ma fiicnee waxa loo baahanyahay ina qorshe fiican loo dejiyo rag baana is xilqaamay oo hawlahaa iyo qorshayaashaa wada.dagaal iyo siyaaaadba waa loo baahanyahay si jeegaanta loo curyaamiyo oo u jabto.anaguna dhinacayaga ayaanu ka wadnaa hawlahaa.jeegaantu way jabaysaa sanadkan mardanbena madaxa kor usoo qaadimaayaan.Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Jan 18, 2019 5:02 pm Waxaa muhiim in dagaalo joogta lagu wado maamulka muuse biixi waa in beesha calamka la toosa in nabad ka jirin waqooyiga Somalia waa in dhaqaalaha UNku bixiyo laga jaro maamulka muuse biixi .
Odaygii karaash waxuu noo sheegay in dowlada federlaaka laga sugayo qeyb dhaqaalaha dagaalada bixiso iyo saadka hubka , waxaana taa ka muhiimsan inay ethiopia balan qaado in wax hub ah ama rasaas soo galan waqooyiga Soomaaliya markii dagaalku ka qarxo gobolka Sool
Wali arrintu wakhtii bay u bahan tahay dhig dhigu ma fiicana
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Waa sida ay tahay Sxb , hadaanu nahay umadda Soomaaliyeed abaal weyn baanu u haynaa reerka garxajis oo 1993-1997 naga qabtay maamulkii Maxamed i cigaal ( alle ha u naxariisto ) oo ahaa siyaasii rug cada ah oo khatar weyn ku ahaa midnimada Somalia .kaliil wrote: Fri Jan 18, 2019 5:13 pmHaa degdegu ma fiicnee waxa loo baahanyahay ina qorshe fiican loo dejiyo rag baana is xilqaamay oo hawlahaa iyo qorshayaashaa wada.dagaal iyo siyaaaadba waa loo baahanyahay si jeegaanta loo curyaamiyo oo u jabto.anaguna dhinacayaga ayaanu ka wadnaa hawlahaa.jeegaantu way jabaysaa sanadkan mardanbena madaxa kor usoo qaadimaayaan.Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Jan 18, 2019 5:02 pm Waxaa muhiim in dagaalo joogta lagu wado maamulka muuse biixi waa in beesha calamka la toosa in nabad ka jirin waqooyiga Somalia waa in dhaqaalaha UNku bixiyo laga jaro maamulka muuse biixi .
Odaygii karaash waxuu noo sheegay in dowlada federlaaka laga sugayo qeyb dhaqaalaha dagaalada bixiso iyo saadka hubka , waxaana taa ka muhiimsan inay ethiopia balan qaado in wax hub ah ama rasaas soo galan waqooyiga Soomaaliya markii dagaalku ka qarxo gobolka Sool
Wali arrintu wakhtii bay u bahan tahay dhig dhigu ma fiicana
Xataa inqilaabkii waqooyi ka dhacay 1961kii Gen : Maxamed caynanshe ( alle ha u naxariisto ) oo garxjis ahaa ayaa fashilayay .
Reerka garxajis waa in RW ama madaxweynaha jamhuuriyadda Somalia la siiya 2021
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
NINYOHOW, aduu waxaad ubaahantahay inaad iscadayso. Ma Somaliland ayaad kasoohorjeedaa ood rabtaa inay burburto mise Dawlada Muse Biixi?kaliil wrote: Fri Jan 18, 2019 3:52 pm Jaamacbuuhoodle,
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Waxa la yaab leh Dhulbahante leh tolaaay Daarood nimo ah baanu Isaaq kula dagaalamaynaa ayaa isagii hy ahaa weliba talo ka bixinayaa jabkiisa.Aburiin wrote: Fri Jan 18, 2019 6:23 pmNINYOHOW, aduu waxaad ubaahantahay inaad iscadayso. Ma Somaliland ayaad kasoohorjeedaa ood rabtaa inay burburto mise Dawlada Muse Biixi?kaliil wrote: Fri Jan 18, 2019 3:52 pm Jaamacbuuhoodle,
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?
Nacalatulaa calaa caqli dhedig waxaas oo kale baa magaca HY dilay.
- Djiboutian
- SomaliNetizen
- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
La xawla wala quwata ila billah. Waligay waxaan u haystay Kalil nin shaw wa gabadhkaliil wrote: Fri Jan 18, 2019 3:52 pm Jaamacbuuhoodle,
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?

Xaal qado Kalil quruxay.

Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Trust me these somaliland qurjiiles in buhoodle have more power and weight than one cyber kid online talkin out his azz.Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Jan 18, 2019 3:40 pmMuuse maamulkiisa ma laba nin buu la hadalayaJSL3000 wrote: Fri Jan 18, 2019 12:57 pmthese poor devils in buuhoodle need it so bad.Jaamacbuuhoodle wrote: Tue Jan 15, 2019 4:49 pm Xaqiiqda cid kasta ogtahay Muuse Biixi cid la hadli doonta ma jirto , yaa u bahanba wada hadalkiisa ?
Khaatumo xagee bay joogta ? Kkkkkkk
what you know about war when shots ring out you be first lil beeatch to phone his mommy like hooyo save me straight bussie.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Isn’t this supposed to be secret till its official?
Why my comments get deleted ?
Taageerayaasha Gooni goosadku jelecsana marka xaqiiqada loo sheego ma sidaas baad ictiraaf ku raadanaysan
siyaasada hadii la idinka adkaado maaha inaad isku xaartan kkkkk dulqaad yaasha
Tolaw ictiraafkii soo socday xagee buu maraya 🧐

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 50 Replies
- 3433 Views
-
Last post by Qoordheer-
-
- 16 Replies
- 1132 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 5 Replies
- 428 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 33 Replies
- 1548 Views
-
Last post by FaultLess
-
- 58 Replies
- 3931 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 588 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 12 Replies
- 964 Views
-
Last post by SiennaEarth
-
- 12 Replies
- 937 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE