Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
Ina la canaanto oo loo hanjabo ayaa loogu yimi.degdeg u heshiiya oo dooeasho ku sheega wakhtigeeda ku qabta ayaa lagu yidhi.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland

The enemies of Somaliland make Somaliland better, the hallmark of a profoundly good people

SahanGalbeed wrote: Wed Apr 03, 2019 4:43 am. Nin rag kale kabaha u sida foolxumadeeda waxaaka daran daalka ay ka qaadan .
The enemies of Somaliland make Somaliland better, the hallmark of a profoundly good people

Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
Waa inan gumeednimo inaad kaad dadka ugu necbayd maanta aad is hoos dhigto.
Maandiidan inaad mucaarado Ina Biixi oo adoo nin Isaaqa ah oon cidna kabaha usidin xataa waan kugu taageerilahaa lakiin daciifnimada aad muujiseen waxaan kacabsanyaa inaad Isaaq iyo Somaliba uga dhexbaxdaan.
Xataa qaarkiin waxaad gaadheen inaad mouthpiece unoqotaan Daarood ood hawiye caydaan. Gabadha Timiro ayaa idin dhaanta, iyadu siday doonto ha ucaydo ina biixi lakiin arkimaysid iyadoo Daarood hoos rooraysa.

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
kaliil wrote: Wed Apr 03, 2019 3:30 am Ina la canaanto oo loo hanjabo ayaa loogu yimi.degdeg u heshiiya oo dooeasho ku sheega wakhtigeeda ku qabta ayaa lagu yidhi.
Kaliilow waa sidaa aad u sheegtey waxa lagu yidhi muuse shaani hadaad doorashada kolba dib u dhigtid woxoogaagii ayaa laga jarayaa.
Markaasuu isku yaacay xaaran ku korkii iimanku go'naa aka mr shaani
Qof la leeyahay wax ma leeyahay
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
DayrBare wrote: Thu Apr 04, 2019 12:15 am Waa inan gumeednimo inaad kaad dadka ugu necbayd maanta aad is hoos dhigto.
Maandiidan inaad mucaarado Ina Biixi oo adoo nin Isaaqa ah oon cidna kabaha usidin xataa waan kugu taageerilahaa lakiin daciifnimada aad muujiseen waxaan kacabsanyaa inaad Isaaq iyo Somaliba uga dhexbaxdaan.
Xataa qaarkiin waxaad gaadheen inaad mouthpiece unoqotaan Daarood ood hawiye caydaan. Gabadha Timiro ayaa idin dhaanta, iyadu siday doonto ha ucaydo ina biixi lakiin arkimaysid iyadoo Daarood hoos rooraysa.
Horta ma maqashay cadawgeyga cadawgiisu waa saaxiinkay taasi waa taa.
Teeda kale qofka laangaabka ah ayaa Isaaq iyo waxaas ku meeraysta, GX isaaq baad sheegtee Somali xataa iskuma dhedhejiyo adeer miyaanad maqal tixdii ahayd
"Cadaankaanu wada loolana madaw ciseyn maayo"
Isaaqa aad sheegeysid maba sheegto ee adigu dhabarka u rido.
gabadh GX ah ayaan ahay isaaq waxba ugama baahni laangaabka waxaas u sheeg.
Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
Addis Ababa, Ethiopia (ADV) – Ethiopian Prime minister Abiy Ahmed is awaiting a European Union input to boost reconciliation initiative between Somalia and Somaliland, ADV learns here Sunday.
Last week, delegates from several EU countries visited Hargeisa and held a discussion with Somaliland leader on the prospects of a dialogue between Somalia and Somaliland and the way forward.
https://hiiraan.com/news4/2019/Apr/1632 ... logue.aspx
Last week, delegates from several EU countries visited Hargeisa and held a discussion with Somaliland leader on the prospects of a dialogue between Somalia and Somaliland and the way forward.
https://hiiraan.com/news4/2019/Apr/1632 ... logue.aspx
Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
Wadani Xisbi maahee, xisbinimada ayay canjilayaan. Odaygii ciro ayuu laruqday xisbigu
-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Breaking: Largest ever EU delegation (6 Ambassadors) in Somaliland
Garxaajis=Timiro1999 wrote: Thu Apr 04, 2019 4:46 amDayrBare wrote: Thu Apr 04, 2019 12:15 am Waa inan gumeednimo inaad kaad dadka ugu necbayd maanta aad is hoos dhigto.
Maandiidan inaad mucaarado Ina Biixi oo adoo nin Isaaqa ah oon cidna kabaha usidin xataa waan kugu taageerilahaa lakiin daciifnimada aad muujiseen waxaan kacabsanyaa inaad Isaaq iyo Somaliba uga dhexbaxdaan.
Xataa qaarkiin waxaad gaadheen inaad mouthpiece unoqotaan Daarood ood hawiye caydaan. Gabadha Timiro ayaa idin dhaanta, iyadu siday doonto ha ucaydo ina biixi lakiin arkimaysid iyadoo Daarood hoos rooraysa.
Horta ma maqashay cadawgeyga cadawgiisu waa saaxiinkay taasi waa taa.
Teeda kale qofka laangaabka ah ayaa Isaaq iyo waxaas ku meeraysta, GX isaaq baad sheegtee Somali xataa iskuma dhedhejiyo adeer miyaanad maqal tixdii ahayd
"Cadaankaanu wada loolana madaw ciseyn maayo"
Isaaqa aad sheegeysid maba sheegto ee adigu dhabarka u rido.
gabadh GX ah ayaan ahay isaaq waxba ugama baahni laangaabka waxaas u sheeg.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by Murax
-
- 10 Replies
- 708 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 8 Replies
- 715 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 307 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 6 Replies
- 641 Views
-
Last post by GAMES
-
- 3 Replies
- 827 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 20 Replies
- 1477 Views
-
Last post by Faisalali
-
- 8 Replies
- 2415 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 24 Replies
- 3262 Views
-
Last post by original dervish
-
- 19 Replies
- 4933 Views
-
Last post by lander24