Xukuumada Qudhmiye waxay ku magac dheer tahay DHAGAX-DHIGA
Meel walba waxay dhigayaan dhagax Waar yaa ILLAAHAY yaqaana tii Siloonyo ayaa tuulahay istaaganba Dhagax dhigi jirtay.
Muuse shaanina baro ayaabu dhaafiyey Berbera corridor Kulahaa, kolba waxay la yimaadan sheeko cusub oo dadka masaakiinta ah iyo wax ma garatada lagu mashquuliyo.
Meeyey mashruucii biyo gelintu been badanaa waxa la yidhi hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho.
Berbera corridor kan ayaamo ayaa la wadwadi kadibna waa layska ilaabi sidii wixii hore
Berbera corridor ground breaking ceremony
Moderator: Moderators
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Berbera corridor ground breaking ceremony
For the last 3 or 4 years its been ceremony after ceremony, when are these projects actually going to materlise?

Minority boy I have told you many times no Somali clan separately or collectively can stop the Isaaq mechaine.Sharmarke91 wrote: Thu Feb 28, 2019 4:33 pm![]()
For the last 3 or 4 years its been ceremony after ceremony, when are these projects actually going to materlise?
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Berbera corridor ground breaking ceremony
Timiro1999 wrote: Thu Feb 28, 2019 3:19 pm Xukuumada Qudhmiye waxay ku magac dheer tahay DHAGAX-DHIGA
Meel walba waxay dhigayaan dhagax Waar yaa ILLAAHAY yaqaana tii Siloonyo ayaa tuulahay istaaganba Dhagax dhigi jirtay.
Muuse shaanina baro ayaabu dhaafiyey Berbera corridor Kulahaa, kolba waxay la yimaadan sheeko cusub oo dadka masaakiinta ah iyo wax ma garatada lagu mashquuliyo.
Meeyey mashruucii biyo gelintu been badanaa waxa la yidhi hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho.
Berbera corridor kan ayaamo ayaa la wadwadi kadibna waa layska ilaabi sidii wixii hore
Rag berbera joogay waxay noo sheegeen ina cagafyadii iyo qalabkii kale meesha yaalay laga keenay saldhiga berbera oo lagu dhisayay. markii xafladi damaatay ayaa cagafyadii iyo qalabkii dhamaan lagu celiyay saldhigii laga keenay markii shaqaale pakistan ah la weydiiyay sababta qalabka loo celinayo,waxay ku jawaabeen anagu meesha waxaanu u nimi inaanu xaflada camirno oo sawirada galno keliya.waxay sheegeen inaanay ogayn cida wadada dhisaysa oo qalabka lagu sawirayna lagu dhisayne qalabka saldhiga imaraadka lagu dhisayo.dadku hadii been moodayaan khalid ali iyo kuwa kale wadankii joogeen meesha ha tagaan oo sawiro cusub hakasoo qaadaan.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Berbera corridor ground breaking ceremony
There is no doubt s/l holds the world record for ground breaking ceremonies......apparently they've got more mega projects on the go than Qatar 2020 world cup.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Berbera corridor ground breaking ceremony
Kaliilow Qudhmiye iyo igu sawir maxaa kala haysta, waxaasi waa iska ciyaarahooda horta ma aragtay Mashruuca biyo gelinta Hargeysa maalin walba waxay geed deeble ama meel kale tuumbooyin waaweyn biyo ka fatahiyaan markaasay isku sawiraankaliil wrote: Sat Mar 02, 2019 5:26 pmTimiro1999 wrote: Thu Feb 28, 2019 3:19 pm Xukuumada Qudhmiye waxay ku magac dheer tahay DHAGAX-DHIGA
Meel walba waxay dhigayaan dhagax Waar yaa ILLAAHAY yaqaana tii Siloonyo ayaa tuulahay istaaganba Dhagax dhigi jirtay.
Muuse shaanina baro ayaabu dhaafiyey Berbera corridor Kulahaa, kolba waxay la yimaadan sheeko cusub oo dadka masaakiinta ah iyo wax ma garatada lagu mashquuliyo.
Meeyey mashruucii biyo gelintu been badanaa waxa la yidhi hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho.
Berbera corridor kan ayaamo ayaa la wadwadi kadibna waa layska ilaabi sidii wixii hore
Rag berbera joogay waxay noo sheegeen ina cagafyadii iyo qalabkii kale meesha yaalay laga keenay saldhiga berbera oo lagu dhisayay. markii xafladi damaatay ayaa cagafyadii iyo qalabkii dhamaan lagu celiyay saldhigii laga keenay markii shaqaale pakistan ah la weydiiyay sababta qalabka loo celinayo,waxay ku jawaabeen anagu meesha waxaanu u nimi inaanu xaflada camirno oo sawirada galno keliya.waxay sheegeen inaanay ogayn cida wadada dhisaysa oo qalabka lagu sawirayna lagu dhisayne qalabka saldhiga imaraadka lagu dhisayo.dadku hadii been moodayaan khalid ali iyo kuwa kale wadankii joogeen meesha ha tagaan oo sawiro cusub hakasoo qaadaan.
Markaasay dadkana ku yidhaahdan biyihii waakuwas soo socda lol
Waxaa waxa ka daran dadkii oo aan su'aal dambe weydiinahaynin dadkeenii wuxuu u batay wax ma garato, qaar nolol maalmodkodii la tacaalaya, qaar xaaran ku naax ah iyo qaar yaaban.
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Berbera corridor ground breaking ceremony
original dervish wrote: Sun Mar 03, 2019 9:42 am There is no doubt s/l holds the world record for ground breaking ceremonies......apparently they've got more mega projects on the go than Qatar 2020 world cup.

-
Jaamacbuuhoodle
- SomaliNetizen

- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1772 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 9 Replies
- 1592 Views
-
Last post by DayrBare
-
- 1 Replies
- 820 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 5 Replies
- 1804 Views
-
Last post by NewBurco
-
- 19 Replies
- 3866 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 5 Replies
- 1327 Views
-
Last post by Futurist
-
- 41 Replies
- 5411 Views
-
Last post by Ben Dover
-
- 1 Replies
- 1159 Views
-
Last post by Madelina
-
- 6 Replies
- 1521 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 6 Replies
- 1512 Views
-
Last post by Talo alle udaa