Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by SahanGalbeed »

He is a hero. A gentleman Isaaq . There aren't many left nowadays

Isaaqu waxay noqdeen kuwan siyaasiga isku sheega , dad"attention" jecel , marka "attention"-ka la siiyo na , waxay ku qabsadan maangabnimo.
Abihiin baddowga ka wasa
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by kaliil »

Togdeer wrote: Fri May 03, 2019 7:45 am Ahmed Mohammed Mahamoud Silanyo has a good history to be written about. He has contributed a lot to somaliland.
Instead of being thankful idiots are having a dig at the old man. He is very old and not in the best condition health wise. Isaaq a gun,
Haduu darood ama hawiye ahaan lahaa. Way ku faanilahaayeen.

Siilaanyo muuse dameer 100 jeer wuu dhaamay.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by DayrBare »

theyuusuf143 wrote: Wed May 01, 2019 7:22 pm The book

Wager, dadka wadanka jooga mawaxbaa kaqaldan horta, cali guray ayay yidhaahdeen kaalay ninkaad shalay caayaysay eed lahayd qaaxo ayuu jabhada ukala abriyay amaan. Muuna cali guray ahayn kii lahaa odaygu waa qabyaaladayste oo hadaan SNM lagasoo gaadhin meel maygaadheen.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Post by theyuusuf143 »

DayrBare wrote: Fri May 03, 2019 11:24 pm

Cali guray laftiisa malaa,iigta ka degtay , markii siilanyo xusuustu is dhintaa calina khaakhaayirada bilaabay . Mujaahid ka cidi waxba kama qorto , xitaa mujaahid dhega Wayne isna malaa,iigta ka degtay. Ragan adeer cadaabay Soo jiidheen macquul maaha in maskaxiyan ay 100% caadi ahaadan. Cali gurey assassination unit ka SNM Buu ahaa. Dhega Wayne one single war xitaa kamuu baaqan kuwa ugu nafta adag Buu ku jiray. Markay qoodha ahaayen kuwii naagaha ahaa iyo waxay dhaleen baa xiijinaya oo xiniiyaha shidaye haloo dulqaato mujaahidinta .

theyuusuf143 wrote: Sat May 04, 2019 3:44 am

Markaa waayehee nin marfuuc qalam ah sideed wax uwaydiinaysaa?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by kaliil »

DayrBare wrote: Tue May 07, 2019 4:11 am
theyuusuf143 wrote: Sat May 04, 2019 3:44 am
DayrBare wrote: Fri May 03, 2019 11:24 pm

Wager, dadka wadanka jooga mawaxbaa kaqaldan horta, cali guray ayay yidhaahdeen kaalay ninkaad shalay caayaysay eed lahayd qaaxo ayuu jabhada ukala abriyay amaan. Muuna cali guray ahayn kii lahaa odaygu waa qabyaaladayste oo hadaan SNM lagasoo gaadhin meel maygaadheen.

Cali guray laftiisa malaa,iigta ka degtay , markii siilanyo xusuustu is dhintaa calina khaakhaayirada bilaabay . Mujaahid ka cidi waxba kama qorto , xitaa mujaahid dhega Wayne isna malaa,iigta ka degtay. Ragan adeer cadaabay Soo jiidheen macquul maaha in maskaxiyan ay 100% caadi ahaadan. Cali gurey assassination unit ka SNM Buu ahaa. Dhega Wayne one single war xitaa kamuu baaqan kuwa ugu nafta adag Buu ku jiray. Markay qoodha ahaayen kuwii naagaha ahaa iyo waxay dhaleen baa xiijinaya oo xiniiyaha shidaye haloo dulqaato mujaahidinta .

Markaa waayehee nin marfuuc qalam ah sideed wax uwaydiinaysaa?

