The weak isaaq sultanate

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
joof
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 303
Joined: Sat Feb 21, 2015 2:09 pm

Re: The weak isaaq sultanate

Post by joof »

DayrBare wrote: Sun Feb 10, 2019 3:18 pm
joof wrote: Sun Feb 10, 2019 7:38 am Carab baan ahay iyo ma tihid baa la isku heystaa 2019 lol.

A/qasinow waa qaladfahantay ayaan umalaynaya, meesha cid carab kahadlaysaa majiree waxaa la iskuhayaa Dirbaynu nahay iyo ma nihin. Dir muuna Somali ahayn, maxaa Carab geeyay
Dir ma ihi macnaheeda maxuu yahay???
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: The weak isaaq sultanate

Post by theyuusuf143 »

joof wrote: Mon Feb 11, 2019 1:20 pm

Iidoorka hashimites ku berigii hore way naga adkaayen . Hada laakiin waa powerless si qayrul xad ah baanu u muquuninay. Dirku kacaan oo noociisa hore loo arag in history baanu bilawnay. For the first time waxaanu ku guulaysaany inaan Dir oo dhan midayno . Dir xoogaystay hadaad aragto waa libin gaasiran oo irir samaale oo dhan usoo hoyatay Markaa na taageer oo nimanka nala dil danbaa kuugu jirtee. :lol:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: The weak isaaq sultanate

Post by X.Playa »

theyuusuf143 wrote: Mon Feb 11, 2019 4:19 pm

Abtirsi sida macawsta loo badalo aduunka lama arage umada kala fadhiiso dhaqan xumada. Sheekh Isxaaq wax dir u galay aan gusss ahayn waa halkii Qanyaree ma jirto.

X.Playa wrote: Mon Feb 11, 2019 4:26 pm

Wax alaale wax abtirsiya oo aanu anaku bedelnay ma jirto ee kaad idinku bedesheen baanu dib u saxaynaa weliba karbaash baanu idin marinaynaa dunuubtaad ka gasheen qawmiyada barakaysan. Geeska Africa anakaa iska leh haduu awaawgaa laash ku yimi meeshad ka timi baanu kugu celinaynaa adigoo dulaysan. Ibnu zina baan ahay hadaysan qawmiyadu qabsan quluubta dadkeeda idinna gabal baas idiin dumin oo aanan madadaalo ka dhigan dhagxaanta bugta ah ee soomalidu toomisay Sanaag.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: The weak isaaq sultanate

Post by X.Playa »

theyuusuf143 wrote: Mon Feb 11, 2019 6:42 pm

Muran iyo jikaar looma baahna, bal abtirsiinimadaada gali Dir taad iska jeclaatay. The oldest Somali genealogy is of Isaaq man and he traced his decent to sheekh Isxaaq namely Xaaji Sharmaarke Cali Saalax circa 1780-1861.

Bal adigu abtirsiinimadaada Dir ku noqotay ee taa sunnada ah ka horaysay soo sheeg.?

X.Playa wrote: Mon Feb 11, 2019 8:04 pm

Muuse (HJ) , isaaq, maxamed xiniftire, maahe, dir, Aji, irir, samaale .

Isaaq maxamed waxa la dhashay.

Biimaal maxamed
Bajimaal maxamed
Magaadle maxamed
Quraan maxamed
Dabruube maxamed
Axmed maxamed

Waa taa abtirsiintayada saxda ahi. Wixii isaaq ka danbeeya oo dhan baad qalloociseen oo aad dabada u geliseeen xasan cali bini abii daalib iyo tafiirtiisa macaal qaar shiico ahbaa ku jira. Gar iyo gardaraba geeska Africa Dir baa leh ee afkaaga hayso ama doontaad sheegtaan baanu ciraaq u saarayna idinka iyo daarodba wixii carab baanu nahay iyo waxaas laga maqlo.

Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The weak isaaq sultanate

Post by Khalid Ali »

The yusuuf abtiitsiinta wa qalad. Sheikh isxaaq waxa laodhanjiray sheikh isxaaq axmed maxammad xusseyn

Isaaq dir maha dir nawalogood abtiitsiinta may wadaagin
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: The weak isaaq sultanate

Post by X.Playa »

theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 5:13 am
X.Playa wrote: Mon Feb 11, 2019 8:04 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 11, 2019 6:42 pm

Wax alaale wax abtirsiya oo aanu anaku bedelnay ma jirto ee kaad idinku bedesheen baanu dib u saxaynaa weliba karbaash baanu idin marinaynaa dunuubtaad ka gasheen qawmiyada barakaysan. Geeska Africa anakaa iska leh haduu awaawgaa laash ku yimi meeshad ka timi baanu kugu celinaynaa adigoo dulaysan. Ibnu zina baan ahay hadaysan qawmiyadu qabsan quluubta dadkeeda idinna gabal baas idiin dumin oo aanan madadaalo ka dhigan dhagxaanta bugta ah ee soomalidu toomisay Sanaag.
Muran iyo jikaar looma baahna, bal abtirsiinimadaada gali Dir taad iska jeclaatay. The oldest Somali genealogy is of Isaaq man and he traced his decent to sheekh Isxaaq namely Xaaji Sharmaarke Cali Saalax circa 1780-1861.

Bal adigu abtirsiinimadaada Dir ku noqotay ee taa sunnada ah ka horaysay soo sheeg.?

