Jeegaantu maxay lacagta xerooyinka militariga uga jareen ninka?miyay is khilaafeen?halkee laga qaniinay?kaliil wrote: Fri May 10, 2019 7:34 am [quote=Jaamacbuuhoodle
3000 $ kaliya maaha waxay aheed laba xero oo bill kasta uu ku qaadan jiray 10000 $ laga bilaabo October 2007 ilaa january 2018 markaa oo ciidamada Somaliland dhinaca Tukaraq loo raray .
dhakool waa munaafiiq tuug ah oo waligiiba xaraan cuni jiray xiligii ay sii dhacaysay dowladii Soomaaliyeed ( 1989 - 1990 ) isaga iyo reerkiisu beero iyo dhul banaan oo ku yaala duleedka Laascaanood bay xoog ku qabsadeen .
Dhakool sidii lacaqtii faraha badneed uga istaagtay january 2018 wuuba waashay kkkkkk
Biyoole ina Koore oo marayaha dhigayna waa la arki doona insha allah
Xildhibaanadu 3000 dollar ayay bishii qaataan intaaana waxa usii dheer laaluushka marka maamulka jeegaantu xeer keenaan e rabaan ina dhakhso loo ansixiyo. Sidaad sheegayso 10000 dollar haduu saldhigyada militari ka qaadan jiray+3000 mushahar ah waa13000 dollar bishii markaa ninku lacag badan ayuu qaadan jiray isagoo afrika jooga.waa nin ladan.anigu xadhigiisa khalad baan u arkaa.rayigiisa ayuu ka hadlay.
[/quote]
Horta yaa adiga wax kaa qora? Hadii taad qabtid lagaa waso waxad odhan doontaa jeegaantaa ka danbaysay. Midgaan xun oo HY ruwaayada ku matala baad tahay oo munaafaq ah