Khayre iyo Farmajo aka NABAD IYO NOLOL Somali dowlad ka wanagsan sabanadan maso marin , ciidamadii bay shushaarka siinayan, hore umaynu arag, shaqaaluhi dhowladay mushaarka siinayan, hore umaynuso arag, hawadii ayey soo cesheen hore umaynuso arag, Gen. Gebrey wadanka ka erayeen, hore umaynuso arag, dhaqaalihi bey kobciyeen si ka wanagsan kuwii karhoreeyey, Aminsom waxay kala wareegen, Jamacadii ummadda, Stadio Muqdisho iyo kuliyadii jalle Siyaad hore umaynuso arag, dhalinyarteni dibedaha ku xirnaa ama ku cadibnaa wadankoda hooyey kuso celiyeen,hore umaynuso so arag, laba sanno iyo dheerad qilaaf la'aan bey kuwada shaqeynayaan hore umaynuso arag, dhismooyin isxilqaana ba wadanka ka socda si kamugween kuwii ka horeeyey.
ILLAHY IYO RASUULKISU WAXAY IDIN AMREEN DAD WAXAASO WANAAGA IDIIN SAMEEYA INAAD SHARAFTAAN , KARAAMEYSAN, LA SHAQAYSAAN UGANA MAHADCELISAAN. Wa hadaad tihiin ummad islaama hadana caafimaadqabta.
ALLAA MAHAD LEH, rasuuskenii suubana SCW baa amaan leh.