Marfuucal qalam maahee ninka caafimaadkiisu waa taam.wixiisu waa qabyaalad cad.markii siilaanyo xilka hayay tvga ayuu habeen walba ka hanjabi jiray oo qawlalada ka xunbayn markii muuse meesha qabsadayna guulwade ayuu noqday.markii isaga iyo odayaayaashii habar awal samaysteen ururkii madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka,waxan rag daacad ah oo wax toosinaya laakiin waxay ahaayeen munaafiqiin siilaanyo qabiil ku diidaya oo nin reerkooda ah la rabay.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by theyuusuf143 »

DayrBare wrote: Tue May 07, 2019 4:11 am
theyuusuf143 wrote: Sat May 04, 2019 3:44 am
DayrBare wrote: Fri May 03, 2019 11:24 pm

Wager, dadka wadanka jooga mawaxbaa kaqaldan horta, cali guray ayay yidhaahdeen kaalay ninkaad shalay caayaysay eed lahayd qaaxo ayuu jabhada ukala abriyay amaan. Muuna cali guray ahayn kii lahaa odaygu waa qabyaaladayste oo hadaan SNM lagasoo gaadhin meel maygaadheen.

Cali guray laftiisa malaa,iigta ka degtay , markii siilanyo xusuustu is dhintaa calina khaakhaayirada bilaabay . Mujaahid ka cidi waxba kama qorto , xitaa mujaahid dhega Wayne isna malaa,iigta ka degtay. Ragan adeer cadaabay Soo jiidheen macquul maaha in maskaxiyan ay 100% caadi ahaadan. Cali gurey assassination unit ka SNM Buu ahaa. Dhega Wayne one single war xitaa kamuu baaqan kuwa ugu nafta adag Buu ku jiray. Markay qoodha ahaayen kuwii naagaha ahaa iyo waxay dhaleen baa xiijinaya oo xiniiyaha shidaye haloo dulqaato mujaahidinta .

Markaa waayehee nin marfuuc qalam ah sideed wax uwaydiinaysaa?
Dee kaadidiisu usoo cabay . Waxba lagama qaban karo. Idaacadiisu waa dhagayso ama ha dhegaysan. Mood kiisuna waa unpredictable cid alaale ciuu doono Buu duqaynaya saacaduu doono. Xitaa imika badh Buu hadlayo , hadalka Soo koob hadaad tidhaahdo bakeeri Buu madaxa kaaga jebinaya. Odayaasha SNM xanaaqadoodu waa fooda, dulqaadkuna wuu ku yaryahay. Anigu adeeraday dhib kuma qabo hawshooda. Laakiin cidii dhibsanaysa wadanka hayskaga guuraan .
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by gobdoon »

Marku London joogay oo lacagta caydha u xadiri jiray
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by Xildiiid »

theyuusuf143 wrote: Sat May 04, 2019 3:44 am
DayrBare wrote: Fri May 03, 2019 11:24 pm
theyuusuf143 wrote: Wed May 01, 2019 7:22 pm The book

Wager, dadka wadanka jooga mawaxbaa kaqaldan horta, cali guray ayay yidhaahdeen kaalay ninkaad shalay caayaysay eed lahayd qaaxo ayuu jabhada ukala abriyay amaan. Muuna cali guray ahayn kii lahaa odaygu waa qabyaaladayste oo hadaan SNM lagasoo gaadhin meel maygaadheen.

Cali guray laftiisa malaa,iigta ka degtay , markii siilanyo xusuustu is dhintaa calina khaakhaayirada bilaabay . Mujaahid ka cidi waxba kama qorto , xitaa mujaahid dhega Wayne isna malaa,iigta ka degtay. Ragan adeer cadaabay Soo jiidheen macquul maaha in maskaxiyan ay 100% caadi ahaadan. Cali gurey assassination unit ka SNM Buu ahaa. Dhega Wayne one single war xitaa kamuu baaqan kuwa ugu nafta adag Buu ku jiray. Markay qoodha ahaayen kuwii naagaha ahaa iyo waxay dhaleen baa xiijinaya oo xiniiyaha shidaye haloo dulqaato mujaahidinta .
Cali Guray sakhraan buu ahaa weligii intuu noolaa qof muu dilin. Taa anigaa kuu huba.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by theyuusuf143 »

