Page 2 of 2

Re: just spoke to hajji muuse suudi, things will be sorted out

Posted: Fri Apr 05, 2019 3:25 pm
by theyuusuf143
kaliil wrote: Fri Apr 05, 2019 3:13 pm
theyuusuf143 wrote: Fri Apr 05, 2019 2:59 pm Xamar ninkii idinka ilaahay iyo amarka Hawiye ku joogin, isagoo. Kabna laalaadinaya midna gashan Buu ka baxaya, waa hubaal midhkaasi. Qaar baa ku odhanaya waa caasimada ummada soomalliyed, bullshit , adeer sidan burco u leeyahay Buu warkhiikh xamar u leeyahay. Nin abgaali kismaayo iyo boosaso toona xuquuq kuma leh , hargeisa iyo berbera na hadal keedba daa. Djibouti Visa Buu ku tugaa, NFD la mid jigjiga ka daran. Markaasad doonaysan inaad bilaash kula dhuuqdan wixiisa.
Adeer adigu dhoqoshay baad ka timi oo xamar waxba kama ogide haku waalan :lol: .

Maalmahan danbe markan daarood ka tuutuujiyo si baad u yara damqata, horta miyaanad markad yarayd, shaxda,turubka iyo dubnada midna aqoon , ama bahashan Jess ta la dhaho. brainstorming ka aad baad ugu liidata, politics ku waa shax . Game kana waan u jeeda inuu hawiye badinayo , hawiyahaas baan sii maalgashanaya . Adna nin suulasha ku taagan oo oo carari raba baad kabo qaad u tahay. Ma gedo baad u raaci !

Re: just spoke to hajji muuse suudi, things will be sorted out

Posted: Fri Apr 05, 2019 4:06 pm
by kaliil
[quote=theyuusuf143

Maalmahan danbe markan daarood ka tuutuujiyo si baad u yara damqata, horta miyaanad markad yarayd, shaxda,turubka iyo dubnada midna aqoon , ama bahashan Jess ta la dhaho. brainstorming ka aad baad ugu liidata, politics ku waa shax . Game kana waan u jeeda inuu hawiye badinayo , hawiyahaas baan sii maalgashanaya . Adna nin suulasha ku taagan oo oo carari raba baad kabo qaad u tahay. Ma gedo baad u raaci !
[/quote]

Shaxdani haddaba way kaa xumaatay haddaad hawiye oo somali ugu liita maalgasho is leedahay.walaahay caqli xumadooda iyo dhaqan xumadooda somaliba lama moodo.haddaan la maamulin oo loo talin iyagaaba is madhinaya oo jufo jufo isu laynaya.waa dad iimaan la' oo waxad arkaysaa nin walaalkii ama aabihii 1dollar ku dilaya.xamarna lacag hawiye leeyahay laguma cunee waxa lagu cunaa lacag dawlada caalamku ku caawiyo oo magaca ummadda somaliyeed lagusoo qaado iyagaana cuna oo ka faaida markaasay haddana magaalada qarxiyaan oo gubaa.iyagaa somalida magaca ka dilay.haddii somalida kale iyo amisom ka dhex baxaan sidii 1991-2005 ayay isu xasuuqayaan.waa inay isaaq ama daarood dalka ka taliyaan.

Re: just spoke to hajji muuse suudi, things will be sorted out

Posted: Fri Apr 05, 2019 4:12 pm
by Django

Re: just spoke to hajji muuse suudi, things will be sorted out

Posted: Fri Apr 05, 2019 8:26 pm
by DayrBare
kaliil wrote: Fri Apr 05, 2019 4:06 pm [quote=theyuusuf143

Maalmahan danbe markan daarood ka tuutuujiyo si baad u yara damqata, horta miyaanad markad yarayd, shaxda,turubka iyo dubnada midna aqoon , ama bahashan Jess ta la dhaho. brainstorming ka aad baad ugu liidata, politics ku waa shax . Game kana waan u jeeda inuu hawiye badinayo , hawiyahaas baan sii maalgashanaya . Adna nin suulasha ku taagan oo oo carari raba baad kabo qaad u tahay. Ma gedo baad u raaci !
Shaxdani haddaba way kaa xumaatay haddaad hawiye oo somali ugu liita maalgasho is leedahay.walaahay caqli xumadooda iyo dhaqan xumadooda somaliba lama moodo.haddaan la maamulin oo loo talin iyagaaba is madhinaya oo jufo jufo isu laynaya.waa dad iimaan la' oo waxad arkaysaa nin walaalkii ama aabihii 1dollar ku dilaya.xamarna lacag hawiye leeyahay laguma cunee waxa lagu cunaa lacag dawlada caalamku ku caawiyo oo magaca ummadda somaliyeed lagusoo qaado iyagaana cuna oo ka faaida markaasay haddana magaalada qarxiyaan oo gubaa.iyagaa somalida magaca ka dilay.haddii somalida kale iyo amisom ka dhex baxaan sidii 1991-2005 ayay isu xasuuqayaan.waa inay isaaq ama daarood dalka ka taliyaan.
[/quote]




Kaliilow Hawiyana maxaad kumaagtay? Ma Jegaan ayaad kadhex urisay?