Re: Rude things somalis do, could we use an etiquette course in high school for good manners.?
Posted: Thu Jan 31, 2019 6:38 pm
Islam nacayb kaa kuugu wacan waxaas oo ilaaqa . Somali nacaybna kaama madhna oo gaal la kor baad tahay. Anigu dadkayga uma fiirfiirsado waayo ummadu waa 5taa farood oo kale qaarbaa xaarka iska maydha qaarna way masaxaan. Qaarbaa faraha taagtaaga sida isaaqena qaarna dhawaaqa dhiba. Qaarbaa duruuc xidha sida dumarkeena qaarna surwaal. Qaarbaa faraha wax ku cuna qaarna ilaa luqunta bay tuwaal ku xidhaan markay wax cunayaan sidii limo yar oo dilqaya .X.Playa wrote: Thu Jan 31, 2019 5:56 pmWaar bahaa bahaada iska daayo 18 arimood een sheegay tee baad samaysaa?theyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 1:15 pm Soomaali nacayb baa kugu dhacay adeer. Xitaa dumarkii soomaliyed oo aduunka ugu nadaafad baDan baad ku leedahay cadar baa ku bakhtiyey oo dharka iskama bedelaan. Adiunyada ilaahay intan noolaa naag shiiraysa waxan arkay hablaha yar yar ee cadaanka ah (teenage ka) kulli waa isku siifad .
Soomaalidu si natural ahbay u nooshahay anoo bariis cunaya uma baahni miis, malqacad , fargeeto , tissue iyo koob wine ah . Dadkii ilbaxnimada aduunka u horeeyey sida Persian ka iyo hindia baanu wax u cunaa.
Dhaqan xumada keliya ee aan soomali ka arkay waa tarbiyada ciyaalka. At the age of 5 malcaamada baanu hablaha yar yar ku waxayn jirnay. Weligay anagoo badan qof na agmaray maanu nabad gelin jirin. Habeen kasta dadbaanu shiidi jirnay. Ciyaalka gaaladu haday labaatan kasoo hor baxdo wadaday kuu banaynayaan. Horta akhlaaqxumada ciyaalka somalidu koobkay qaadeen.