Xildiiid wrote: Tue May 07, 2019 4:47 pm
theyuusuf143 wrote: Sat May 04, 2019 3:44 am
DayrBare wrote: Fri May 03, 2019 11:24 pm

Wager, dadka wadanka jooga mawaxbaa kaqaldan horta, cali guray ayay yidhaahdeen kaalay ninkaad shalay caayaysay eed lahayd qaaxo ayuu jabhada ukala abriyay amaan. Muuna cali guray ahayn kii lahaa odaygu waa qabyaaladayste oo hadaan SNM lagasoo gaadhin meel maygaadheen.

Cali guray laftiisa malaa,iigta ka degtay , markii siilanyo xusuustu is dhintaa calina khaakhaayirada bilaabay . Mujaahid ka cidi waxba kama qorto , xitaa mujaahid dhega Wayne isna malaa,iigta ka degtay. Ragan adeer cadaabay Soo jiidheen macquul maaha in maskaxiyan ay 100% caadi ahaadan. Cali gurey assassination unit ka SNM Buu ahaa. Dhega Wayne one single war xitaa kamuu baaqan kuwa ugu nafta adag Buu ku jiray. Markay qoodha ahaayen kuwii naagaha ahaa iyo waxay dhaleen baa xiijinaya oo xiniiyaha shidaye haloo dulqaato mujaahidinta .
Cali Guray sakhraan buu ahaa weligii intuu noolaa qof muu dilin. Taa anigaa kuu huba.

Ma video game baad haysatay aad ku ciyaarto characters ka SNM . Illeen cunug yaroo ciyaala casiira baad ahayd beriguu jabhad ka ahaaye. Cali guray hit squad kuu ku jiray , sidan kasoo xigtay mujaahidin badan oo aan la qayilay.
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman

Post by Xildiiid »

theyuusuf143 wrote: Tue May 07, 2019 6:14 pm
Xildiiid wrote: Tue May 07, 2019 4:47 pm
theyuusuf143 wrote: Sat May 04, 2019 3:44 am

Cali guray laftiisa malaa,iigta ka degtay , markii siilanyo xusuustu is dhintaa calina khaakhaayirada bilaabay . Mujaahid ka cidi waxba kama qorto , xitaa mujaahid dhega Wayne isna malaa,iigta ka degtay. Ragan adeer cadaabay Soo jiidheen macquul maaha in maskaxiyan ay 100% caadi ahaadan. Cali gurey assassination unit ka SNM Buu ahaa. Dhega Wayne one single war xitaa kamuu baaqan kuwa ugu nafta adag Buu ku jiray. Markay qoodha ahaayen kuwii naagaha ahaa iyo waxay dhaleen baa xiijinaya oo xiniiyaha shidaye haloo dulqaato mujaahidinta .
Cali Guray sakhraan buu ahaa weligii intuu noolaa qof muu dilin. Taa anigaa kuu huba.

Ma video game baad haysatay aad ku ciyaarto characters ka SNM . Illeen cunug yaroo ciyaala casiira baad ahayd beriguu jabhad ka ahaaye. Cali guray hit squad kuu ku jiray , sidan kasoo xigtay mujaahidin badan oo aan la qayilay.
Waar anigu SNM maalintay Somaliland ku dhawaaqday ayaan bil ka dib dhashay. Hase yeeshee my entire family was SNM. All my paternal and maternal uncles. One of my adeers was part of hawl galkii birjeex oo bari ilaa galbeed xabad ka riday. Galbeedku ha ugu badnaadee.

Cali Gurey darawal buu ahaa oo hawlgalo badan wuu ka qeyb qaatay laakin meel uu qof ku khaarajiyay xiligii SNM ilaa hada lama hayo. Maybe dagaaladii sokeeye inuu dad ku dilay but not SNM.

Waalidiisu waa ta khamriga oo uu markii dambe xoog u cabi jiray laakin maaha waalida dhiigyacabka sida Dhegaweyne oo isagu caadi u waalan.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”