Page 2 of 3

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Mon Mar 04, 2019 10:43 pm
by Sharmarke91
theyuusuf143 wrote: Mon Mar 04, 2019 11:08 am Xiniinyaha Libaaxay Isaaq kugula xaalaane
Xaamxaamashiyo kuma didaan boola-xooftada'e
Mar haddii xasarad loogu tago lagu xajiimooye

Xulka Arab xijiga Ciidagale, xoogga habar yoonis
Nimankii Ugaadeen ku xidhay xodayga hoostiisa
Xarshin iyo Bullaaliyo kuwii Siraw ka xaaraanshey
Ee adiga xawliga dagaal kugu xanbaareeyey
Xakamaha Subeer kugu dhuftaad xanaf wareerteene
Xawaaraha Ayuub baan ridada kuula xiiq-tiranne
Xaraartaan ku tiirsaday kun jeer waw xamdiyayaaye
Xabadka iyo beerkayga way ku xardhanaayeene
ilaahbaa xigaal iiga dhigay Baha xabuusheede
Nin xadiid huwadey baan dhengedo lagu xarriiqayne

Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso
Idinkoon dhirbaaxo xejinbaa nabaddi xoorteene
Xamil waranka weligiinba waa xagal ka daacdaane
So you admit Habar Gusjeclo is not a clan but a uterine group who formed a coalition due to their langaabness?

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Mon Mar 04, 2019 10:44 pm
by Sharmarke91
mahoka wrote: Mon Mar 04, 2019 3:07 pm
Typhoon wrote: Mon Mar 04, 2019 4:15 am
Iidoor Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo

War Darood ku fuul kaama dago, daayin abidkaaye
Intaad dunida nooshahay anunbaa, duudka kaa rarane
Dacay adag waxaan kuugu xidhay, daalinbaad tahaye
Haddaan dabarka kaa furi lahayn, amaanu kaa dayno
Duunyadii waraabuhu cuniyo, daayacbaad noqone
Dalanbaabiyahow meel xunbaad, dubuq tidhaahdaane

Nin Amxaaro Daafida u karin, amase Doofaarka
Dabeecuu u leeyahay Isaaq, gaalo daba jooge
Dillaal iyo hunguri waa wixii, dilay awowgoode
Dalkay gadan lahaayeen haddaan, laga deyrayne
wale iidoor sharaf ma laha, gun gun dhashashy oo hayb, isir lahayn

Darod hate foreigners so much they invited both Kenyan army and Ethiopian army into Somalia to kill non darods lol. Are you telling us idoor has less sharaf than the people who invited foreigners to do their fighting for them? :lol:
No we invited foreigners because the damn hutus wouldn't stop killing each other, we had no choice we had to safe them from each other.

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 1:03 am
by Togdeer
Sharmarke91 wrote: Mon Mar 04, 2019 10:40 pm
Togdeer wrote: Mon Mar 04, 2019 4:02 pm Boons are the worse people on earth. They rather spend their time trolling online than helping their people.
Your sisters and aunties are getting raped as we speak. Alshabab in roaming freely in ghetto they control a lot of villages. Kenyan soldiers kill your cousins like flies I remember they killed 3 brothers and no retaliation. Gedo is the poorest regions in east Africa. Ranked number 1 for cholera. No proper hospitals, 1 secondary school. These people are worse than my faeces.
but why do yo care?

aren't Marehan the people that have committed a genocide against your people and killed over 200,000 Idoors?

What have you done to avenge your tol against the Marehan?

Adiga kuma taale wether they are "desituite" or "poor" adba ileen gaashanbuurta Habar Xabuushed ayadtehe ay Qoryaale casimada u tahaye.
You and boons are the lowest in the food chain today. I’m your slave master I own you langaab qurjile. I do as I please with you, and there is nothing you can do about about from cry online.

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 1:23 am
by Sharmarke91
Togdeer wrote: Tue Mar 05, 2019 1:03 am

There we go again the usual drivel with no substance, lol. These Idoors never fail to avoid answering direct questions - gun guni dhashay!

How can you call me a darod man a langaab? When your a idoor and kaba sii daren your fron the habar xabuusheed uterine group who are even by idoor standards an ignoble langaab coalition.

Lol labada reer aad sheegaso waa kuwi kaa xasuuqay 200,000 people sxb!! Magalooyinkagina dhulka la simay, marka iska aamus inta aad arsano waxba kama sheegi kartide.