Muuse (HJ) , isaaq, maxamed xiniftire, maahe, dir, Aji, irir, samaale .

Isaaq maxamed waxa la dhashay.

Biimaal maxamed
Bajimaal maxamed
Magaadle maxamed
Quraan maxamed
Dabruube maxamed
Axmed maxamed

Waa taa abtirsiintayada saxda ahi. Wixii isaaq ka danbeeya oo dhan baad qalloociseen oo aad dabada u geliseeen xasan cali bini abii daalib iyo tafiirtiisa macaal qaar shiico ahbaa ku jira. Gar iyo gardaraba geeska Africa Dir baa leh ee afkaaga hayso ama doontaad sheegtaan baanu ciraaq u saarayna idinka iyo daarodba wixii carab baanu nahay iyo waxaas laga maqlo.
And how did you came upon such a wisdom? Any supporting evidence?
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: The weak isaaq sultanate

Post by TheLoFather »

theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 5:12 am
X.Playa wrote: Mon Feb 11, 2019 8:04 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 11, 2019 6:42 pm

Wax alaale wax abtirsiya oo aanu anaku bedelnay ma jirto ee kaad idinku bedesheen baanu dib u saxaynaa weliba karbaash baanu idin marinaynaa dunuubtaad ka gasheen qawmiyada barakaysan. Geeska Africa anakaa iska leh haduu awaawgaa laash ku yimi meeshad ka timi baanu kugu celinaynaa adigoo dulaysan. Ibnu zina baan ahay hadaysan qawmiyadu qabsan quluubta dadkeeda idinna gabal baas idiin dumin oo aanan madadaalo ka dhigan dhagxaanta bugta ah ee soomalidu toomisay Sanaag.
Muran iyo jikaar looma baahna, bal abtirsiinimadaada gali Dir taad iska jeclaatay. The oldest Somali genealogy is of Isaaq man and he traced his decent to sheekh Isxaaq namely Xaaji Sharmaarke Cali Saalax circa 1780-1861.

Bal adigu abtirsiinimadaada Dir ku noqotay ee taa sunnada ah ka horaysay soo sheeg.?

Muuse (HJ) , isaaq, maxamed xiniftire, maahe, dir, Aji, irir, samaale .

Isaaq maxamed waxa la dhashay.

Biimaal maxamed
Bajimaal maxamed
Magaadle maxamed
Quraan maxamed
Dabruube maxamed
Axmed maxamed

Waa taa abtirsiintayada saxda ahi. Wixii isaaq ka danbeeya oo dhan baad qalloociseen oo aad dabada u geliseeen xasan cali bini abii daalib iyo tafiirtiisa macaal qaar shiico ahbaa ku jira. Gar iyo gardaraba geeska Africa Dir baa leh ee afkaaga hayso ama doontaad sheegtaan baanu ciraaq u saarayna idinka iyo daarodba wixii carab baanu nahay iyo waxaas laga maqlo.
So you telling us that Isaaq Maxamad Xaiftire married the daughter of Magaadle Maxamad Xiniftre ?..... What kind of incest sorcery you having us to believe?

Ninyoow Sheikh Isaaq gardarada aad ku heeysid ka toobad keen oo dhareerka iska tir!!!
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: The weak isaaq sultanate

Post by DayrBare »

joof wrote: Mon Feb 11, 2019 1:20 pm
DayrBare wrote: Sun Feb 10, 2019 3:18 pm
joof wrote: Sun Feb 10, 2019 7:38 am Carab baan ahay iyo ma tihid baa la isku heystaa 2019 lol.

A/qasinow waa qaladfahantay ayaan umalaynaya, meesha cid carab kahadlaysaa majiree waxaa la iskuhayaa Dirbaynu nahay iyo ma nihin. Dir muuna Somali ahayn, maxaa Carab geeyay
Dir ma ihi macnaheeda maxuu yahay???
Dir hadaanad ahayn micneheedu ma Carabaan ahaybaa adiga laftaadaba aan kuwaydiine
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: The weak isaaq sultanate

Post by X.Playa »

DayrBare wrote: Tue Feb 12, 2019 11:10 am
joof wrote: Mon Feb 11, 2019 1:20 pm
DayrBare wrote: Sun Feb 10, 2019 3:18 pm

A/qasinow waa qaladfahantay ayaan umalaynaya, meesha cid carab kahadlaysaa majiree waxaa la iskuhayaa Dirbaynu nahay iyo ma nihin. Dir muuna Somali ahayn, maxaa Carab geeyay
Dir ma ihi macnaheeda maxuu yahay???
Dir hadaanad ahayn micneheedu ma Carabaan ahaybaa adiga laftaadaba aan kuwaydiine
Dir tan ay na hor wadaan horta ma qasab baa??
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: The weak isaaq sultanate

Post by DayrBare »

X.Playa wrote: Tue Feb 12, 2019 11:12 am
DayrBare wrote: Tue Feb 12, 2019 11:10 am
joof wrote: Mon Feb 11, 2019 1:20 pm

Dir ma ihi macnaheeda maxuu yahay???
Dir hadaanad ahayn micneheedu ma Carabaan ahaybaa adiga laftaadaba aan kuwaydiine
Dir tan ay na hor wadaan horta ma qasab baa??
Adoon Dir iyo Carab midna ahayn maanad Somali ahaankarin?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”