DayrBare wrote: Wed Mar 20, 2019 10:34 pm
theyuusuf143 wrote: Wed Mar 20, 2019 3:49 pm
DayrBare wrote: Wed Mar 20, 2019 2:49 pm
Indr Timiro ragan waad kudhexdaashee bal iska naso. kuwan aad habeen iyo dharaar waa laandheerda haysaa iyagu ha isdifaaceene. aduu naagbaabad tehee maxaa kuwaalay, kolba kii kuguursada uunbaad tehee, ama qadaadwayn ha ahaado ama kuwan aad halkan ugatirinayso ha ahaadeene. maalintaa ayaa garxajis kuugu dambaysee.
Naagaha qabyaalada badan , tolkood uunba waxeeya. Bohol iyo awrastaale oo miidhan baa ilmaader nimo kaga mariyanaya. Mid kaliil oo kale ah oo iska looxa baa kollay guriga u jooga oo ay isku cudur yihiin.
Waar waa yaab In this day and age dumarkiibaaba qabyaalada ragii kadheeraynaya. In somalidii hoogtay taas ayaa cadaynaysa, reer naago utalayaan ilaahow hana hoos fadhiisin. Hadaad ufiirsato videoda lagsooduubo wadanka iyo qurbahaba kuwa siyaasiyiinta isku sheegaya ciday hortaaganyihiin ee warka ay kudhurayaan waa dumar uun. Fana cawdu bilaah
waar taasi waa mid bugta , wax aan ahayn Isaaq dhexdii kama hadasho , sheekaday aduunka ugu jeceshay waxa weeye qabyaalada Isaaq dhexdiisa , bal u fiirso oo eeg profile keeda waxa kuu soo baxaya all her psots 99% waa isaaq dhexdii iyo xin iyo qabyaalad , noocaas oo kale waa cancer .