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 1:31 am
by Sharmarke91
.

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 1:39 am
by gobdoon
Isaaq Darood aya somalnimada iyo muslimnimada ku haya waa hore bay xargaha goosan lahayeen ila 90gii bay xargaha gosteen wa in la karbaasho intooda xun inta fiicana la so dhoweeyo

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 2:24 am
by mahoka
gobdoon wrote: Tue Mar 05, 2019 1:39 am Isaaq Darood aya somalnimada iyo muslimnimada ku haya waa hore bay xargaha goosan lahayeen ila 90gii bay xargaha gosteen wa in la karbaasho intooda xun inta fiicana la so dhoweeyo
Since when is darod somali or Muslim? Most of your women are gaalo and you hate Somali more than anything on this planet. That’s why you keep inviting foreign troops into Somalia while your women in Minneapolis and London spread hate against Islam...

Even old darod women like mama malyuun are getting naked on camera

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 3:34 am
by BestPlaya
I'm waiting dhiladii Saalaxbaashe ahayd .

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 3:43 am
by BestPlaya
Aqriso cabaadkii ugu waynaa taarikhda..Afhayeenkii Ciidagale Qowdhan Ducaale aftaag oo barooranaya sida naagihii ....

Allahayow balaayadu siday, noogu wada baahday

Bowdada sidaan uga jabniyo, buuratada lawga

Ma barbaartii baa la jaray, buubsan jirey geela

Boqol sumac miyaa naga hadhiyo, baarcaddii wadatay

Togga baallihiisii miyuu, bahalku hiigaayey

Waatii Suldaankii bakhtiyey, badhida weynaaye

Bilaash weeye cayduu Isaaq, noola soo baxaye

Nimankii Berbera quudan jiray, bacadkii waw maadhe

Bannaankay ku haasaawayaan, waw baraad li’iye

Habar Yoonis beyr baa ku dhigan, baraqnuglaantiiye

Hablihii baroortee raggii, Arab miyuu baashan??

Mise toodu haw baaliddee, budulkanay qaadi

Ma burburay baryahan Reer Cabdigu, baalka waa sidaye

CABDI HURRE oo isaguna Ciidagale ahaa ayaa cadan kasoo diray baroor diiqan kolkii Ciidagalaha gunta ah birta lagu aslay .

Maantana tolkaan ku camirraa, cawdu ma u duushay

Cali iyo Haaruun miyaa, gabal Isaaq ciilay

Cabdi Bari miyaa go'ay sidii, madag cuf loo waayey 

Ma canbaar-cadkii baa la jaray, curaddadii Iido

Caleen jilicday saw Reer Gobdoon, caawa kama liito

Cabdi Ciise caalsaarriddii, Ciise iyo Iidle 

Ma carsaanyo jaban baa raggii, caaradka u joogtay

Carfigii miyaa layga ridey, calankii guudkayga

Ma carjabay shisheeyuhu baguu, caawa lee yahaye

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 4:08 am
by BestPlaya
Ree Cali (Huwan ) ayuu iidoorku isku xuuxin jiray .Afhayeenkii Sacdiyo Muuse oo runta tibaaxayo bal kaalay Saalaxbaashoow aqriso,inagumeediii kuxaartay wasse iidoorka ah .

Abwaanka qoloda qudhunxajis ee Cabdi gahayr oo hunguri ka galay geel sacdyo muuse leedahay walibana jifada Ree Hadhiye..Cabdi gahayr oo og jil-jilayca sacadiyo muuse oo waliba quudh-sanaya ayaa tixdan Garxajis kula hadlay asagoo leh kaalaya daba jilicda Sacadiyo Muuse geela igala soo dhaca

Geelaa hudheelluhu watee Hadhiye maalaayo

Hawl laawahaasaan arkaye ma
hunguroodeene

Iyadoo hirkaa iyo hirkaa halab ka reemaysa

Iyadoo haleeliyo hor weyn wada hillaacaysa

Hayb yeelataba xerada waan ku hubsan dooneeye

Habar.yoonis iyo ciidagale labada haamoodba

Halkanay ka dhawdee tolkay wey hagranayaane

Waxaa jawaab culus usoo diray qolodii Qudhunxajis ,Cumar Ustraali oo ahaa Afhayeenkii Daba-jilicda .Wuxuu yidhi Haw haw iyo faan baad haysaan,Huwan(Ree Cali) car wakaase dagaal ku aada ..Geela ree Hadhiyana wuxuu idinka yahay idinkoo Danood tagay oo geelasha Abraahiin soo qaada .calaashan,wuxuu ogyahay Qudhunxajis ineey toban wiil oo Abraahiin ku aadi karin... Ugu dambayn wuxuu leeyahay qoloda midgaha ee Hawle iyo Hurinta Daaud (Ciidagalaha) iima kala duwana oo wuxuba waa wada midgahaa uun .

