theyuusuf143 wrote: Sat Jan 19, 2019 1:42 pm
Waxeena meesha ka buuxa oo laysku wada geeyey cali seenyo inaga wadanisan . Waa run oo TV giisu dawlada faro baas buu ka hayaa laakiin cali seenyo ka weyn nin xamar lagu shaanbadeeyo. Waa muftiga ay kasoo maaxdaan heesaha qaranka lagu dhaqajiyo
1. Calan yahaw ha dhicin weligaa dhisnaw
2. Kala guurkii maahee Kala gurasho weeyaan
3. Dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socda
Iyo qaar kaloo badan. Abwaanada yaryar aynu iskaga tumano laakiin kuwa waaweyn yeynaan isku taataaban. Hadii kale iga wala duufaantii qoomkii reer caad Iyo thamuud rogtay mid ka culus bay inagu kucinayaan.
U malayn maayo Inu heesta hore leeyey, heestaas horey u jirtay.
Tan baan sheegaya isagaa leh
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sat Jan 19, 2019 5:40 pm
by SuldaanMaplesyrup

Exactly, I don't think he owns the lyrics, the song use to exist.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 6:52 am
by Pureblood1
Kaliil aka Bohol seems upset
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 7:14 am
by kaliil
Abwaan cali seenyo maamulka jeegaanta ayuu taageersanaan jiray waxaanu u qoray heeso badan oo 18 may iyo xafladaha kale ku niikiyaan laakiin imika reer ahaan ayay u eryanayaan.siday sheegeen waxay rabaan ina sanadkan loo kala baxo jeegaan iyo jeegaandiid.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Kaliil ma naxdid, Xaarplaya buug ayuu 20 sanadood soo wadaa.
Cali Seenyo kartidiisu ka bakhtiyayaa Dhagax caabudku heesta isaga sameeyey
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 8:28 am
by Khalid Ali
Cali seeenyows is a good guy qaladba dhacay at the border the calanyahow hadhicin song waxaiskaleg nin hebel sugulle layidha . The other 2 are his . Caliseenyow doesn't need a visa into enter Somaliland since he is a citizen of the country.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 9:02 am
by Sharmarke91
Khalid Ali baryahan ma kiniinki ba ingriiska looga keenaya, wa kan khaboobo degaye lol.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 9:15 am
by Khalid Ali
Wamaxay khaboobo waxaasi ma afsomalibaa
Afsomaligasootoosi
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 12:55 pm
by JSL3000
This morninh bbcsumaal and cali seenyo got into heated arguement no wonder zoomalians are shitty journalists and get kilt in qaraxdisho.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 1:00 pm
by JSL3000
Khalid Ali wrote: Sun Jan 20, 2019 8:28 am
Cali seeenyows is a good guy qaladba dhacay at the border the calanyahow hadhicin song waxaiskaleg nin hebel sugulle layidha . The other 2 are his . Caliseenyow doesn't need a visa into enter Somaliland since he is a citizen of the country.
yea hopefully general nuux taani squashes problem between the two of them unless there is something esle we don't know he did say he was accompanied by one zoomalian even then his entourage shouldve been denied not him.