Is Jeeganta trying to topple Farmajo govt?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Is Jeeganta trying to topple Farmajo govt?

Post by zidane88 »

theyuusuf143 wrote: Mon Mar 25, 2019 10:45 am
NubianQueen wrote: Mon Mar 25, 2019 8:44 am Interesting.
Xabashiyad , aanu isku apartment ahayn . oo jimcaha aanu wada qayili jirnay habenka sabtida baad isoo xasuusisa markan ku arkaba interestineey. Stress iyo waxba ku furnaa , oo markay murqaanto bay la Soo baxdaa sawir laga qaaday berigay yarayd. In her mind she thinks inay cayishay oo foolxumaatay . Markaasan ku akhriya talo, waano , iyo amaan . sheekhul kulli baan isaga dhigaa macaal Doctor Problem keeda oo dhan xallin kara. Ingiriisuna way ku adkayd oo erayo badan may aqoon . Wax kasta oo aan idhaahdo waxay odhan jirtay , ishi, oki , yes , walaahi, INTERESTING .

Ayaanti danbe ayaan sidan jimce kasta ugu sheekaynayey waxaan go,aan saday , inaan xabashiyada caawa madaxeeda mijaha u rogo. Murqaankaa I tusay oo beladu way xarago badnayd, 30kii daqiiqaba cadar ama cuudbay igu shidaa. Waxbaan u sarbeebay nuxurkiisu yahay aan qolkaaga usoo guuro xagan baa udgoone ,. Ishi (haye) bay tidhi VERY INTERESTING , saqdii dhexe marki aan jaadki laastay baan sariirteda iska sii seexday. Shaw beladu way khalad fahante , diyaarba maaha . Waanaga isdilnay , ee aan cabaar isjiijidanay , adigu marki danbe waxan ku heshinay in midkaayaba bahasha dacal ka seexdo oo ciyaarta la baajiyo . Compromise baan la galay aan waxba ka jirin

Imika adigu waskasta interesting baad leedahay , xitaa hadii waxaanad hubin laguu hoos geliyo aqbalkaagu waa fooda, :lol:
Theyuusuf. waxa kugu dhacday sheekadii ninkii yidhi oo kale "war yaa af washensiga yaqaana oo iiga turjuma anjiida" :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”