Geelaa horaadada fidshay ee hadhiye maalaayo 

Habaryoonis iyo ciidagale labada haamoodba 

Halyeeygii ducaaliyo xirsaa ugu hanweynaaye 

Hadhgalaybaa laga diray heeshigaa dhalaye 

Abidkiinba kuma hiil baxdaan halaca maadhiine 

Huwan baan ogaa oo dagaal kuma hagaagtaane 

Hawhawda iyo faanku waa himiladiiniiye 

Anna hawlle iigama duwana hurinta Daa'uude 

Hitlarbaad ismoodaan markaad halaha maashaane

Abtiyaal wax aydaan helayn ha isku hiifina'e 

Halba aniga oo nin u dilay oo habelna dheeraaday 

Waydinkoo habeenkoo madow danood soo hitiqiseene.

Huwan ,Haaruun iyo Abraahiin kaliyaa iidoor cadaabi jiray oo waliba dhexdoodu isku xuuxin jireen markaasad is leedahay bal rag u faan .bidoodkii iidoor ee kudhalay toban jeer la cadaabye .Ma Ogadeen aan sadexdaa jifo ahayn baad is aragtaan ????

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 4:51 am
by Xildiiid
According to Dofaar Ismaciil logic..

The Rhodesian and South African pilots were Dofaar Ismaciil. :pac:

The multiclan SNA and foreign mercenaries on the ground were also Dofaar Ismaciil. :pac:

You've always used foreign troops against rival clans. Today its your AMISOM boyfriends that your former leader Beer Dofaar invited to fight interriverine communities with the goal of stealing their land.

Dofaar Ismaciil is a vocal minority. The colonial stats and modern population census show that you're a minority.

All major Dofaar settlements put together is smaller than Hargeisa.

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 5:01 am
by original dervish
Countdown for the Buddha of the north to show up and claim these are all stolen iidoor gabay.

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 5:51 am
by theyuusuf143
Sharmarke91 wrote: Mon Mar 04, 2019 10:43 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Mar 04, 2019 11:08 am Xiniinyaha Libaaxay Isaaq kugula xaalaane
Xaamxaamashiyo kuma didaan boola-xooftada'e
Mar haddii xasarad loogu tago lagu xajiimooye

Xulka Arab xijiga Ciidagale, xoogga habar yoonis
Nimankii Ugaadeen ku xidhay xodayga hoostiisa
Xarshin iyo Bullaaliyo kuwii Siraw ka xaaraanshey
Ee adiga xawliga dagaal kugu xanbaareeyey
Xakamaha Subeer kugu dhuftaad xanaf wareerteene
Xawaaraha Ayuub baan ridada kuula xiiq-tiranne
Xaraartaan ku tiirsaday kun jeer waw xamdiyayaaye
Xabadka iyo beerkayga way ku xardhanaayeene
ilaahbaa xigaal iiga dhigay Baha xabuusheede
Nin xadiid huwadey baan dhengedo lagu xarriiqayne

Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso
Idinkoon dhirbaaxo xejinbaa nabaddi xoorteene
Xamil waranka weligiinba waa xagal ka daacdaane
So you admit Habar Gusjeclo is not a clan but a uterine group who formed a coalition due to their langaabness?
I like the concept of coalition. That's why I am More powerful .

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 5:56 am
by original dervish
H/J were a small collection of minor clans inhabiting the mountains and caves of the Guban region.

They got their come up with the arrival of the British and today are one of the major northern clans.

However, they will never truly escape their ignoble origins.

Re: shirka direed, UAE fiasco and secesstionisim of sland

Posted: Tue Mar 05, 2019 6:01 am
by Xildiiid
^
Dofaar calling someone else ignoble. :pac:

Everything happened because of Gaal British, We Wuz Daraawiish N shiet.

HJ inhabit Saaxil, Togdheer, Sool, Sanaag and K5. We are not landlocked like your qurjiile clan. :umad: